Home » 2016 » May

Daawo Maayarada Boorama & kan Hargaysa Oo ka Hadlay Muranka Dhulka iyo sida Loo Xaliyo Oo Xeer Cusub Oo Laga Soosaray.

Daawo Maayarada Boorama & kan Hargaysa Oo ka Hadlay Muranka Dhulka iyo sida Loo Xaliyo Oo Xeer Cusub Oo Laga Soosaray.

Hargaysa Lughaya.com Maayarada Boorama & kan Hargaysa Oo ka Hadlay Muranka Dhulka iyo sida Loo Xaliyo Oo Xeer Cusub Oo Laga Soosaray Halkan ka Daawo

Maxaa Sababay in Xildhibaanadii Beesha Maxamed Case laga Waayay Mid ka Difaaca Madaxwayne Kuxigeenka Fadeexadii Xil. Xasan Cawaale.Qalinkii Siyaasi Abdishakuur Gande.

Maxaa Sababay in Xildhibaanadii Beesha Maxamed Case laga Waayay Mid ka Difaaca Madaxwayne Kuxigeenka Fadeexadii Xil. Xasan Cawaale.Qalinkii Siyaasi Abdishakuur Gande.

Xildhiban X Cawaale Caynaan, waa masuul unool helid quud maalin dagaal oo malinba halkay ugu jirto usoo dagaalama maalin kadibna ilaawa cidii abaalki hore sida ka muuqata edeb daradiisa xadhkaha goosate maanta uu aflagaadada iyo abaal ka dhaca ugula badheedhay hogaamiyaha dhabta ah (madaxwayne ku xigeenka eng c/raxman saylici). Xildhiban Xasan, Wakhtigii aniga iigu horaysay […]

Daawo “Xildhibaan Xasan Cawaalow Afkii Aad Shalay ku Amaantay Saylici Inaad Maanta Ku Caydaa Waa Xaaran Boosaskana Waa Lakala Leeyahay”Wasiir kuxigeenkii Hore Ee W/Deegaanka

Daawo “Xildhibaan Xasan Cawaalow Afkii Aad Shalay ku Amaantay Saylici Inaad Maanta Ku Caydaa Waa Xaaran Boosaskana Waa Lakala Leeyahay”Wasiir kuxigeenkii Hore Ee W/Deegaanka

Daawo Wasiir ku-xigeenkii Hore Ee Wasaarada Deegaanka ee Dawladii UDUB Mud.Saciid Qiiro ayaa Maanta Jawaab Adag ka Bixiyay Hadal ka Soo Yeedhy Xildhibaan Xasan Cawaale Halkan ka Daawo Maxamed b

Daawo Boobe Yuusuf Ducaale Hadaanu Nahay SNM Waxaanu Gaar Uleenahay 31ka May 27ka May 6 Afril 17ka Oktobar.

Daawo Boobe Yuusuf Ducaale Hadaanu Nahay SNM Waxaanu Gaar Uleenahay 31ka May 27ka May 6 Afril 17ka Oktobar.

Hargaysa Lughaya.com Boobe Oo Ka Hadlay 31May Oo Ku Beegan Maalintii Hargaysa Ciidankii SNM Soo Galeen Iyo Erayga Mujaahid Oo La Dhalan Rogay. Halkan ka Daawo

Daawo Gudoomiyaha Xissbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Prof Samater Lagu Bedelayo Saylici Iyo Heshiiska Dekada Berbera

Daawo Gudoomiyaha Xissbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Prof Samater Lagu Bedelayo Saylici Iyo Heshiiska Dekada Berbera

Daawo Gudoomiyaha Xissbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Prof Samater Lagu Bedelayo Saylici Iyo Heshiiska Dekada Berbera Halkan ka Daawo

Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Maamulka Puntland Iyo Danjiraha Dawlada Turkiga U Fadhiya Somaliya

Muqdisho (Awdalmedia.com):-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u joogaa magaalada Muqdisho ayaa maanta 31-05-2016 kulan quraac sharaf ah la qaatay danjiraha dawladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya Ambassador Olgan Bakar, waxaana kulankaasi uu ka qabsoomay xarunta cusub ee safaaradda ee dawladda Turkiga ee magaalada Muqdisho, taas oo dhowaan la daah […]

Qaraxyo is-xiga Oo lagu Weeraray Ciidamada Puntland Oo Marayay Buuraha Galgala

Qaraxyo is-xiga Oo lagu Weeraray Ciidamada Puntland Oo Marayay Buuraha Galgala

Boorama Lughaya.com Wararka ka imaanaya Buuraha Galgala ee duleedka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in qaraxyo is xiga maanta barqadii lala beegsaday Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Puntland. Sida ay sheegayaan wararka qaraxyada oo ahaa miino dhulka hoostiisa lagu aasay ayaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidanka Puntland ee saldhigyada ku leh […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiyo Ka Socda Dawladda Cumaan Iyo Hay’adda MSF+SAWIRRO.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiyo Ka Socda Dawladda Cumaan Iyo Hay’adda MSF+SAWIRRO.

(Hargeysa Lughaya)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran Cadde ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday Madaxtooyada Dawlada Cumaan. Waftidan oo uu hogaaminayey dhaxal sugaha Boqortooyada Cumaan General Nuux ayaa ujeedada socdaalkoodu ay ahayd sidii ay usoo indho indhay lahaayeen xaalada amaan iyo ta maalgashi ee dawlada Somaliland . Waxaana wasiirka arrimaha […]

DAAWO DOOD KULUL Oo Ku Saabsaan Heshiiskii Dekada Berbera

DAAWO DOOD KULUL Oo Ku Saabsaan Heshiiskii Dekada Berbera

LUGHAYA.COM-DAAWO DOOD KULUL Oo Ku Saabsaan Heshiiskii Dekada Berbera.

SPORTS:Leicester City Oo Kooxaha Real Madrid, Barcelona Iyo Bayern Munich Kula Biirtay Booska Kowaad Ee Isku Aadka Champions Leaque-ga

SPORTS:Leicester City Oo Kooxaha Real Madrid, Barcelona Iyo Bayern Munich Kula Biirtay Booska Kowaad Ee Isku Aadka Champions Leaque-ga

LUGHAYASPORTS-Kooxda Leicester City ayaa booska kowaad ee isku aadka Champions Leaque-ga kula biirtay kooxaha Yurub ugu waa wayn, waxaana Pot 1 ku wada jira kooxaha ku soo guulaystay todoba horyaal ee Yurub ugu waa wayn, waxaana tirada buuxinaysa kooxda Champions Leaque-ga ku guulaystay.  Todoba horyaal ee Yurub ugu qiimaha sareeya ee sharciga UEFA ayaa ah […]

Page 1 of 42123Next ›Last »

Recent Comments