Home » 2014 » November

MAAYER KA BOORAMA MA MASUUL BAA MISE WAA HOGAAMIYE BUDHCAD ?

MAAYER KA BOORAMA  MA MASUUL BAA MISE WAA HOGAAMIYE BUDHCAD ?

Borama LUGHAYA COM Waxa maalmihii ugu danbeeyay soo if baxaya dareeno kala duwan oo ku wajahan maayerka degmada Borama Saleebaan Xasan Xadi ( Afarjeeble ), kuwaasi oo tibaaxaya in uu si gaar ah u abaabulay koox afduub ka sameeyaey deegaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boorama, kuwaasi oo ku hubaysnaa qoryaha fudud waxa ay fal danbiyeed […]

Cabdirashiid Xasan Mataan Waa Nin U Fikira Sida Shaqaalaha NGO yada (DIIRADA LUGHAYA.COM)

Astaamaha ay leeyihiin dadka ka soo shaqeeyey Hayadaha ah ama NGO yada waxa aad loogu yaqaanaa in ay ku fikiraan maskax NGO taasi oo inta badan aragta oo kaliya in la fuliyo mashruuc qoondaysan oo leh ahdaaf cayimankaasi oo loogu talo galay in uu bilaabmo wakhti dhamaadona wakhti kale shaqaalaha barnaamijkuna waxna kuma daraan waxna […]

Ku Faan Af Qalaad Aqoon Miyaa ? By Faadumo Bintu Aadan Buuni

Kute,”out patient tag.” “adeer waa maxay out patient”?  kuba yidhi. “eeyaahe waa ka halkaa Ku yaalee tag” ka daba gaysay. Waa kalkaaliso joogtay Cisbitaal.Waabay ku qanacsan tahay Weedhan qalaad ee Afkeeda ka soo baxaysa,kuna leedahay odaygan waayeelka ah. “adeer Qof bukaan ahaye kaalay adigu i gee”markuu yidhina aad bay ula yaabtay!Inkastoon Markaa goobta ku sugnaa, […]

Daawo Maxkamada Gobolka Awdal Iyo Salel Oo Xukuna Kala Duwan Ku Riday Tahriibayaal Iyo Waliba Tahriibayaashii+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Maxkamada Gobolka Awdal Iyo Salel Oo Xukuna Kala Duwan Ku Riday Tahriibayaal Iyo Waliba Tahriibayaashii isugu jira Rag Iyo Dumar iyagoona xukumada somaliland ka Codsaday Baabuur Lagu Soo Qaado Muxaabiista Iyo Agab Kale.

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Daartii Ugu Weynad Ee Abid Laga Dhiso Somaliland Looguna Tala-galay Agoonta+SAWIRO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray Daartii ugu weynd somaliland ee lagu Talo-galay agoonta somaliland isla markaana,Xarun Hoy iyo goob waxbarasho u noqonaysa ilaa 717 ka mid ah Caruurta Agoonta ah ee Somaliland ayaa maanta laga furay duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa. Mashruucan oo iskugu jira goob waxbarashada hoose, […]

Daawo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dahabshiil BANK+VIDEO+SAWIRO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa maanta Xadhiga ka jaray Bangiga Dahabshiil oo laga hirgaliyay Badhtamaha Caasimada Hargeysa. Munaasibada Furitaanka waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha,xubno golihiisa wasiirada ka tirsan,Madaxda Dahabshiil,Madaxda Xisbiyada,Xildhibaano, Madaxdhaqameed,Culimo awdiin,aqoon yahan,ganacsato iyo marti sharaf kale. Bangigan ayaa ah Bangigii ganacsi Islaami ah ee ugu horeeyay oo Somaliland laga furo, waxaanu suuro […]

HAMBALYO:Meher Ka Duwan Meherada Kale Oo Nin Uu Labada Dumar Ah Marqudha Ku Guursaday Magaalada Xariirad

HAMBALYO:Meher Ka Duwan Meherada Kale Oo Nin Uu Labada Dumar Ah Marqudha Ku Guursaday Magaalada Xariirad

Dhamaan dadka hoosku qoran waxa ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan boqr Cooli Muuse Xoosh iyo boqoradaha, Canab Xuseen Cabdilaahi iyo Faadumo Cabdilaahi Cali oo maanta meher koodu ka dhacay magaalada Xariirad ee Gobolka Salal isla markaana isla caawa lagu hoynayo Xariirad Xil Ibraahin Axmed liiban Xoghaye, Xasan Yuusuf Riiraash Xil Caateeye Cismaan Muumin Xil Xiciid […]

Daawo”Iidoorku Ninkay Maqasha Kala Quustaan Ayey Geela U Dirsadaan”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo La Hadlayey Taageerayaashiisa+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa maanta khudbad u jeediyey qaarka mida Taageerayaashii magaalada hergeisa Mar uu soo dhaweenayey siyaasiyiin ku soo biiray xisbiga UCID Eng: Faysal ayaa halkaa kala hadlay Taageerayaashii kana hadlay arimo badan.

Dhib Badanaa Jaadku ,Lana Dayan Waa!!!!!!! Qoraa:AHMED RASHEED

WAANIGII MURAN LI,I MIRQAAMAAYEE MASHRUUCAN IGU FURMAY MUG-WEYNAA. ALOOW DAD SAN, DHUL SAN & DAL SAN NOOGU DEEQ. Allow ubad wacan, oori wacan iyo guddoon wacan adigu nasii. Waxay ahaayeen erayo laga soo gaadhay facii horre. Waa weedho suntaya wanaaga, ku xardhan dahab kuna qotoma wacyi iyo garaad sareeya. Waxa ku sugnaaday diinta in Raxiimka […]

Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex: Eng. Maxamed Sh. Adan Xuseen

Eng.Maxamed Sh. Aadan Xuseen ayaa Maanta kaga dhawaaqay Musharaxnimadiis Golaha wakiilada JSL Somaliland Magaalada Hargeysa. Musharax ayaa sheegay in u taagan yahay musharaxnimada golaha wakiilada JSL ee gobolka maroodji jeex.

Page 1 of 30123Next ›Last »

Recent Comments