Home » 2016 » April

DAAWO VIDEO: Wasiir Abgaal oo Ka Hadlay Qaabkii Xilka Uu Madaxwayne Siilaanyo Uga Qaadday

DAAWO VIDEO: Wasiir Abgaal oo Ka Hadlay Qaabkii Xilka Uu Madaxwayne Siilaanyo Uga Qaadday

HARGAYSA LUGHAYA.COM Wasiir Abgaal oo Ka Hadlay Qaabkii Xilka Uu Madaxwayne Siilaanyo Uga Qaadday HALKAN KA DAAWO

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Shaqaale-weynaha Somaliland

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Shaqaale-weynaha Somaliland

Hargeysa(Lughaya.com):-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa shaqalaha Aduunka, gaar ahaan shaqaale waynaha Somaliland, munaasibada 01-May, Maalinat shaqaalaha adduunka awgeed. Madaxweynuhu wuxuu shaqaalaha ku sifeeyey cududda iyo xoogga wax soo saarka iyo horumarinta qaranka, la’aantoodna aanu jiraynin himilo wanaagsan oo ummaddu hiigsataa. Madaxweynuhu wuxu tilmaamay inuu qarankani ilaalinayo xuquuqda […]

BORAMA:DAAWO VIDEO Dhalinyarada Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Daaduufeeyey Eadaymo Loo Jeediyey Dallada Dhalinayarada Saoamliland Ee SONYO

BORAMA:DAAWO VIDEO Dhalinyarada Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Daaduufeeyey Eadaymo Loo Jeediyey Dallada Dhalinayarada Saoamliland Ee SONYO

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Dhalinyarada Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Daaduufeeyey Eadaymo Loo Jeediyey Dallada Dhalinayarada Saoamliland Ee SONYO.

HARGEYSA:DAAWO VIDEO Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo Oo Maanta Iska Diiwaangeliyey Xarunta Hayada Shaqaalaha Ee Magaalada Hargeysa

HARGEYSA:DAAWO VIDEO Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo Oo Maanta Iska Diiwaangeliyey Xarunta Hayada Shaqaalaha Ee Magaalada Hargeysa

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo Oo Iska Diiwaangeliyey Xarunta Hayada Shaqaalaha Ee Magaalada Hargeysa.

Does Somaliland Afford To Have Sizeable Foriegn Worker The Answer Is A Big NO

Does Somaliland Afford To Have Sizeable Foriegn Worker The Answer Is A Big NO

With the exception of a couple of diplomatic missions who have the right to employ staff of their choice, the bulk of the foreign entities operating in Somaliland are UN organizations, other International Aid Agencies or a few business entities, all of whom are govern by Somaliland Labor Regulations. Nonetheless, the vast majority of the […]

HARGEYSA:DAAWO VIDEO Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADANI Oo Ka War-bixiyey Kormeer Ku Maray Goobaha Ay Ka Socoto Diwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Maroodi Jeex

HARGEYSA:DAAWO VIDEO Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADANI Oo Ka War-bixiyey Kormeer Ku Maray Goobaha Ay Ka Socoto Diwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Maroodi Jeex

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADANI Oo Ka ar-bixiyey Kormeer Ku Maray Goobaha Ay Ka Socoto Diwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Maroodi Jeex.

Daawo VOA iyo wariye Da,da yar Ee Zakariye Xuseen-Quulle Oo si Qoto-dheer Uga Faallooday Dhaqaalaha Dalka Sucuudiga

Daawo VOA iyo wariye Da,da yar Ee Zakariye Xuseen-Quulle Oo si Qoto-dheer Uga Faallooday Dhaqaalaha Dalka Sucuudiga

Boorama Lughaya.com VOA iyo wariye Da,da yar Ee Zakariye Xuseen-Quulle Oo si Qoto-dheer Uga Faallooday Dhaqaalaha Dalka Sucuudiga

Tartankii Xiisaha Badnaa Ee Jaamacadda Eelo Ee Borama Si Habsami Ah Uga Socda iyo Kooxaha Maanta Fooda Is Daray

Tartankii Xiisaha Badnaa Ee Jaamacadda Eelo Ee Borama Si Habsami Ah Uga Socda iyo Kooxaha Maanta Fooda Is Daray

BOORAMA LUGHAYA.COM Tartanka kubada cagta ee sanadlaha ahaa ee dhex marijiray ardayda kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Eelo ee Magaalada Boorama ayaa wali si habsamiya uga socda garoonka Kubada Cagta ee Xaaji Daahir ee Magaalada Boorama Kulankii galabta oo ahaa mid aad u adag ayaa waxa fooda is daray kooxaha Fresh iyo Computer science-ka, waxana […]

3 Qof Isku Qoys ah Oo Ku DHintay Degaanka Fiqi Aadan Ee Deg. Saylac Kadib Markii Uu Daad Qaaday

3 Qof Isku Qoys ah Oo Ku DHintay Degaanka Fiqi Aadan Ee Deg. Saylac Kadib Markii Uu Daad Qaaday

BOORAMA LUGHAYA.COM AHUN sedex qof oo laba ka mid ah ay haween yihiin iyo Wiil Yar oo labadan haweena ah mid ka mid ahi ay Hooyo u ahayd ayaa galabta meedkooda lagu aasay Magaalada Fiqi-Aadan, ee Degmada Saylac, kadib markii Subaxnimadii hore ee saaka uu qaaday Dooxa Saare ee mara duleedka Magaalada Fiqi Aadan ee […]

Daawo:-Wasiir Abgaal Oo Xilka Qaadista Madaxwaynaha Somaliland Ku Sameeyay Xalay Kasii Afeef Dhigtay.

Daawo:-Wasiir Abgaal Oo Xilka Qaadista Madaxwaynaha Somaliland Ku Sameeyay Xalay Kasii Afeef Dhigtay.

BOORAMA LUGHAYA.COM-Wasiir Abgaal Oo Xilka Qaadista Madaxwaynaha Somaliland Ku Sameeyay Xalay Kasii Afeef Dhigtay. HALKAN KA DAAWO

Page 1 of 43123Next ›Last »

Recent Comments