Home » 2016 » June

Xisbiga WADDANI Oo Taageerayaashiisa Ku War-galiyay Wakhtiga Ay Ku Soo Biirayaan Siyaasiyiinta Isbahaysiga KULMIYE.

Xisbiga WADDANI Oo Taageerayaashiisa Ku War-galiyay Wakhtiga Ay Ku Soo Biirayaan Siyaasiyiinta Isbahaysiga KULMIYE.

(Hargeysa Lughaya.com)-Xoghaye ku-xigeenka siyaasada ee xisbiga mucaaradka ah ee WADAANI Md. Maxamed Abiib Yuusuf ayaa warka ku shaaciyey, kuna sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay xalay barta uu ku leeyahay mareegta xidhiidhka dadweynaha ee Facebook, kaasoo uu ugu bushaareeyey kuna war-galiyey dhammaan Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee ku kala sugan dalka guddihiisa iyo dibeddiisa-ba inay […]

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Beeshiisa Oo Qudha Ku Koobay Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Gabiley.

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Beeshiisa Oo Qudha Ku Koobay Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Gabiley.

Boorama Lughaya.com Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa Biyaha aan hrortooda arkaaya dabadooda maxaan ku sugaa, waxa aan maahmahdan u soo qaatay oo aan uga jeedaa Cadaalda laga fili karo mustaqbal gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxa ay noqon doonto iyada oo ay manta na hortaalo cadaalad darada, eexda iyo anaa qalinka isku hayada ka […]

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya.

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya.

Hargaysa Lughaya.com Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya. Halkan ka Daawo

DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Isku Af-gartay Ajandaha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.

DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Isku Af-gartay Ajandaha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.

Hargaysa Lughaya.com Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Isku Af-gartay Ajandaha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada. Halkan ka Daawo

DAAWO VIDEO:Saldhig Qarsoodi Ah Oo Ciidamada Reer Galbeedku Ku Leeyihiin Magaalada Muqdisho Oo MUUQAAL SIR AH LAGA HELAY

DAAWO VIDEO:Saldhig Qarsoodi Ah Oo Ciidamada Reer Galbeedku Ku Leeyihiin Magaalada Muqdisho Oo MUUQAAL SIR AH LAGA HELAY

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Saldhig Qarsoodi Ah Oo Ciidamada Reer Galbeedku Ku Leeyihiin Magaalada Muqdisho Oo MUUQAAL SIR AH LAGA HELAY.

MADAXWAYNE KUXIGEENKA SOMALILAND WAA SHAKSI KUSIFOOBAY ASTAAMAHA HOGAANKA WANAAGSAN.By SIYAASI ABDI SHAKUR GANDE

MADAXWAYNE KUXIGEENKA SOMALILAND WAA SHAKSI KUSIFOOBAY ASTAAMAHA HOGAANKA WANAAGSAN.By  SIYAASI ABDI SHAKUR GANDE

    Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo ah hogaamiyaha dhabta ee ku sifoobay maamul wanaag, hawlkarnimo, daacad, cilmi, caqli, cibaado, dedaal & kawarhynta shacabkiisa. Waxa uu mudooyinkii u danbeeyay madaxwayne ku xigeenka dalka mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ku hawlanaa gargaarka shacabka abaarihii baahsanaa ay saameeyeen. Isagoo lasoo qaybsaday dhibtii iyo dayacii haystay, wuxuna hawshaasi gargaarka ah […]

Daawo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Wariyaha Hctv Ee ku Xidhan Jigjiga Oo ka Dhacay Boorama.

Daawo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Wariyaha Hctv Ee ku Xidhan Jigjiga Oo ka Dhacay Boorama.

Boorama Lughaya.com Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Wariyaha Hctv Ee ku Xidhan Jigjiga Oo ka Dhacay Boorama. Halkan ka Daawo

DAAWO: Haweenka Ku Shaqaysta Xirfada Kuuliga Ee Boorama Oo Cabasho Ka Muujiyay Raashinka Mucaawinooyinka Ah Oo Beelaysan Lagu Qaybiyay.

DAAWO: Haweenka Ku Shaqaysta Xirfada Kuuliga Ee Boorama Oo Cabasho Ka Muujiyay Raashinka Mucaawinooyinka Ah Oo Beelaysan Lagu Qaybiyay.

(Boorama Lughaya.com)-Haweenka ku shaqaysta xirfada kuuliga ee Magaalada Boorama ayaa cabasho wayn ka muujiyay raashin mucaawinooyinka ah ee loogu talo galay dadka danyarta ah ee gobolka Awdal islamarkaasina ay haweenkani sheegeen in deeqdan lagu qaybiyay hab beelaysan. Halkan ka Daawo

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ururka Sama-falka Ee Al-khair Foundation (SAWIRRO+Video)

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ururka Sama-falka Ee Al-khair Foundation (SAWIRRO+Video)

(Hargeysa Lughaya.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta masuuliyiinta Ururka Sama-falka ee Al-khair Foundation, kuwaasoo uu horkacayey agaasimaha fulinta (CEO) ee hay’addaasi, Mr Saif Ahamed, oo isla markaana ah safiir ka tirsan Madasha Hoggaaminta Caalamka Islaamka (Ambassador World Muslim Leadership Forum). Masuuliyiintan oo madaxweynaha ugu yimid booqasho sharaf iyo mid […]

FADEEXAD:Hoggaanka WADDANI oo ka Muquurtay Xuska Maalinta 26-ka June Xilli Ay Dhawaan Muran Geliyeen 18-ka May

FADEEXAD:Hoggaanka WADDANI oo ka Muquurtay Xuska Maalinta 26-ka June Xilli Ay Dhawaan Muran Geliyeen 18-ka May

LUGHAYA.COM-Su’aasha Taagan ayaa ah Xisbiga WADDANI Ma Waxa Uu Doonayaa Oo Weynaynayaa Maalinta 1-da July?

Page 1 of 30123Next ›Last »

Recent Comments