Home » 2015 » April

DAAWO Ugaaska Guud Ee Beelaha ARAB (Isaaq) Oo Soo Gaadhay Magaalada Hergeisa Si Weyna Loogu Soo Dhawaayey+VIDEO

LUGHAYA.COM-DAAWO Ugaaska Guud Ee Beelaha ARAB (Isaaq) Oo Soo Gaadhay Magaalada Hergeisa Si Weyna Loogu Soo Dhawaayey.

DAAWO Kalfadhigii 4aad ee Golaha DegaanEa Boorama Oo Wali Socda Iyo Xildhiban Xasan Jacayl Oo Ka Warbixiyay+VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Daawo Kalfadhigii 4aad ee Golaha Degaanka Boorama Oo Wali Socda Iyo Xildh. Xasan Jacayl Oo Ka Warbixiyay Shabakada Wararka Lughaya.News Borama-Head-Office Wariye:BILI BILI.

DAAWO Dhooba Qaadka Balayga Deegaanka Caraganuug Oo Socda iyo Gargaar Dheeraada Oo Loo Yaboohiyay+VIDEO

DAAWO Dhooba Qaadka Balayga Deegaanka Caraganuug Oo Socda iyo Gargaar Dheeraada Oo Loo Yaboohiyay+VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Maayarka degmada Boorama ayaa odayaasha deegaanka Carogaranuug kala qayb galay maanta bilawga dhoobo qaadista balayga deegaanka carogarnuug. waxana ay odayaasha deegaankaasi sheegay in in kabadan 12 sano aan laga cabin balaygaasi, isla maraana deeqdan lagu dhoobo qaadayo maanta ay ka timid qurbo jooga reer Awdal waxanay ugu baaqeen maamulka degmada, xukuumada iyo hayadaha […]

DAAWO Gudoomiye Xisbiga WADANI Oo Ku Baaqay Inayna Ogalaan Doonin Go’aan Ka Duwan Kan Komishanka Doorashooyinka Ee Ku Wajahan Muddo Kordhinta Xukumada+VIDEO

LUGHAYA.COM-DAAWO Gudoomiye Xisbiga WADANI Oo Ku Baaqay Inayna Ogalaan Doonin Go’aan Ka Duwan Kan Komishanka Doorashooyinka Ee Ku Wajahan Muddo Kordhinta Xukumada.

HARGEYSA:Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Loo Diiday Inay Galaan Madaarka Hergeisa Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Oo Ka Hadlay SIDAY WAXA U DHACEEN+VIDEO

HARGEYSA:Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Loo Diiday Inay Galaan Madaarka Hergeisa Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Oo Ka Hadlay SIDAY WAXA U DHACEEN+VIDEO

LUGHAYA.COM-Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Loo Diiday Inay Galaan Madaarka Hergeisa Xili Soo Dhaweenayeen Gudoomiye Cirro Oo Safar Dibada AH Ku Maqnaa Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Oo Ka Hadlay SIDAY WAXA U DHACEEN.

SOMALILAND:Shirkad Ingiiris Ah Oo Shidaal Baaris Ka Samanaysay Somaliland Oo Joojisay Shaqadii Arimo Amaan Awgeed

LUGHAYA.COM-Shirkad shidaal oo laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa shaacisay in hakad gelisay shidaal baaris ay ka sameyn rabtay deegaano ka mid ah  Somaliland ka dib markii ay soo food saartay baqdin.

Sawir Siyasadeed Laga Sameeyey Shirka Wadatashiga Federalka Ee Garowe Ka Furmay Iyo Dhibaatada GABRE Iyo AFAY Ay Ku Hayaan Somaliya

Sawir Siyasadeed Laga Sameeyey Shirka Wadatashiga Federalka Ee Garowe Ka Furmay Iyo Dhibaatada GABRE Iyo AFAY Ay Ku Hayaan Somaliya.

DAAWO Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Xubin Iyo Xeeb Oo Dowlada Federalka U Jeediyey Eedaymo Ah Inay Bixin Waayeen Kharaskii Shirka+VIDEO

LUGHAYA.COM-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Xubin Iyo Xeeb Col: Cabdi Maxamed Suldaan Axmed Nuur o shirjara’id ku qabtay magaalada cadaado ee xarunta xubin iyo xeeb ayaa dowlada federaka  somaliya ku Eedeeyey in Ergooyinkii shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe Laga Saaray Hotelkii ay deganayeen ka dib markii laga bixin wayey kharaskii shirka ee ay hore u […]

DAAWO SAWIRADA Madaxweyne Xassan Sheekh Iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Furay Shirkii Wadatashiga Madasha Federalka Oo Garowe Ka Furmay

LUGHAYA.COM-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si wadajir ah u furay Wajiga labaad ee shirka wadatashiga Madasha Federaalka,kaasi oo looga arrinsanayo arrimo danaha Soomaaliya Quseeya.   Shabakada Wararka Lughaya.News Garoowe-Puntland EMAIL:lughayaweb@hotmail.com

DAAWO Suldaanka Beesha Gabooye Suldaan Nadiif Oo Beeniyey In Beeshiisu Ku Beertay Xisbiga WADANI+VIDEO

LUGHAYA.COM-DAAWO Suldaanka Beesha Gabooye Suldaan Nadiif Oo Beeniyey In Beeshiisu Ku Beertay Xisbiga WADANI Dhawaan Ayey AHyd Markii Beesha Gabooye Qaarkood Sheegeen Inay Ku Beereen Xisbiga WADANI.

Page 1 of 36123Next ›Last »

Recent Comments