Home » 2015 » May

DAAWO Xassan Guure Oo Ka Hadlay Siyaasada Dalka Sidoo Kalana Ka Hadlay Qaxootiga Somaliyeed Ee Yemen+VIDEO

LUGHAYA.COM-DAAWO Xassan Guure Oo Ka Hadlay Siyaasada Dalka Halkay Marayso Dhaliilo Xoogana Dusha Ugu Tuuray Xukumada.

HARGEYSA DAAWO Dhagoweyne”Marka La Gaadho 26juun Waynu Wadatshan Ama Waynu Kala Tashan Yeeli Mayno In Hergeisa Lagu Celiyo Wakhtigii Dagaalada”+VIDEO

LUGHAYA.COM-DAAWO Dhagoweyne”Marka La Gaadho 26juun Waynu Wadatshan Ama Waynu Kala Tashan Yeeli Mayno In Hergeisa Lagu Celiyo Wakhtigii Dagaalada”.

DAAWO SAWIRADA Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Xeryaha Ladejiyey Xaqootiga Somaliyeed Ee YEMEN Ka Yimid Sidoo Kalana Soo Kormeeray Wajigii Labaad Ee Balaadhinta Dekeda BerBera+VIDEO

LUGHAYA.COM-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxmuud(Siilanyo) ayaa Booqday Xeryaha La Dejiyey Barakacayaasha Qaxootiga Somaliyeed ee Ka Yimiday Dalka Yemen.Sidoo kale madaxweynuhu waxa uu kormeer ku soo maray Dhismaha Dekada Berbera oo Balaadhan Lagu Sameeyey.

SPORTS:Barcelona Oo Ku Guulaysay Copa Del Rey Iyada Oo Camp Nou Ku Garaacday Athletic Bilbao Xili Blaugrana Ay Rekoodh Ka Dhigtay Copa Del Rey-ga

LUGHAYA SPORTS-Barcelona ayaa ku guulaysatay koobka Copa Del Rey kadib markii ay Camp Nou ku garaacday kooxda Athletic Bilabo oo ay finalka koobkan wada ciyaareen. Barcelona ayaa guushan ku gaadhay 3:1 waxaana golasha ukala dhaliyya Lionel Messi oo laba gool dhaliyay iyo waliba Neymar oo goolka kale dhaliyay.Athletic Bilbao ayuu goolka calanka udhaliyay udhaliyay  Iñaki Williams. […]

SPORTS:Arsenal Oo Xili Ciyaareedkii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaystay Koobka FA Cupka Xili Gunners Ay Rekoodh Ku Dhigtay FA Cupka

LUGHAYA SPORTS-Arsenal ayaa xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah ku guulaystay koobka FA Cupka kadib markii ay Wembley Stadium ku garaacday kooxda Aston Villa oo ay iskugu soo hadheen finalka Cupka Cupka ee xili ciyaareedka 2014/15. Arsenal ayaa guushan ku gaadhay 4:0, waxaana goolasha u kala dhaliyay Theo Walcott,Alexi Sanchez , Per Mertesacker iyo Olivier […]

Ra’iisalwasaraha Somaliya Oo Ku Wajahan Magaalada Cadaaado Si UU Furo Wajigii Labaad Ee Shirka

LUGHAYA.COM-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay fidsan tahay gogosha shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

MUQDISHO:Wasiirka Macdanta Iyo Batroolka”Ma Ogolaaneyno Wax Ka Yar Heshiis Xalaal Ah Oo Ku Saabsan Arrimaha Shidaalka”

MUQDISHO:Wasiirka Macdanta Iyo Batroolka”Ma Ogolaaneyno Wax Ka Yar Heshiis Xalaal Ah Oo Ku Saabsan Arrimaha Shidaalka”

LUGHAYA.COM-Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga sameeyey Soomaliya uu yahay rajadiisa mid dhiira-gelin leh.

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya”Waa Wax Laga Xumaado in Somaliland Ay Celiso Qaxootiga Soomaalida Ah”

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya”Waa Wax Laga Xumaado in Somaliland Ay Celiso Qaxootiga Soomaalida Ah”

LUGHAYA.COM-Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada iyo dhiira gelinta Maalgashiga Xukuumada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabadii Somaliland ay ugu diiday in qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay colaada Yemen ka soo degaan Dekeda Berbera, iyadoo dadkaas oo haween iyo caruur ahaa dib loogu celiyay doontii ay saarnaayeen.

DAAWO Sawir Lagu Muujiyey Sida Labada Maamul Ee Puntland Iyo Somaliland Ay U Soo Kala Dhaweeyeen Qaxootiga Somaliyeed Ee Yemen Ka Yimi

DAAWO Sawir Lagu Muujiyey Sida Labada Maamul Ee Puntland Iyo Somaliland Ay U Soo Kala Dhaweeyeen Qaxootiga Somaliyeed Ee Yemen Ka Yimi.

BORAMA:DAAWO Qaar Ka Mid Ah Dadka Boorama Oo Dareeno Kala Duwan Ka Bixiyay Heshiiskii Dhexmaray Xukuumada iyo Sadaxda Xisbi Qaranka iyo Go,aankii Guurtida+VIDEO

BOORAMA LUGHAYA.COM Daawo Qaar ka mid ah Dadka Boorama Oo Dareeno kala Duwan ka Bixiyay Heshiiskii Dhexmaray Xukuumada iyo Sadaxda Xisbi Qaranka iyo Go,aankii Guurtida Maxamed Bili bili

Page 1 of 39123Next ›Last »

Recent Comments