Home » 2016 » March

Hambalyo Meher: Dhaman Dadka Hoos Ku Qoran Waxay Hambalyo Kal Iyo Laaba U Dirayaan Boqorka Cabdirashiid Xaashi Daahir Iyo Boqorada Xaliimo Cali sh.Cabdilaahi.

Hambalyo Meher: Dhaman Dadka Hoos Ku Qoran Waxay Hambalyo Kal Iyo Laaba U Dirayaan Boqorka Cabdirashiid Xaashi Daahir Iyo Boqorada Xaliimo Cali sh.Cabdilaahi.

Hooyo Shamis Xasan Cabdidheere Axmed Gande Cabdifitaax Gande Cabdishakuur Gande Mukhtaar Gande Bilan Gande Nimco Gande Dhamaan Qoyska Reer Maxamed Xasan Cumar(Eng. Gande) waxay dhambaal Hambalyo meher iyo Duco oo kal iyo laaba udirayaan farxada meherka lamaanahana, Boqorka iyo Boqorada, Geesiga iyo Gaarida Boqor Cabdirashiid Xaashi Daahir iyo Boqorada Xaliimo Cali Sh. Cabdilaahi oo munaasibada […]

KORMEERKA WAFDIGII U HOGAAMINAYEY M/WEYNEKUXIGEENKA EE ABAARAHA G/AWDAL OO GEBOGEBO MARAYA ,KANA CUDURDAARTAY KULAMMO SIYAASADEED OO LALA SUGAYEY.

KORMEERKA WAFDIGII U HOGAAMINAYEY M/WEYNEKUXIGEENKA  EE ABAARAHA G/AWDAL OO GEBOGEBO MARAYA ,KANA CUDURDAARTAY  KULAMMO SIYAASADEED  OO LALA SUGAYEY.

Boorama ,March – Lughaya.com- Wafdigii u hogaaminayey M/weynekuxigeenbka S/land C/raxmaan Sayilci ayaa maanta gelinkii gelinkii dambe soo gaadhay Boorama.Safarka Wafdigan oo ka kooban badi xubnaha G/wasiirada u metela G/awdal iyo wasiirka daakhiliga ujeedada socdaalkoodauna yahay qiimaynta saamaynta abaaraha ka dhacay G/awdal iyo Selel,isla markaana sahay gargaar ah muddo shan maalmood ah kusoo qaybinayey degaanada abaaruhu […]

DAAWO VIDEO:Shaqaalaha Hayada Care International Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay Gudiga Abaaraha.

DAAWO VIDEO:Shaqaalaha Hayada Care International Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay Gudiga Abaaraha.

BOORAMA LUGHAYA.COM Shaqaalaha Hayada Care International Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay Gudiga Abaaraha. Maxamed Bili bili

HARGEYSA:DAAWO VIDEO Madaxweyne Axmed Siilanyo Oo Shirjara’id Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Kaga Hadlay Abaraaha Dalka Ka Jira Iyo Dib U Dhigista Diiwangelinta

HARGEYSA:DAAWO VIDEO Madaxweyne Axmed Siilanyo Oo Shirjara’id Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Kaga Hadlay Abaraaha Dalka Ka Jira Iyo Dib U Dhigista Diiwangelinta

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Madaxweyne Axmed Siilanyo Oo Shirjara’id Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Kaga Hadlay Abaraaha Dalka Ka Jira Iyo Dib U Dhigista Diiwangelinta.

DAAWO VIDEO:Ururka ADALSAN Oo Biyo Dhaamis Ka Bilawday Bariga Degmada Baki iyo Dadka Deegaankaasi Oo Qaylo Dhaan Diray

DAAWO VIDEO:Ururka ADALSAN Oo Biyo Dhaamis Ka Bilawday Bariga Degmada Baki iyo Dadka Deegaankaasi Oo Qaylo Dhaan Diray

BOORAMA LUGHAYA.COM Ururka ADALSAN Oo Biyo Dhaamis ka Bilawday Bariga Degmada Baki iyo Dadka Deegaankaasi Oo Qaylo Dhaan Diray.

BORAMA:DAAWO VIDEO Madaxwayne kuxigeenka Somliland Oo Maanta Indha Soo Saaray Dadka Ay Abaaruhu Halakeeyeen Ee Deegaanka Kalabaydhka Ee G/Salal

BORAMA:DAAWO VIDEO Madaxwayne kuxigeenka Somliland Oo Maanta Indha Soo Saaray Dadka Ay Abaaruhu Halakeeyeen Ee Deegaanka Kalabaydhka Ee G/Salal

BOORAMA LUGHAYA.COM Madaxwayne kuxigeenka Somliland Oo Maanta Indha Soo Saaray Dadka Ay Abaaruhu Halakeeyeen Ee Deegaanka Kalabaydhka Ee Gobolka Salal.

Daawo Madaxwayne kuxigeenka Oo Hawlgalo Lagu Rarayo Dadka ay Abaaruhu Barakiciyeen ka Bilaabay Deeganka Riiga Kalawle Ee Deg.Lughaya

Daawo Madaxwayne kuxigeenka Oo Hawlgalo Lagu Rarayo Dadka ay Abaaruhu Barakiciyeen ka Bilaabay Deeganka Riiga Kalawle Ee Deg.Lughaya

BOORAMA LUGHAYA.COM Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Hawlgalo Lagu Rarayo Dadka ay Abaaruhu Barakiciyeen ka Bilaabay Deeganka Riiga Kalawle Ee Deg.Lughaya HALKAN KA DAAWO Maxamed Bili bili Lughaya.com Boorama

Daawo Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Golayaasha Oo ka Hadlay Sababaha Keentay in Laga Hakiyo Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland.

Daawo Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Golayaasha Oo ka Hadlay Sababaha Keentay in Laga Hakiyo Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland.

BOORAMA LUGHAYA.COM Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Golayaasha Oo ka Hadlay Sababaha Keentay in Laga Hakiyo Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland. HALKAN KA DAAWO MAXAMED BILI BILI

Daawo Wafdigii Madaxwayne kuxigeenka Oo Soo Gaadhay Boorama Kana Waramay Baaxada Abaaraha Ee ay Indha soo Saareen.

Daawo Wafdigii Madaxwayne kuxigeenka Oo Soo Gaadhay Boorama Kana Waramay Baaxada Abaaraha Ee ay Indha soo Saareen.

BOORAMA LUGHAYA.COM Wafdigii Madaxwayne kuxigeenka Oo Soo Gaadhay Boorama Kana Waramay Baaxada Abaaraha Ee ay Indha soo Saareen. HALKAN KA DAAWO Maxamed Bili bili

BORAMA:DAAWO VIDOE Dadwaynaha Reer Boorama Oo Dareeno kala Duwan KA Bixiyay Dibu dhigista Diwaangalinta Codbixiyayaasha.

BORAMA:DAAWO VIDOE Dadwaynaha Reer Boorama Oo Dareeno kala Duwan KA Bixiyay Dibu dhigista Diwaangalinta Codbixiyayaasha.

BOORAMA LUGHAYA.COM Dadwaynaha Reer Boorama Oo Dareeno kala Duwan KA Bixiyay Dibu dhigista Diwaangalinta Codbixiyayaasha. HALKAN KA DAAWO Xafiiska Wararka LUGHAYA.com Borama Head Office Wariye:BILI BILI

Page 1 of 44123Next ›Last »

Recent Comments