Home » 2015 » August

BORAMA:DAAWO VIDEO Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Oo Soo kormeeray Dhismaha Aqalka Madaxtooyada Awdal iyo Dhismayaal kale

BORAMA:DAAWO VIDEO Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Oo Soo kormeeray Dhismaha Aqalka Madaxtooyada Awdal iyo Dhismayaal kale

BOORAMA LUGHAYA.COM Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Oo Soo kormeeray Dhismaha Aqalka Madaxtooyada Awdal iyo Dhismayaal kale Maxamed Bili bili

DAAWO VIDEO:Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Xildhibaanada Deg.Boorama Kula Dardaarmay Inay ka Shaqeeyaan Cadaalada & Horumarka Degmada.

DAAWO VIDEO:Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Xildhibaanada Deg.Boorama Kula Dardaarmay Inay ka Shaqeeyaan Cadaalada & Horumarka Degmada.

Boorama LUGHAYA.COM Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Xildhibaanada Deg.Boorama Kula Dardaarmay Inay ka Shaqeeyaan Cadaalada & Horumarka Degmada.

WARBIXIN:DAAWO VIDEO Abaaraha Ka Jira Somaliland Oo Saameeyey Ganacsiga Xoolaha Somaliland Iyo Sayladihii Xoolaha Oo Laga Dareemayo Hoos Dhacweyn

WARBIXIN:DAAWO VIDEO Abaaraha Ka Jira Somaliland Oo Saameeyey Ganacsiga Xoolaha Somaliland Iyo Sayladihii Xoolaha Oo Laga Dareemayo Hoos Dhacweyn

LUGHAYA.COM-:DAAWO VIDEO Abaaraha Ka Jira Somaliland Oo Saameeyey Ganacsiga Xoolaha Somaliland Iyo Sayladihii Xoolaha Oo Laga Dareemayo Hoos Dhacweyn.

BORAMA:Jaamacadda Eelo Oo Kordhisay Mudadii Codsiga Is-diiwaangalinta Waxbarashada Master-ta (Application form for Master Degree).

BORAMA:Jaamacadda Eelo Oo Kordhisay Mudadii Codsiga Is-diiwaangalinta Waxbarashada Master-ta  (Application form for Master Degree).

BOORAMA LUGHAYA.COM Jaamaca Eelo oo tixgalinaysa Codsiyo badan oo uga yimid bahda jecel waxbarashada ayaa waxa ay Shaacisay inay kordhisay mudadii la qabanayay araajida cidsiga ah ee Waxbarashda heerka labaad ee Master Degree-ga.+ Mudanan la kordhiyay oo ah mid aad u kooban ayaa waxa ay ka bilaabmaysaa 09/2015 ilaa 15/09/2015. Waxana la ogaysiinayaa dhamaan Ardayda […]

BERBERA:DAAWO VIDEO Mareeyaha Haamaha Shidaalka Ee Berbera Oo Iska Dufaacay Eedaymo Ugu Yimid Qaar Ka Mida Shirkadaha Shidaalka Dalka Keena

BERBERA:DAAWO VIDEO Mareeyaha Haamaha Shidaalka Ee Berbera Oo Iska Dufaacay Eedaymo Ugu Yimid Qaar Ka Mida Shirkadaha Shidaalka Dalka Keena

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Mareeyaha Haamaha Shidaalka Ee Berbera Oo Iska Dufaacay Eedaymo Ugu Yimid Shirkada Shidaalka Dalka Keena.

DAAWO VIDEO:Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Go’aankii Golaha Wakiilada Somaliland Ka Qateen In La Wareejiyo Haamaha Shidaalka Iyo Arimo Kale

DAAWO VIDEO:Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Go’aankii Golaha Wakiilada Somaliland Ka Qateen In La Wareejiyo Haamaha Shidaalka Iyo Arimo Kale

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Go’aankii Golaha Wakiilada Somaliland Ka Qateen In La Wareejiyo Haamaha Shidaalka Iyo Arimo Kale.

DAAWO VIDEO:Qaar Ka Tirsan Madax-dhaqameedka Bariga Hergeisa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Amar Maxkamada Ka Soo Baxay Oo Wasiir Waran-cade Horjoogsaday

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Qaar Ka Tirsan Madax-dhaqameedka Bariga Hergeisa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Amar Maxkamada Ka Soo Baxay Oo Wasiir Waran-cade Horjoogsaday.

DAAWO MAXAA FANKA KA CUSUB Fanaanka CIRO Soo Qaaday Hees Hada Daawaha Laga Soo Qaaday Oo Cusub

FANKA:DAAWO MAXAA FANKA KA CUSUB Fanaanka CIRO Soo Qaaday Hees Hada Daawaha Laga Soo Qaaday Oo Cusub Iyo Muusig Casri OO Loo Sameeyey.

TACSI:Bahweynta Reer Maxamed Ee Ku Nool Magaalada Ottawa Oo Tacsi U Diraya Qoyska Reer Xaaji Dahir Cilmi

Inna Lillahi wa Inna Ilahi Rajiā€un. Bah weynta reer Maxamad ee ku nool magalada Ottawa oo dhamaan tacsi murrugo leh hawada u marinasa reer Haji Dahir oo dhan meel kasta oo joganba. Waan ka xunnahay geerida ku timiday adeer Haji Dahir Aw Elmi.

HERGEYSA:DAAWO VIDEO Dhalinyaro Reer Hergeisa Ah Oo Taageeray Xildhibaanada Reer Awdal Ee Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Dhalinyaro Reer Hergeisa Ah Oo Taageeray Xildhibaanada Reer Awdal Ee Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada.

Page 1 of 41123Next ›Last »

Recent Comments