Home » 2015 » March

Daawo AHUN Marxuun Miigane Oo Maanta Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Boorama Iyo Taariikh Nololeedkiisii+VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Alle Ha U Naxariistee waxaa maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama, Marxuun Xildhibaan/Bare Maxamad Barkhad Miigane oo maalintii shalay ku geeriyooday Cisbitaalka Al-xayaat ee magaalada Borama. Aaska Marxuunka oo ahaa mid hee qaran ah, ayaa waxa uu kulmiyay bahda Waxbarashada iyo bahda Golaha Wakiilada oo ay si gaar ah geerida Marxuunku u taabanaysay, oo […]

WASIIR KUXIGEENKA W/DUULISTA IYO HAWADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAY QOYSKII IYO QARABADII UU KA BAXAY AHUN MARXUUN XIL. MAXAMED BARKHAD MEEGANE

BOORAMA LUGHAYA.COM Wasiir ku xigeenka wasaarada duulista ee jamuuriyada Somaliland Siciid Cabdi Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii qaraabadii iyo dhamaanba qaranka uu ka baxay marxuun Xil Maxamed Barkhad Miigane , oo runtii ahaa xildhibaan qaran oo mudo dheerna ay Aabahay Cabdi Maxamuud Gaagaale ka soo wada shaqeeyeen golaha wakiilada, waxaana ilaaha awooda […]

Daawo MUXUU KA YIDHI Xaaji Cabdi Waraabe Qaxootiga Yemen Ka Yimid Iyo Muddo Kordhinta Loo Sameenayo Xukumada Axmed Siilanyo+VIDEO

LUGHAYA.COM-Daawo MUXUU KA YIDHI Xaaji Cabdi Waraabe Qaxootiga Yemen Ka Yimid Iyo Muddo Kordhinta Loo Sameenayo Xukumada Axmed Siilanyo Kuna Tilmaamay Mid Loo Baahan Yahay.

Daawo Boqor Buurmadow Oo Madaxda Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Iyo Cali Guray Kabaha La Dulmaray+VIDEO

LUGHAYA.COM-Daawo Boqor Buurmadow Oo Madaxda Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Iyo Cali Kabaha La Dulmaray Cali Gurina Ku Tilmaamay Cunsuri weyn Oo Qabyaaliste Ah.

DHEGAYSO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Kulankii Dhexmaray Madaxweyne Siilanyo Iyo Waftiga Ka Kala Socday UK iyo EU

LUGHAYA.COM-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Kulankii Dhexmaray Madaxweyne Siilanyo Iyo Waftiga Ka Kala Socday UK iyo EU.

DAAWO SAWIRADA Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Heer Caalami Ah Oo Ka Socda UK Iyo EU

LUGHAYA.COM-Madaxweynaha somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti heer caalami ah oo ka socda Wadamada UK iyo EU iyo ganacsato kale oo reer galbeed ah Daneenayana in ay dalka ku sameeyaan gaalshai caalami ah. Kulankan Waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiiru-dawlaha […]

BREAKING NEWS:Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalkii Ka Qaaday Safiirada Somaliland U Fadhiya Dibada Qaar Kalana Magacaabay+WARSAXAAFADEED

BREAKING NEWS:Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalkii Ka Qaaday Safiirada Somaliland U Fadhiya Dibada Qaar Kalana Magacaabay+WARSAXAAFADEED

LUGHAYA.COM-WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3129/032015 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey wakiilada Somaliland u fadhiya Dalalka Kenya iyo Jabuuti.

SPORTS:Maxaa Ka Jira In Mats Hummels Uu Hore Uga Balanqaaday Sir Alex Ferguson Inuu Ku Biirayo Manchester United?

LUGHAYA SPORTS-Mats Hummels ayaa si aad ah looga doonayaa garoonka Old Trafford ee ay ku ciyaarto kooxda Manchester United waxayna u muuqataa in riyaadii ay rumowday kadib markii la sheegay inuu laacibkaan horay u balan qaaday inuu ku biirayo kooxda Manchester United.

SPORTS:Italy v England – Three Lions Oo Wajahaya Xulka Azzurri Oo Guuldarro Ay Ka Soo Gaartay 8 Jeer 12kii Kulan Ee Ugu Danbeysay

LUGHAYASPORTS-Hordhac: Italy v England Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika.

SPORTS:Netherlands v Spain – La Roja Oo Maanka Ku Heysa Aargudasho Ka Dib Ceebtii Ka Soo Gaartay Koobkii Adduunka

LUGHAYA SPORTS-Kulanka: Netherlands v SpainGaroonka: Amsterdam Arena Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika.

Page 1 of 42123Next ›Last »

Recent Comments