Home » 2015 » January (Page 3)

Shir Madaxeedka Midowga Afrika Oo Ka Furmayo Adis Ababa Iyo Madaxda Wadamada Midowga Africa Oo Ka Soo Qaybgalay+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne.

SPORTS:Muxuu Carlo Ancelotti Ka Yidhi Ganaaxii Cristiano Ronlado Lagu Riday Iyo Taam Ahaanshihiisa

LUGHAYA SPORTS-Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa shirkiisa jaraa’id ee ka horeeya kulanka ay Madrid la ciyaari doonto kooxda Real Sociedad kaga hadlay ganaaxii CR7 iyo taam ahaanishiisa. Ronaldo ayaa dhawaan lagu laba kulan lagu ganaaxay kadib markii uu kaadhka cas oo toos ah qaatay kulankii Cordoba.

Il Iyo Inkaar Cay Iyo Ceebeyn Waqtigoodi Wuu Dhacay (EXPIRED)BY:Ahmed Allaale‏

Anigoo ah Ahmed Dharaar Allaaleh, waxaan aad uga xumahay hadallada gefka ah ee is-beeninaaya ee uu ku soo qoray website-kiisa Mr Ahmedwali Goth, taasoo uu dhaleecooyin iyo aflagaado qaawan uu dusha ka saaray wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland Mr Mohamed Jaamac Abgaal.

SPORTS:Michael Carrick Oo Muddo Afar Todobaad Ka Badan Garoomada Dhaawac Kaga Maqnaan Doona

LUGHAYA SPORTS-Tababaraha kooxda Manchester United ee  Louis van Gaal ayaa cadeeyay in xidiga khadka dhexe ee  Michael Carrick uu kooxdiisa dhaawac kaga maqnaan doono muddo afar todobaad  ka badan. Carrick ayuu dhaawacani ka soo gaadhay muruqa.

SPORTS:FA-ga Oo Ganaax Seddex Kulan Ah Garka U Geliyay Diego Costa, Kulamadee Ayuu Maqnaanayaa?

LUGHAYA SPORTS-Diego Costa ayaa lagu dharbaaxay ganaax seddex kulan ah ka dib markii lagu helay danbi ah inuu rabshad sameeyay kulankii lugta labaad ee semi-finalka League Cup ee u dhaxeysay Chelsea iyo Liverpool.

DAAWO QUBANAHA VOA FALLO:Xukumada Cusub Ee Ra’iisalwasare Sharmaarke Iyo Diyaarad Ku Shaqaysa Shidaal La’aan Oo Marki Ugu Horaysay Hawada Gashay+VIDEO

DAAWO QUBANAHA VOA FALLO:Xukumada Cusub Ee Ra’iisalwasare Sharmaarke Iyo Diyaarad Ku Shaqaysa Shidaal La’aan Oo Marki Ugu Horaysay Hawada Gashay+VIDEO

LUGHAYA.COM-QUBANAHA VOA FALLO:Xukumada Cusub Ee Ra’iisalwasare Sharmaarke Iyo Diyaarad Ku Shaqaysa Shidaal La’aan Oo Marki Ugu Horaysay Hawada Gashay.

JIMCE MUBARAK:Waa Muxaadiro Diini Ah”Ku Noolow Nolol Degan”Iyo Sheikh Abdirizaaq Xashi+VIDEO

JIMCE MUBARAK AKHRISTE:Waxaan Halakn Idin Ku Soo Gudbin Doonaa Muxaadiro Diini Ah Oo Ka Hadlaysa”Ku Noolow Nolol Degan”Waxaana Soo Jeedinaya Sheikh Abdirizaaq Xaashi.

Daawo Shirkada Isgaadhsiinta ee Somtel Oo Boorama ka Daah Furtay Adeega Cusub Ee E-Dahab VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Munaasabad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna daahfurayay adeega cusub ee shirkada SOMTEL Iyo Dahabshiil oo lagu magacaabo E-DAHAB ayaa maanta lagu qabtay Hotel Rays ee Magaalada Boorama. HALKAN KA DAAWO Maxamed Bili bili

Ma Dhabaa in Badhasaab Cabdoo Aayir Uu Ka Maquurtay inuu Soo Siyaarto Ugaaska Guud Ee Beelaha Awdal Oo Maalmihii Tegay Ku Sugnaa Boorama?

Ma Dhabaa in Badhasaab Cabdoo Aayir Uu Ka Maquurtay inuu Soo Siyaarto Ugaaska Guud Ee Beelaha Awdal Oo Maalmihii Tegay Ku Sugnaa Boorama?

BORAMA(LUGHAYA.COM)-Ugaaska Guud ee beelaha Gobolada Galbeedka Somaliland Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas DoodBOORAi ayaa tan iyo intii uu ka qayb galay shirkii GOB iyo wixii ka dambeeyay ku sugnaa Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxana jira warar sheegaya in gabi ahaanba uu Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdoo Aayar uu ka muquurtay, soo siyaarashada Ugaaska muxtarimka […]

Daawo Maayirada Degmooyinka Lughaya iyo Garbo-dadar Oo soo Jeediyay Cabasho ka Dhan ah Shirkada Talesom

Daawo Maayirada Degmooyinka Lughaya iyo Garbo-dadar Oo  soo Jeediyay Cabasho ka Dhan ah Shirkada Talesom

LUGHAYA LUGHAYA.COM Maayirada Degmooyinka Lughaya iyo Garbo-dadar ayaa soo Jeediyay Cabasho ka Dhan ah Shirkada Talesom taasoo ay sheegeen inay shirkadu iska bixin wayday canshuurta ardiyada ee sanadlaha ah waxayna ubaaqeen shirkada Samtel inay soo degto degmooyinkaasi. Halkan ka Daawo ame>

Recent Comments