Home » 2015 » July

Daawo Culumada iyo Waxgaradka Deg Boon Oo Umada Muxsiniinta ah Ugu Baaqay Inay ka Qaybqaataan Dhismaha Misjidka Oo Mudo Qabyo ah

Daawo Culumada iyo Waxgaradka Deg Boon Oo Umada Muxsiniinta ah Ugu Baaqay Inay ka Qaybqaataan Dhismaha Misjidka Oo Mudo Qabyo ah

BOORAMA LUGHAYA.COM Culumada iyo Waxgaradka Degmada Boon ee Gobolka Salal ayaa Umada Muxsiniinta ah Ugu Baaqay Inay ka Qaybqaataan Dhismaha Misjidka Oo Mudo Qabyo ah Halkan ka Daawo Maxamed Bili bili

GO’AANKA XISBIYADA MUCAARADKU SOO SAAREENI MA YAHAY KU DHAWAAQID DAGAAL SIYAASADEED OO AN LA OGEYN NATIIJADIISA .

GO’AANKA XISBIYADA MUCAARADKU  SOO SAAREENI MA YAHAY KU DHAWAAQID DAGAAL SIYAASADEED OO  AN LA OGEYN  NATIIJADIISA .

BOORAMA LUGHAYA.COM xisbiyada Mucaaradka ,UCID iyo WADDANI ayaa Hargeysa kasoo saaray go’aan nuxurkiisu u egyahay mid sii shidaya xaaladda siyaasadeed ee dalka isla markana u eg ku dhawaaqidda dagaal siyaasadeed oo an garan karin waxa kasoo bixi doona . Kulankan xisbiyada Mucaaradku kasoo saareen go’aanada lix qodob ah ,ayaan waxba ka beddelin mawqifkoodii ahaa inay […]

DAAWO VIDEO:Salaadiinta Gobolka Awdal Oo Baaq Qaylo dhaan Abaaereed Udiray Xukuumada Iyo Hayadaha Caalamiga

DAAWO VIDEO:Salaadiinta Gobolka Awdal Oo Baaq Qaylo dhaan Abaaereed Udiray Xukuumada Iyo Hayadaha Caalamiga

BOORAMA LUGHAYA.COM Salaadiinta Gobolka Awdal Oo Baaq Qaylo dhaan Abaaereed Udiray Xukuumada Iyo Hayadaha Caalamiga.

SPORTS:Real Madrid Oo Rekoodhayaal Laysla Daalay Guul Kaga Gaadhay AC MIlan, Kiko Casilla Oo Indhaha Xaday Iyo Real Madrid Oo Mar Labaad Ku Guulaysatay ICC Cupka

LUGHAYA SPORTS-Kooxda Real Madrid ayaa rekoodhayaal guul kaga gaadhay kooxda AC Milan kadib markii ay labada kooxood waqtigii rasmiga ahaa ee ciyaarta ku kala baxeen gool la’aan. Labada kooxood ayaa min 11 rekoodhe tuurtay laakiin ugu danbayn natiijada rekoodhayaasha ayaa ku dhamaatay 10-9 ay Madrid guul kaga gaadhay AC Milan. Guushan ayaa Real Madrid ka caawisay […]

PHOTONEWS:Madaxweyne Siilanyo Iyo Waftigii La Socday Oo Soo Kormeeray 150km Ee Wadada Isku Xidha Ceerigaabo Iyo Burco Oo Ladhameeyey

PHOTONEWS:Madaxweyne Siilanyo Iyo Waftigii La Socday Oo Soo Kormeeray 150km Ee Wadada Isku Xidha Ceerigaabo Iyo Burco Oo Ladhameeyey

LUGHAYA.COM-DAAWO SAWIRADA Madaxweyne Siilanyo Iyo Waftigii La Socday Oo Soo Kormeeray 150km Ee Wadada Ceerigaabo Iyo Burco Isku Xidha Oo Ladhameeyey.

BORAMA:DAAWO VIDEO Qalalaadka Ay Sameeyaan Sirdoonka Somaliya Oo Keenay In Qaraxii Hotel Jazeera Ka Dhacay Ku Tuhmaan Wiil Jooga Borama

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Qalalaadka Ay Sameeyaan Sirdoonka Somaliya Oo Keenay In Qaraxii Hotel Jazeera Ka Dhacay Ku Tuhmaan Wiil Jooga Borama.

Xaalad Deg Deg Ah Abaarta Xun Ee Ka Jirta Gobolada Awdal,Salal iyo Gabiley Duunyadii Dhamaatee Ma Waxaa La Sugayaa Inta Dadku Dhamaanayaan?BY:Maxamed Jeex

Xaalad Deg Deg Ah Abaarta Xun Ee Ka Jirta Gobolada Awdal,Salal iyo Gabiley Duunyadii Dhamaatee Ma Waxaa La Sugayaa Inta Dadku Dhamaanayaan?BY:Maxamed Jeex

Waxaan la yaabanahay maxay dawlada somaliland ilaa imika uga aamusantahay mawaxay sugaysaa inta ay dadku ku dhamaanayaan gobolada galbeedka waxaa laga soo sheegayaa in duunyadii dhamaatay oo ay abaaro xuni ka jiraan gobolada awdal,salal iyo gabiley.

DAAWO FULL VIDEO:Waraysi Xiiso Badan Prof Axmed I Samatar Kaga Hadlay Arimaha Somaliland iyo Somaliya

DAAWO FULL VIDEO:Waraysi Xiiso Badan Prof Axmed I Samatar Kaga Hadlay Arimaha Somaliland iyo Somaliya

LUGHAYA.COM-DAAWO FULL VIDEO:Waraysi Xiiso Badan Prof Axmed I Samatar Kaga Hadlay Arimaha Somaliland iyo Somaliya Waraysi Uu Siiyey Wariyaha Arimaha Bulshada Ee UniversalTV.

SPORTS:Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Saaxiibtinimo Ee Real Madrid v AC Milan

LUGHAYA SPORTS-Kulanka: Real Madrid v AC Milan Waqtiga: 3pm Saacada Geeska Afrika.

SPORTS:Arsenal Oo Wadahadalo Kula Jirta Wakiilka Fernando Llorente Xilli Ay Ka Quusteen Saxiixa Benzema

LUGHAYA SPORTS-Wakiilka Fernando Llorente ayaa wadahadalo kula jiray Arsenal maalmihii ugu danbeysay sida ay qortay jariirada Talyaaniga ee Tuttosport.

Page 1 of 41123Next ›Last »

Recent Comments