Home » 2015 » January

Daawo Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Cabasho ka Muujiyay Mishaar La,aanta

BOORAMA LUGHAYA.COM Daawo Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Cabasho ka Muujiyay Mishaar La,aanta Wariye Bili bili

Daawo Beesha Bahabar Aadan Oo Hore Uga Soo Barakacay Gabilay Oo Deegaanadoodii Dib Loogu Celiyayay.

Daawo Beesha Bahabar Aadan Oo Hore Uga Soo Barakacay Gabilay Oo Deegaanadoodii Dib Loogu Celiyayay.

BOORAMA LUGHAYA.COM Daawo Beesha Bahabar Aadan Oo Hore Uga Soo Barakacay Gabilay Oo Deegaanadoodii Dib Loogu Celiyayay. Bili bili

Daawo Gudoomiyaha iyo Xoghayaha D.Hooese Ee Boorama Oo ka Hadlay Jahwareerka Maamul Ee Soo Food saaray

Daawo Gudoomiyaha iyo Xoghayaha D.Hooese Ee Boorama Oo ka Hadlay Jahwareerka Maamul Ee Soo Food saaray

BOORAMA LUGHAYA.COM Gudoomiyaha iyo Xoghayaha D.Hooese Ee Boorama Oo ka Hadlay Jahwareerka Maamul Ee Soo Food saaray HALKAN KA DAAWO Maxamed Bili bili

DAAWO XUSKA JIMCALE YARE:Geesigii U Dhintay Dhulkiisa Iyo Caaqilka Qosolka Ah Ee Laga Keenay Bariga Burco KAAF IYO KALE DHEERI+VIDEO

DAAWO XUSKA JIMCALE YARE:Geesigii U Dhintay Dhulkiisa Iyo Caaqilka Qosolka Ah Ee Laga Keenay Bariga Burco KAAF IYO KALE DHEERI+VIDEO

LUGHAYA.COM-DAAWO XUSKA JIMCALE YARE:Geesigii U Dhintay Ee Jimcale Iyo Caaqilka Qosolka Ah Ee Laga Keenay Bariga Burco KAAF IYO KALE DHEERI.

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Loogu Sameeyey Cardiff Kana Hadlay Siyaasada Somaliland Iyo Somaliya+Tabashadii Gobolka Awdal+VIDEO

LUGHAYA.COM-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Loogu Sameeyey Cardiff Kana Hadlay Siyaasada Somaliland Iyo Somaliya+Tabashadii Gobolka Awdal.

SPORTS:Pepe Oo Katagya Real Madrid Dhamaadka Xiliciyaareed Kan Iyo Kooxo Waaweyn Oo Raba

LUGHAYA SPORTS-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in daafaca 31 jirka ah ee kooxda Real Madrid Pepe inuu isagatagi doono kooxdiisa dhamaadka xiliciyaareed kan.

SPORTS:Real Madrid v Real Sociedad – Cristiano Ronaldo Oo Ganaax Labo Kulan Ah Uu Maanta U Bilaabanayo

LUGHAYA SPORTS- Kulanka: Real Madrid v Real Sociedad Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika

SPORTS:Chelsea v Man City – Costa & Fabregas Oo Seegaya Kulan Horyaalka Lagu Go’aansan Karo & Lampard Oo Ku Laabanaya Stamford Bridge

LUGHAYA SPORTS-Caawa haddii Eebe idmo waxaa garoonka Stamford Bridge isku arki doona kooxaha ku hardamaya hanashada horyaalka Ingariiska iyadoo Chelsea ay soo dhaweyn doonto kooxda horyaalka difaacaneysa ee Manchester City.

BREAKING NEWS:Xildhibaanada Barlamaanka Somaliya Oo Ogolaaday Codsigii Ugu Yimid Dhanka Ra’iisalwasaraha

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa u ogaaladay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya codsigiisii ahaa in 10-cisho oo dheeri ah loogu daro si xukuumadiisa oo dhameystiran u horkeeno Baarlamaanka Soomaaliya.

MUQDISHO:Ra’iisulwasaaraha Somaliya Oo Baarlamaanka Ka Codsaday Inay Siiyaan Waqti Dheeri Ah Si U Soo Dhamaystiro Golaha Wasiirada

MUQDISHO:Ra’iisulwasaaraha Somaliya Oo Baarlamaanka Ka Codsaday Inay Siiyaan Waqti Dheeri Ah Si U Soo Dhamaystiro Golaha Wasiirada

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo baarlamaanka hortagay ayaa khubad uu u jeediyay Xildhibaannada Golaha Shacbaka kaga codsaday inay siiyaan fursad 10 cisho ah, si uu u soo dhameystiro Golaha Wasiirada.

Page 1 of 41123Next ›Last »

Recent Comments