Home » 2015 » February

Daawo Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Agab-Xafiiseedkii Ugu Badnaa Abid Loo Keenay

BOORAMA LUGHAYA.COM Waxa maanta magalada Borama soo gaadhay agab xafiisyo ka kooban Kumbiyuutaro, Printro iyo gabi ahaanba alaabta ay xafiisyadu ku shaqeeyaan, qalabkaas oo ay leedahay D/Hoose ee Boorama, kaas oo la sheegay in loogu talagalay in lagu isticmaalo xafiisyada ay daashadeen qalabka duuga ah ee D/Hoose ee Borama. Halakan ka Daawo Maxamed Bili bili

Reer Boorama oo dareen Saluug iyo Soodhawayn isugu jira ka bixiyay isku shaandhayntii M/Siilaanyo ee Maanta

BOORAMA LUGHAYA.COM Tan iyo subaxnimadii saaka markii ay soo shaacbaxday isku shaandhayntii uu Madaxwayne Siilaanyo ku sameeyay golahiisa xukuumada ayaa waxa guud ahaan gudaha Boorama laga dareemayay guux iyo falanqayn ay dadku carabka ku hayaan sida arintan, iyaga oo dhinacyo kala duwan ay dadku uga dareen celinayeen sida ay u arkaan isku shaandhayntan uu Madaxwaynuhu […]

Daawo Maamulka Iyo Ganacsatada Magaalada Law-yado Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sababa Keenay Mudaharaadka Iyagoona Canaan U Jeedyey Maamulaha Kastamka Law-yado Faysal Magafe+VIDEO

Law-yado(LUGHAYA.COM)-Maamulka Iyo Ganacsatada Magaalada Law-yado Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sababa Keenay Mudaharaadka Iyagoona Canaan U Jeedyey Maamulaha Kastamka Law-yado Faysal Magafe.

Daawo Banaanbax Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamulah Kastamka Law-yado Faysal Magafe Oo Gilgilay Magaalada Law-yado+VIDEO

Daawo Banaanbax Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamulah Kastamka Law-yado Faysal Magafe Oo Gilgilay Magaalada Law-yado+VIDEO

Law-yado(LUGHAYA.COM)-Banaanbax Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamulka Kastamka Law-yado Oo  Gilgilay Magaalada Law-yado.

Ra’Iisalwasare Ku Xigeenkii Hore Ee Ruushka Oo Xalay Lagu Toogtay Magaalada Moscow+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Ra’iisal wasaare ku xigeen hore ee Dalka Ruushka Boris Nemtsov, ayaa xalay lagu dilay Bartamaha Magaalada Moscow ee caasimada Dalka Ruushka, waxaana baxsaday dadkiika dambeey dilka loo geestay Siyaasigan caanka ahaa. Qof hubeesan oo gaari yar watay ayaa la sheegay in rasaas uu ku furay Boris Nemtsov isaga oo marayay buundo ku dhaw aqalka Kremlinka […]

DHEGAYSO:Xawaaladaha Somaalida Ee Dalka Maraykanka Oo Maalinta Beri Ah Dib Loo Furaayo

LUGHAYA.COM-Waxaa maalinta bari ah shaqadoodii dib u bilaabaya xawaaladaha Somaliyeed ee wadanka Maraykanka.

DAAWO SAWIRKA MAANTA Oo Muujinaya Dowlada Xassan Sheikh Maxamuud Iyo Sida Saxaafadu Iskula Dhiban Yihiin

DAAWO SAWIRKA MAANTA Oo Muujinaya Dowlada Xassan Sheikh Maxamuud Iyo Sida Saxaafadu Iskula Dhiban Yihiin Iyo Sida Ay Saska Ugu Qaadeen Barnaamijka Marqaatiga Nool Ee UniversalTv.

Dadkii Sow Tan Haadkiyo, Haanraawe Boobeen”Qalinkii Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale

Daarihii burburay shalay, Waxa maanta kaga daran, Iimaan-darraantiyo, Nabaad-guurka Diintiyo, Kaga dhacay damiirkoo, Dal waxaan ku noolahay, Saddexdii dalaaqood, Lagu furay dadnimadii, Maansada Daba-taxan ee Gaarriye, 5/1/1997kii, Hargeysa, Hargeysa, 28/2/2015ka, Hordhac: Waa halkii Timacadde e’, “Waxba yaan araar tiigsan iyo, tooxistii gabaye.” Beydka aan taxanahan gaaban ku suntaday ama cinwaanka uga dhigay ee ah: “Dadkii […]

DAAWO RUWAYAD CUSUB Sooraan Iyo Jawaan Qoysba Siduu U Dhaqmuu Ubadkiisu Dhaxlaa+VIDEO

SUGAANTA:DAAWO RUWAYAD CUSUB Sooraan Iyo Jawaan Qoysba Siduu U Dhaqmuu Ubadkiisu Dhaxlaa Waa Ruwayad Ka Hadlaysa Qoyska Wanaagsan Iyo Kan Xun.

SPORTS:Zinedine Zidane Oo Ku Cadaadinaya Real Madrid Inay La Soo Wareegto Paul Pogba

LUGHAYA SPORTS-Zinedine Zidane ayaa doonaya in Paul Pogba uu ku biiro Real Madrid, waxaana uu ku cadaadinayaa kooxda inay dardargeliyaan saxiixiisa, sida ay ku warameyso jariirada Madrid ka soo baxda ee AS.

Page 1 of 35123Next ›Last »

Recent Comments