Home » 2015 » October

TACSI:Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii u Ka Baxay Marxuum Abdirahman Haji Abubakar oo ku Geeriyooday Isbitaalka magalada Edmonton

TACSI:Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii u Ka Baxay Marxuum Abdirahman Haji Abubakar oo ku Geeriyooday Isbitaalka magalada Edmonton

Inaalilaahi wa’inaa’ileeyhi raajicuun Allaah ha u naxaristee waxa maanta oy tariikhdu tahay 31/10/2015 ku geeryootay isbitaal ku yaala magalada Edmonton saaka sacaadu markay ahayd 6:00 subaxnimo Marxuum Abdirahman Haji Abubakar, waxaan utacsiyeynaynaa anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin AUN Qoyskii, Qaraabadii u ka baxay gaar ahaan reer Haji Abubakar meel kasta oy joogan. […]

XOG:Oday-dhaqameedyo Xukuumada Cafis Uga Soo Qaaday Wabar Oo Go’aansaday In Uu Mawqifkiisii Hore Ka Tanaasulo.

XOG:Oday-dhaqameedyo Xukuumada Cafis Uga Soo Qaaday Wabar Oo Go’aansaday In Uu Mawqifkiisii Hore Ka Tanaasulo.

BOORAMA LUGHAYA,COM Sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah ay shabakadu ayaa waxa ay tibaaxayaan in odayaal ka soo jeeda beesha uu ku abtirsado Sul. Wabar ay kulan mudo kooban qaatay caawa la yeesheen Madaxwayna Somaliland, kulankaas oo ay dulucdiisu ahayd mid cafis ay ugu raadinayaan Sul. Wabar iyo kooxda yare e la socota. Wararku […]

DAAWO VIDEO:Madaxa Mashaariiqda Hay’adda AL-HUDDA Oo Kawaramay Deeq Raashin Ah Oo Dhawaan Laga Qaybiyey Degmada LUGHAYA & Deegamada Hoos Yimadaa Ee ABDI-GEEDI

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Madaxa Mashaariiqda Hay’adda AL-HUDDA Oo Kawaray Deeq Raashin Ah Oo Laga Qaybiyey Deegaanka LUGHAYA & Deegaamada Hoos Yimaada Ee ABDI-GEEDI.

DAAWO VIDEO:Musharax Xisbiga KULMIYE Cabdicasiis Samaale Oo Ardayda Jaamacada Hergeisa Su’aalo Ku Harqiyeen Iyo Sida Uu Ugu Jawaabay

DAAWO VIDEO:Musharax Xisbiga KULMIYE Cabdicasiis Samaale Oo Ardayda Jaamacada Hergeisa Su’aalo Ku Harqiyeen Iyo Sida Uu Ugu Jawaabay

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Musharax Xisbiga KULMIYE Cabdicasiis Samaale Oo Ardayda Jaamacada Hergeisa Su’aalo Ku Harqiyeen Iyo Sida Uu Ugu Jawaabay.

DAAWO VIDEO: Xil Boorama Waxan Leeyahay Intaad Qolo Qolo Wax ku Dooranaysaan Isqabqabsi ka Biximaysaan Gudoomiya X/Wadani Ee G/Awdal

DAAWO VIDEO: Xil Boorama Waxan Leeyahay Intaad Qolo Qolo Wax ku Dooranaysaan Isqabqabsi ka Biximaysaan Gudoomiya X/Wadani Ee G/Awdal

BOORAMA LUGHAYA.COM Xildhibaanada Degmada Boorama Waxan Leeyahay Intaad Qolo Qolo Wax ku Dooranaysaan Isqabqabsi ka Biximaysaan Ninkii Aad Doorateena Halka Uu Dhigay Degmadii Waad Argaysaan Gudoomiya X/Wadani Ee G/Awdal

BURCO:DAAWO VIDEO Gudida Bariga Burco Oo Taageeray Go’aankii Madaxweyne Siilanyo Ka Qaatay Wasiiradii Is-casilay

BURCO:DAAWO VIDEO Gudida Bariga Burco Oo Taageeray Go’aankii Madaxweyne Siilanyo Ka Qaatay Wasiiradii Is-casilay

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Gudida Bariga Burco Oo Taageeray Go’aankii Madaxweyne Siilanyo Ka Qaatay Wasiiradii Is-casilay.

HERGEYSA:DAAWO VIDEO Madaxweyne Siilanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Labada Garab Ee Xisbiga KULMIYE & Natiijooyinka Ka Soo Baxay

HERGEYSA:DAAWO VIDEO Madaxweyne Siilanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Labada Garab Ee Xisbiga KULMIYE & Natiijooyinka Ka Soo Baxay

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Madaxweyne Siilanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Labada Garab Ee Xisbiga KULMIYE & Natiijooyinka Ka Soo Baxay.

SPORTS:Liverpool Oo Stamford Bridge Ku Soo Dubatay Chelsea,Philippe Coutinho Oo Markii Ugu Horaysay Laba Gool Ka Dhaliyay Horyaalka & Mustaqbalka Mourinho Oo Ay Su’aali Saaran Tahay

LUGHAYA SPORTS-Kooxda Liverpool ayaa Chelsea garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dubatay kadib markii ay 3:1 ku garaacday. Inkasta oo ay Chelsea goolka ku hormartay ayay haddana Liverpool saddex gool ugu sariftay, waxaana guushan dahabiga ah Reds u horseeday Philippe Coutinho oo markii ugu horaysay horyaalka Ingiriiska ka dhaliyay laba gool halka uu goolka seddexaad raacsaday Christian […]

BOARAMA:DAAWO VIDEO W/Ciyaaraha Ee G/Awdal Oo ka Mahadcelisay Agab Ciyaareed Oo ay Soo Gaadhsiiyeen Jaaliyada Reer Awdal Ee Dalalka Norway & Saudi Arabia

BOARAMA:DAAWO VIDEO W/Ciyaaraha Ee G/Awdal Oo ka Mahadcelisay Agab Ciyaareed Oo ay Soo Gaadhsiiyeen Jaaliyada Reer Awdal Ee Dalalka Norway & Saudi Arabia

BOORAMA LUGHAYA.COM Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Awdal Oo ka Mahadcelisay Agab Ciyaareed Oo ay Soo Gaadhsiiyeen Jaaliyada Reer Awdal Ee Dalalka Norway & Saudi Arabia.

GERMANY:DAAWO VIDEO Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen Oo Gaadhay Dalka Garmalka Tageerayashii Soo Dhaweeyeyna Kala Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE

GERMANY:DAAWO VIDEO Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen Oo Gaadhay Dalka Garmalka Tageerayashii Soo Dhaweeyeyna Kala Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen Oo Gaadhay Dalka Garmalka Tageerayashii Soo Dhaweeyeyna Kala Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE.

Page 1 of 40123Next ›Last »

Recent Comments