Home » 2016 » August

Daawo Muuse Biixi Oo ka Hadlay 6da Goobood Ee Lughaya Odayada Dhaqankana Ugu Baaqay inay Hanjabaada Iska Daayaan

(Gabilay Lughaya.com) Guddoomiyaha ahna murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay qalin jabinti Jaamacdda Timacadde, ayaa ka hadlay 6da goobood ee ka tirsan Degmada Lughaya. Halkan ka Daawo

Aqoonyahanada Reer Awdal Ee Ku Nool Dalka Maraykanka Oo Canbaareeyay Xaalada Amni-daro Oo ay Xukuumada Kulmiye ka Abuurayso 6da Goobood Ee Deg. Lughaya

Maraykan Lughaya.com Qaar Ka Mida Aqoonyahanada Reer Awdal Ee Ku Nool Dalka Maraykanka Oo Canbaareeyay Xaalada Amni-daro Oo ay Xukuumada Kulmiye ka Abuurayso 6da Goobood Ee Deg. Lughaya Halkan ka Daawo

Daawo Caaqil Af qaloocshe Oo Luqad Adag kula Hadlay Suldaanka Muuse Biixi Sabayste

Boorama Lughaya.com Caaqil Af qaloocshe Oo Luqad Adag kula Hadlay Suldaanka Muuse Biixi Sabayste

Nairobi:Cabasho Ganacsi Oo la Xidhiidha Awgeed Oo loo Xidhay Suuqa weyn Ee Saafada Islii.

Cabasho ganacsi la xiriirta awgeed ayaa maanta waxaa xiran qeybo badan oo ka tirsan suuqa weyn ee xaafada Islii. Dukaamo badan ayaa maanta aan la furin oo xiran. Ganacsatada ayaa waxaa ay cabasho ka keeneen in dawlada hoose ee Nairobi aysan khadamaad badan siin xaafadaa oo wax sidaa u buuran aysan ka qaban halkaa oo […]

Faallo: Damac Dawlad Huwan by:Badhasaabkii hore Ee Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul (Buuni)

Xiisada ay xukuumada Kulmiye ka wado degmada Lughaya waa mid xadkii dhaaftay oo meel ka dhac ku ah dalkii Somaliland ee xeerka iyo kala dambaynta lahaa, muranka xuduudaha ee degmada Lughaya la galiyay maantuna ma aha mid qiil loo helayo balse waa qar-iska-tuurnimo ay wadaan qaar kamid ah masuuliyiinta xilal kooda ku fashilmay ee uu […]

Daawo Suldaan Daahir Cismaan Cilmi Oo Jawaabtii Ugu Adkayd Ka Bixiyay Hadalo Shalay Ka Soo Yeedhay Suldaan Sabeyste.

Boorama Lughaya.com Suldaan Daahir Cismaan Cilmi Oo Jawaabtii Ugu Adkayd Ka Bixiyay Hadalo Shalay Ka Soo Yeedhay Suldaan Sabeyste.

Daawo Salaadiinta Hargaysa Waxay ku Dacwiyeen Hadaan Diwaangalinta Laga Qaban 6da Goobood Doorasho Galimayno Markaa Go,aankii Aanu Qaadanay Ciro Wuu Nagu Raacay Imikana Wuu ka Horyimid.Wasiiruldawlaha Amniga

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Aan Lasii Shaacin Ku Tagay Magaalada Gabilay.

Laba Gaadhi Oo Waday Agabkii Diwaangalinta Deegaanka Hol-Hol, Ee Gobolka Sool Oo Lagu Afduubay.

(Laascaanood Lughaya.com) Laba gaadhi oo u kiraysnaa Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa lagu afduubay Gobolka Sool. Labadan Gaadhi oo ah Laankaruusaro, waxay sideen Sanduuqi Magaalada Hol-Hol, ee Diwaangalinta waxaana lagu ka xaystay agabkii saarnaa. Sida wararka hordhac ahi ku soo gaadhayaan Shabakada Wararka ee Lughaya.com, waxba may gaadhin shaqaalihii saarnaa Gawaadhida, waxaanay ku amreen kooxdii […]

DAAWO VIDEO:Cuqaasha Deegaanka Ceel la Helay iyo Xil Badmaax Oo ka Hadlay Ciidamo la Keenay 6da Goobood iyo Xaalada Colaadeed Ee ka Taagan Deegaankaasi.

Boorama Lughaya.com Cuqaasha Deegaanka Ceel la Helay iyo Xil Badmaax Oo ka Hadlay Ciidamo la Keenay 6da Goobood iyo Xaalada Colaadeed ee ka Taagan Deegaankaasi. Halkan ka Daawo

Page 1 of 33123Next ›Last »

Recent Comments