Home » 2015 » September

HERGEYSA:DAAWO VIDEO Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Shaaciyey Inuu Wali Yahay Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE Kuna Xidhay Shuruud

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Shaaciyey Inuu Wali Yahay Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE Kuna Xidhay Shuruud.

DAAWO VIDEO:Wasiir Cukuse Oo Iska Fogeeyey In Wasaaradiisu Xidhay Hobolada Xidiga Geeska Kana Hadlay Sababaha Loo Xidhay

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Wasiir Cukuse Oo Iska Fogeeyey In Wasaaradiisu Xidhay Hobolada Xidiga Geeska Kana Hadlay Sababaha Loo Xidhay.

DAAWO VIDEO:Haween Hilibley Ah Oo Dhaliil Salka Ku Haysa Nadaafad Xumo Dusha Uga Tuuray D/Hoose Boorama & Shirkada DHAMASCO

DAAWO VIDEO:Haween Hilibley Ah Oo Dhaliil Salka Ku Haysa Nadaafad Xumo Dusha Uga Tuuray D/Hoose Boorama & Shirkada DHAMASCO

BOORAMA LUGHAYA.COM HaweenHilibley Ah Oo Dhaliil Salka Ku Haysa Nadaafad Xumo Dusha Uga Tuuray D/Hoose Boorama & Shirkada DHAMASCO.

BORAMA:DAAWO VIDEO Badhasaab Ramaax Oo Dhex-maquurtay Shaqo Uuna Khibrad Ulahayn Kadib Markii Uu Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay W/Ciyaaraha G/Awdal

BORAMA:DAAWO VIDEO Badhasaab Ramaax Oo Dhex-maquurtay Shaqo Uuna Khibrad Ulahayn Kadib Markii Uu Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay W/Ciyaaraha G/Awdal

BOORAMA LUGHAYA.COM Badhasaab Ramaax Oo Dhex-maquurtay Shaqo Uuna Khibrad Ulahayn Kadib Markii Uu Xil ka Qaadis kusameeyay W/Ciyaaraha G/Awdal.

HERGEYSA:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Beeniyey Wararka Sheegaya Inuu Cadho Iyo Olole Siyaasadeed Ugu Hadhay Waftigii Madaxweynaha

HERGEYSA:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Beeniyey Wararka Sheegaya Inuu Cadho Iyo Olole Siyaasadeed Ugu Hadhay Waftigii Madaxweynaha

LUGHAYA.COM-Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa markii u horaysay ka hadlay warar isa soo tarayay oo ku saabsan inuu weftigii madaxweynaha uga hadhay cadho iyo ololeku aadan shirka Kulmiye ee 10-ka December la qaban doono.

DAAWO VIDEO:Hobolada Xidiga Geeska Oo Xukumada Somaliland Ay Siidaysay Goordhawayd & Fanaaniinta Oo Ka Hadlay Dareenkooda

DAAWO VIDEO:Hobolada Xidiga Geeska Oo Xukumada Somaliland Ay Siidaysay Goordhawayd & Fanaaniinta Oo Ka Hadlay Dareenkooda

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Hobolada Xidiga Geeska Oo Xukumada Somaliland Ay Siiday Goordhawayd & Fanaaniinta Oo Ka Hadlay Dareenkooda.

DAAWO SAWIRADA:Ra’iisalwasare Ku Xigeenka Imaraadka Carabta Oo Hadhimo Sharafeed Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Madaxweyne Siilanyo Iyo Waftigiisa

LUGHAYA.COM-Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Madaxtooyadda ee dawladda Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ee wadankaasi ee Magaaladda Abu-dhabi qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayo oo maalmo ku sii hakaday wadanka UAE, iyagoo maalmaha soo socdana u kicitimi doona […]

DAAWO VIDEO:Ra’iisalwasaare Ku Xigeenka Imaaradka Carabta Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Somaliland

DAAWO VIDEO:Ra’iisalwasaare Ku Xigeenka Imaaradka Carabta Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Somaliland

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Ra’iisalwasaare Ku Xigeenka Imaaradka Carabta Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Somaliland.

Wasiir Ka Tirsan Dowlada Federalka Somaliya Oo Bartiisa Facebook Ku Cambaareeyey Xadhiga Fanaaniinta Xidiga Geeska

LUGHAYA.COM-Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa cambaareeyay xariga magaalada Hargeysa loogu geystay Fanaaniinta xidiga Geeska kadib markii ay ka tageen magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Kabar-Yeerigii Xidhey Xidigaha

Kabar-Yeerigii Xidhey Xidigaha

Sida aad wada ogtihiin wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland, Axmed Cadare oo kabaryeeri ka ahaa maqaayad ku taala xaafada Acton ee Galbeedka London.  Dhacdadan xadhiga dhalinyartu, waa foolxumo kale oo u soo hoyatey Maamulka Axmed Siilaanyo. Waxa amakaag leh In Axmed Cadare uu maanta yidhaah fanaaniintii xidigahaan xirey isaga oo labo bilood kahor xamar […]

Page 1 of 41123Next ›Last »

Recent Comments