Home » 2016 » January

Daawo Xoghayaha G/Awdal Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Gudmiyihii Hore Ee Deg Idhanka iyo Kan Cusub

Daawo Xoghayaha G/Awdal Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Gudmiyihii Hore Ee Deg Idhanka iyo Kan Cusub

BOORAMA LUGHAYA.COM Xoghayaha Gobolka Awdal Oo Xilkii U kala Wareejiyay Gudmiyihii Hore Ee Deg Idhanka ama Magaalo cad iyo Kan Cusub Halkan ka Daawo

Daawo Gaadiidley Reer Boorama Ah Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Cambaareeyay Wax Ay Ugu Yeedheen Takoor Dhinaca Baabuurta Ah

Daawo Gaadiidley Reer Boorama Ah Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Cambaareeyay Wax Ay Ugu Yeedheen Takoor Dhinaca Baabuurta Ah

BOORAMA LUGHAYA.COM Qaar ka mid ah milkiilayaasha baabuurta loo yaqaan Land-cruiser-ada, kuwaas oo ah nooca dhaadheer ee ku caanka ah socdaalada dhaadheer ee dhinaca Djibouti ayaa maanta cabasho ka muujiyay hanaanka kiraysiga baabuurta ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo dhawaan baabuur ka hawl gasha diiwaangalinta codbixiyayaasha ka bilaabi doona Awdal. Gaadiidlaydan oo maanta cabashadooda ka hor […]

Daawo-Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Gobalada Bariga Iyo Afhayeenkiisa Oo Faah Faahin Ka Bixiyey

Daawo-Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Gobalada Bariga Iyo Afhayeenkiisa Oo Faah Faahin Ka Bixiyey

(Berbera LUGHAYA.COM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti uu hoggaaminaayo oo ku sii jeeda Gobolada Bari, ayaa gaadhay Magaalada Berbera oo lagu soo dhaweeyay. Hoos Ka DAAWO.

Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Shahaadada Master-ta Lagu Guddoonsiinayay Arday Ka Dhamaystay Jaamacad Abaarso Tech.

Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Shahaadada Master-ta Lagu Guddoonsiinayay Arday Ka Dhamaystay Jaamacad Abaarso Tech.

(Hargeysa Lughaya.com)-Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuradda Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad balaadhan oo shahaadada Master-ta lagu guddoonsiinayay arday ka dhamaystay Jamaacada Abaarso Tech, Halkan ka DAAWO

Daawo Muuqaal:-Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabi Oo Ku Baaqay In Dib U Habayn Lagu Sameeyo Golaha Amaanka Qaramada Midoobay

Daawo Muuqaal:-Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabi Oo Ku Baaqay In Dib U Habayn Lagu Sameeyo Golaha Amaanka Qaramada Midoobay

Adis ababa Lughaya.com -Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabi Oo Ku Baaqay In Dib U Habayn Lagu Sameeyo Golaha Amaanka Qaramada Midoobay

Dawlada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Qadiyada Aqoonsiga Somaliland U Gudbinayso Maxkamada Caalamia Ah Ee Cadaalada Aduunka

Dawlada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Qadiyada Aqoonsiga Somaliland U Gudbinayso Maxkamada Caalamia Ah Ee Cadaalada Aduunka

Hargeysa(Lughaya.com):-Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay dacwad caalami ah oo la xidhiidha aqoonsiga qaddiyadda Somaliland u gudbinayso maxkamadda cadaaladda caalamka ee lagu magacabao International Court of Justice (ICJ) oo ay xarunteedu tahay magaalada The Hague ee dalka Netherlands. Dawladda Somaliland waxay sheegtay inay jid sharci ah oo caalami ah u mari doonto aqoonsi raadinta Somaliland, iyadoo […]

Shir Madaxeedkii Midowga Afrika Oo ka Furmay Maanta Xarunta ay ku leeyihiin Addis Ababa

Shir Madaxeedkii Midowga Afrika Oo ka Furmay Maanta Xarunta ay ku leeyihiin Addis Ababa

Adis ababa LUGHAYA.COM Shirka Sanadlaha ah ee Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah maanta uga furmay xaruntiisa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya; iyadoo qodobada horyaalla ay ka mid yihiin colaadaha ka aloosan qaar dalalka Qaarada Afrika iyo Arrimaha Bani’aadamnimada. Kulankan ayaa waxaa Rasmi ahaan u furay Madaxweynaha Zimbabwe, Robert Mugabe oo ah Guddoomiyaha […]

Daawo Gud. Kuxigeenka 1aad Ee X/Wadani Oo Dadwaynha Reer Awdal Ugu Baaqay Inay ka Qayb-qaataan Diwaangalinta Cod bixiyayaasha Fariina Udiray J/Caamuud

Daawo Gud. Kuxigeenka 1aad Ee X/Wadani Oo Dadwaynha Reer Awdal Ugu Baaqay Inay ka Qayb-qaataan Diwaangalinta Cod bixiyayaasha Fariina Udiray J/Caamuud

BOORAMA LUGHAYA.COM Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Ee Xisbiga Wadani Oo Dadwaynha Reer Awdal Ugu Baaqay Inay ka Qayb-qaataan Diwaangalinta Cod bixiyayaasha Fariina Udiray J/Caamuud Maxamed Bili bili

Daawo: D/Hoose Ee Boorama Oo Bilawday Hawlgalo ay ku sumaynayso EY ama AY Dhibaato ku Hayay Bulshada Boorama

Daawo: D/Hoose Ee Boorama Oo Bilawday Hawlgalo ay ku sumaynayso EY ama AY Dhibaato ku Hayay Bulshada Boorama

BOORAMA LUGHAYA.COM Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Bilawday Sumaynta Eyda Xad dhaafka ku Noqotay Mag Boorama Maxamed Bili bili Boorama

DAAWO: Dadweynaha Rer Burco Oo Fariin U Diray Koomiishanka Doorashooyinka.

DAAWO: Dadweynaha Rer Burco Oo Fariin U Diray Koomiishanka Doorashooyinka.

(Burco LUGHAYA.COM)Dadweynaha ku dhaqan Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa fariin adag u diray Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka, HALKAN Ka DAAWO

Page 1 of 35123Next ›Last »

Recent Comments