Home » 2016 » July

DAAWO MUUQAAL Wasiir Ka Tirsan Xukumada Siilanyo”Somaliland Dadkeeda Been Ayey U Sheegaysaa Waa Maamul Somaliya Ka Tirsan”

DAAWO MUUQAAL Wasiir Ka Tirsan Xukumada Siilanyo”Somaliland Dadkeeda Been Ayey U Sheegaysaa Waa Maamul Somaliya Ka Tirsan”

LUGHAYA.COM-DAAWO MUUQAAL Wasiir Ka Tirsan Xukumada Siilanyo”Somaliland Dadkeeda Been Ayey U Sheegaysaa Waa Maamul Somaliya Ka Tirsan”.

DAAWO VIDEO:Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Khudbad Ka Jeediyey Xafladii Wanqasha Degmada Cusub Ee Degmada Balimataan

DAAWO VIDEO:Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Khudbad Ka Jeediyey Xafladii Wanqasha Degmada Cusub Ee Degmada Balimataan

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Khudbad Ka Jeediyey Xafladii Wanqasha Degmada Cusub Ee Degmada Balimataan.

DAAWO VIDEO:”Xisbiga WADANI Garxajisnimo Cod Ku Heli-mayo Muuse Biixina Abtinimo Ku Heli-maayo”Faysal Cali Waraabe

DAAWO VIDEO:”Xisbiga WADANI Garxajisnimo Cod Ku Heli-mayo Muuse Biixina Abtinimo Ku Heli-maayo”Faysal Cali Waraabe

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:”Xisbiga WADANI Garxajisnimo Cod Ku Heli-mayo Muuse Biixina Abtinimo Ku Hel-maayo”Faysal Cali Waraabe.

WARARKII UGU DANBEEYEY:Dawlada Federalka Somaliya Oo Ka Hadashay Khasarihii Weerarkii Xarunta CID-da+Tirada Dhimashada Ee Al-shabaab+SAWIRO

WARARKII UGU DANBEEYEY:Dawlada Federalka Somaliya Oo Ka Hadashay Khasarihii Weerarkii Xarunta CID-da+Tirada Dhimashada Ee Al-shabaab+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay tirada Al-shabaabkii weerarka ku qaaday xarunta dambi baarista ee CID iyo khasaaraha ka dhashay weerarka loo adeegsaday labo gaari oo qaraxyo ay ka buuxeen. Wasaarada amniga ee xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in 7 ruux ay ahaayeen tirada Al-shabaab-ka weerarka kusoo qaaday xarunta CID-da ayna wateen labo gaari oo waxyaabaha qaraxa […]

WAR DEG DEG AH:Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta CID-da Ee Muqdisho Iskuna Dayday Inay Gudaha U Gasho Xarunta+SAWIRO

WAR DEG DEG AH:Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta CID-da Ee Muqdisho Iskuna Dayday Inay Gudaha U Gasho Xarunta+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Xarakada Al-shabaab ayaa saaka aroortii hore waxay weerar ku qaadan xarunta CID-da ee DF iyagoona rabay inay gudaha u galaan in kastoo wararka la helayo sheegayaan in Tiro ka tirsan mitidinta Al-shabaabay gudaha u galaan xarunta. HADABA HOOS KA DAAWO SAWIRADA: Xafiiska Wararka Lughaya.com EMAIL:Lughayaweb@hotmail.com

DAAWO VIDEO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Safiirka Turkiga

DAAWO VIDEO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Safiirka Turkiga

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Safiirka Turkiga.

Ma Runbaa Soomalidu Wax Akhriska iyo Wax Qorista Ma Jecla ?? W/Q Khadar Aar

Ma Runbaa Soomalidu Wax Akhriska iyo Wax Qorista Ma Jecla ?? W/Q Khadar Aar

Waa su’aal in badan ay dadku iswaydiyaan ,runtii marka aad u dhabbo gashana waxa aad oganaysaa in ay tahay wax jira oo aan la dafiri karin ,waayo hadii wax akhriskeena iyo wax qoristenu badan lahayd heerkan maynaan joogneen. Hadii aad u kuur gasho amma aad istidhaahdo bal wax ka ogow Somalida inta wax akhrida waxa […]

BULSHADU YAANAY AQBALIN IN MURASHIXIINTA MADAXWAYNUHU KU DHEX DHUUNTAAN MURASHIXIINTA BAARLAMAANKA DOORASHADA SOO SOCOTA

BULSHADU YAANAY AQBALIN IN MURASHIXIINTA MADAXWAYNUHU KU DHEX DHUUNTAAN MURASHIXIINTA BAARLAMAANKA DOORASHADA SOO SOCOTA

Nidaamka dimaquraadigu waxa uu noqon karaa mid baarlamaani ah (Parliamentary system) amba mid madaxtooyo (Presidential system).Somaliland ahaan,nidaamkeenu waa ka danbe oo ah nidaam madaxtooyo,oo madaxwaynaha ay toos u soo doorteen bulshadu si aan muhmal,madmadow,iyo isku khaldan ku jirin.Sidaa daraadeed in labada doorasho mar la wada qabtaa waxa ay ka dhigan tahay labadii nidaam oo la […]

BAHABAR MUUSE MAXAA UGA QORSHAYSAN DHULKEEDA 25 SANO LA HAYSTO? MA DHIMASHO MISE DHEG-XUMO!

BAHABAR MUUSE MAXAA UGA QORSHAYSAN DHULKEEDA 25 SANO LA HAYSTO? MA DHIMASHO MISE DHEG-XUMO!

Beesha Bahabar Muuse, marka la barbar-dhigo dhammaan Beelaha kale ee Somaliland ee min Bari ilaa Galbeed, waa Beesha keliya ee beeraheedii, dhulkeedii, digadeedii iyo dambaskeedii ay beel kale oo la mid ahi (Sacad Muuse) xoog iyo sharc-darro ku haysato mudo 25 sano ah. Waxa kale oo intaa dheer hambadii yarayd ee Bahabar Muuse uga soo […]

Daawo Boorama:Shaqaalaha Garoonka Kubada Cagta X/Daahir Oo ka Dayriyay Xaalada Gararoonka Kdib Markii ay Daadadku Burburiyeen.

Daawo Boorama:Shaqaalaha Garoonka Kubada Cagta X/Daahir Oo ka Dayriyay Xaalada Gararoonka Kdib Markii ay Daadadku Burburiyeen.

Boorama Lughaya.com:Shaqaalaha Garoonka Kubada Cagta Xaaji Daahir Oo ka Dayriyay Xaalada Gararoonka Kdib Markii ay Daadadku Burburiyeen. Halkan ka Daawo

Page 1 of 35123Next ›Last »

Recent Comments