Home » 2014 » October

Hambalyo: Boqorka Dr. Maxamed Cali Yuusuf Iyo Boqorada Drs. Faadumo Cabdiqaadir Maxamed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Dalka Yemen‏

BOORAMA LUGHAYA.COM Aabo Cali Yuusuf Ileeye Hooyo Caasha Muuse Qaalib Cabdale Cali Yuusuf Iyo Marwadiisa Sucaad Aadan Nuur Cabdiqaadir Cali Yuusuf Cabdicasiis Cali Yuusuf Iyo Xaasiiska Iyo Caruurtiisa Cabdirisaaq Calii Yuusuf Aadan Nageeye Cali Iyo Marwadiisa Muna Cali Yuusuf Yusuf Cali Yuusuf Dhamaan Qoyska Reer Ibraahim Yuusuf Dhamaan Qoyska Reer Nuur Yusuf Ileeye Kaaha Yuusuf […]

Daawo Dood Kulul Oo Dhexmartay Seddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Ka Dooday Khilaafka Ku Saabsan Xeerka Doorashada+HOT VIDEO

London(LUGHAYA.COM)-Dood Kulul Oo Dhexmartay Seddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Ka Dooday Khilaafka Ku Saabsan Xeerka Doorashada Iyo Weliba Khilaafka Cakiran ee Hada Ka Dhex Alooosan Golaha Wakiilada Dhexdiisa:

Marka Wasiirka Tacliintu Dahabka & Farxada Maalqabeenada Dadka hodanka & Aqoonta iibka Xayaysiiso, Yaa U Maqan Dugsiyadii iyo Barbaarintii Qarranka Danyarta Dalka?

ARAAR: Waxaynu Markhaati u nahay in intii Madaxweynaha Siilaanyo noqday aanay jirin Wax hogaan ah oo Dalka ka Taliya Manhaj Waxbarsho oo tayo leh Diin iyo dhaqan leh, Waxaa jira Fadeexado Waxbarsho Musuq maasuq iyo aqoondaro. Dalka ku habsatey, Marka laga tago Baahida Guud ee Dalka ka jirta Waxaa jira in Wasiirda Siilaanyo xushay aanay […]

Daawo”Madaxweyne Siilanyo Mahan Nin Cay Iyo Aflagaado Gaya Waa Nin Mudan In Bilid Geesi La Siiyo….” Mayirkii Hore Ee Degmada Saylac Mr Cawad+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)- Madaxweyne Siilanyo Mahan Nin Cay Iyo Aflagaado Gaya Waa Nin Mudan In La Bilid Geesi La Siiyo….” Mayirkii Hore Ee Degmada Saylac Mr Cawad Kana hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada.

BREAKING NEWS:Meydkii Taliyihii Booliska Somaliyeed Oo Nairobi Loo Duuliyey Si Baadhitaan Loogu Sameeyo Iyo Saraakiil AMISOM iyo UN Ah Oo Raacay

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Meydka Taliyihii Booliska Soomaaliya Allaha u naxariistee General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa goor dhoweyd loo duuliyay magaalada Nairobi, si halkaas baaritaan loogu sameeyay waxa uu sababsaday, ka hor geeridiisa.

JIMCE MUBARAK:Waa Muxaadiro Cusub Oo Ka Hadlaysa”Xidhiidhka Waalidka Iyo Ubadka” Iyo Sheekh Maxamed Kenyawi+VIDEO

JUMCE MUBARAK AKHRISTE:Waa Muxaadiro Cusub Oo Ka Hadlaysa”Xidhiidhka Waalidka Iyo Ubadka”Waxaana Inoo Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyawi Ee Daawasho Waca.

Daawo Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Ka Soo Jeeda Koonfurta Hergeisa Oo U Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Cuqaasha Waqooyiga Hergeisa+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Ka Soo Jeeda Koonfurta Hergeisa Oo U Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Cuqaasha Waqooyiga Hergeisa Oo Ku Aadan Iibsiga Gaandhi Liberary Ee Magaalada Hergeisa Sidoo Kalana Dufaacay Hadalkii Dhawaan Ka Soo Yeedhay Suldanka Guud Ee Somaliland.

SPORTS:Tababarkii Ugu Danbeeyay Ee Chelsea Iyo Diego Costa Oo Tababarka Qaadanaya

LUGHAYA SPORTS-Diego Costa ayaa isku diyaarinaya inuu dib ugu soo laabto kooxdiisa kabdib markii uu dhaawac ku seegay kulamadii ugu danbeeyay ee kooxdiisa Chelsea, Didier Drogba ayaa u muuqda inuu aad ula yaabay isla markaana uu ku faraxsan yahay soo laabashada Costa. Costa ayaa habeen ku qaatay cisbitaal loo dhigay virus calsoosha kaga dhacay, waxakale […]

Golaha Wasiirada Maamulka Puntland Oo Shir Ay Isugu Yimadaan Ka Soo Saaray Qodobo Dhowr Ah+WARSAXAAFADEED

Garoowe(LUGHAYA.COM)-Golaha wasiirada Maamulka Puntland ayaa shir ay isugu yimadeen waxay  ka soo saareen Qodobo dhowr Ah oo ay ka mid yihiin xaalada nabadgalyada Dalka iyo sidii loo joojin lahaa Tahriibka.

2016ka Maxaa Dhici Doona? Qore: Eng. Yarisow

Qormadan waxaan ku eegayaa suurto galka in dalka Soomaaliya laga hirgeliyo doorashooyin madax bannaan oo xor ah sanadka 2016 iyo haddii la hirgelin waayo doorashooyinka waxa dhici kara. Waxaan hubaa in qormadan ay bilow u noqoneyso doodo fara badan oo ah sababta aan u qorayo qormadan, anigoo og in qormadan oo kaliya aysan ku fulneyn […]

Page 1 of 36123Next ›Last »

Recent Comments