SPORTS:Pepe Oo Katagya Real Madrid Dhamaadka Xiliciyaareed Kan Iyo Kooxo Waaweyn Oo Raba

pepe

LUGHAYA SPORTS-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in daafaca 31 jirka ah ee kooxda Real Madrid Pepe inuu isagatagi doono kooxdiisa dhamaadka xiliciyaareed kan.

Kooxaha Man United iyo Man City ayaa si wayn loolaxiriirinayaa Pepe inuu u dhaqaaqi doono midkooda suuqa kala iibsiga ee xaggaag soo socda.

Pepe ayaa ka warhaaya inay ku adkaan doonto inuu boos joogto ah ka helo kooxdiisa hadii uu soo gaba gaboobo xiliciyaareed kan maadama lafilayo in kooxda ree Spain ay la soo wareegto difaacyo tayo leh.

Tababraha Man city Manuel Pellegrini ayaa doonaya inuu dalab fiican ka gudbiyo Pepe si uu uga adkaato dariskooda Man United oo dhankooda doonaya saxiixa laacib kaan ree Portugal.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments