Home » 2014 » December

GOB:Daawo Gudiga Qaban qaabada Shirwaynaha Beelaha Gadabuursi Oo Ka Waramay Hawlgalo ka Bilaabmay Goobta Uu Shirku ka Dhacayo+VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Gudiga Qaban qaabada Shirwaynaha Beelaha Gadabuursi Oo ka Waramay Hawlgalo ka Bilaabmay Goobta Uu Shirku ka Dhacayo ee Dooxada Gab. Halkan ka Daao Lughaya.News Head-Office/Borama Dooxada GOB: Wariye:Maxamed BILI BILI.

Daawo Dib Umilicso Abwaan Muuse Cawaale Migil Oo Hore Gabay Ugu Iftiimiyay Xidhiidhka ka Dhexeeyay Wabar iyo Awdal Sate+VIDEO

Daawo Dib Umilicso Abwaan Muuse Cawaale Migil Oo Hore Gabay Ugu Iftiimiyay Xidhiidhka ka Dhexeeyay Wabar iyo Awdal Sate+VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Dib Umilicso Abwaan Muuse Cawaale Migil Oo Hore Gabay Ugu Iftiimiyay Xidhiidhka ka Dhexeeyay Wabar iyo Awdal Sate HALAKAN KA DAAWO   Lughaya.News Head-Office/Borama

Daawo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Maalinta Sabtida Ee Soo Socota Inay Tahay Mawlatul Nebiga Dhalashadii Nebigeena Maxamed(N.N.K.H)+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Maalinta Sabtida Ee Soo Socota Inay Tahay Mawlatul Nebiga  Dlashadii Nabigeena Suuban Ee Maxamed(N.N.K.H).

Daawo Wasiirada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Xaflad Koob Lagu Gudoonsiinayey Ardayda Ku Guulaysatay Koobka Jaamacad Camuud+VIDEO

LUGHAYA.COM-Wasiirada Waxbarashada SomalilandMarwo Zamsam Ayaa  Ka Qayb Gashay Xaflad Koob Lagu Gudoonsiinayey Ardayda Ku Guulaysatay Koobka Jaamacad Camuud.

Suldaanka Duurka Galey Iyo Inta La Fikirka Ahi Waxa Ay Ka Soo Horjeedaan Dhismaha Dekada Lughaya iyo Horumarka Gobolka!! BY: Dr. Khadar Maxamed Faahiye.

Suldaanka Duurka Galey Iyo Inta La Fikirka Ahi Waxa Ay Ka Soo Horjeedaan Dhismaha Dekada Lughaya iyo Horumarka Gobolka!! BY: Dr. Khadar Maxamed Faahiye.

13/3/2014 madaxweyne axmed maxamuud siilaanyo ay dhagax dhigey dhismaha dekad ka hanaqaada degmada lughaya, taasi oo qayb ka ah siyaasada kacaan dhaqaale oo ka curta marsadan ugubka ah ee magaalada lughaya; korna u qaadi doonta koboca guud ee dhaalaha qaranka Somaliland ku taamayo in uu ku talaabsado , si uu u gaadho dadka iyo dalkuba […]

Xaquuqda Ka Qaybgalka Siyaasadda Ee Beelaha La Hayb Sooco Ee Ku Dhaqan Somaliland

Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxa uu u halgamayaa una soo jeedinayaa xukuumadda iyo golayaasha sharci dejinta iyo xisbiyada siyaasadeed in Ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la hayb sooco waa inuu qayb ka ahaado dimoqraadiyadda horumarka dalka ka socda si loo wada siman yahay. Marka laga eego dhinacyada diinteenna islaamka ahi […]

SPORTS:Sidee Ayay Ku Xalin Kartaa Barcelona Xanibaada Laga Saaray Suuqa Kala Iibsiga Muddo Sannad Ah?

LUGHAYA SPORTS-Maxkamada Isboortiga ayaa shalayto soo diiday racfaankii ay Barcelona ka qaadatay ganaaxii FIFA ay ku soo rogtay ee ay kaga mamnuucday inay wax soo iibsato labo suuqa kala iibsi, waxaana ay taasi ka dhigtay in Barcelona ay wajahdo xaalad aysan hore qibrad ugu soo yeelanin, waxaana isku dayi doonaan ianay kooxdooda haagajiyaan ilaa iyo […]

SPORTS:WARBIXIN: Xidigaha Ay Kooxaha Horyaalka Ingiriisku Ku Waayi Doonaan Koobabka Qaramada Asia Iyo Afrika Ee Sanadka Cusub Ee 2015

LUGHAYA SPORTS-Waxaa dhawaan bilaamaya tartamada qaramada Asia iyo Africa, iyada oo uu ka qaramada Asia bilaamayo 9 bisha janaayo, wuxuuna soconayaa illaa 31 ka bishaas halka tartanka xiisaha badan ee Africa uu isaguna furmi doono 17 ka bisha Janaayo.

DHEGAYSO:Barlamaanka Dowlada Federalka Somaliya Oo Ansixiyey Miisaniyada Dowlada Ee Sannadka 2015

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Kulanka  Barlamaanka oo  uu  maanta  shir guddoominayey gudomiye  ku xigeenka  kowaad  Barlamaanka Mudane  Jaylaani  Nuuur Iikar  ayaa ugu  horayn waxaa  warbixinta ku aadan  wax  ka badel lagu samayey  Miisaaniyadda sanadka  2015-ka  ka dhegeystay Guddiga Maalliyadda ee golaha Barlamaanka taas  oo labo  maalin ah ay ka doodayeen  mudanayaasha golaha Shacabka.

Madaxweynaha Somaliya Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu booqasho rasmi ah ku tegey dalka Masar.

Page 1 of 33123Next ›Last »

Recent Comments