OGAYSIIS:Soo Dhaweynta Fanaanada Qaran Ee Hibo Maxamed Hodoon(Hibo Nura) Iyo Habeenka LONDON

thumbnail_13664423_1249418665098314_147334796_n
Dhamaan Bulsho Waynta Soomaaliyeed  ee Degan Cariga kan  U k . Waxa lagu War Galinayaa  inay si Mug iyo Miisaan leh isla Markaana Maamuusi ku Dheehantahay uga soo Qaybgalaan Xaflad soo  Dhawayn ah oo loo Qabanayo Hoboladii Hogaanka waa Bari  waa Hibo Maxamed Hodoon (Hibo Nuura ) .
               
                       Waxa Habeenkaa aan Madasha iyo Masraxiyada ka Maqnayn Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka ee ay Hodanka ku yihiin  Umada Reer Adal
            Dhinaca kale           waxa aan Madasha ka Madhnayn aan kana Maqnayn Fanaaniinta Fil Walba iskugu jirta ee aan Marnaba Xidigoodu Dhicin  ee Reer U k
                        Goobta iyo Goorta  waxa ay ku xusanyihiin isla Markaana ka Dheehan kartiin Xagga sare .
                                            Mahadsanidiin.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments