Home » 2016 » September

Daawo Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Ka Hadlay Xaalada Muqdisho Murankii Bada Somaliya la Galiyay Sheegayna In Siyaasiyiinta Koonfurta Waxba U Ogolayn Somaliland

Daawo Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Ka Hadlay Xaalada Muqdisho Murankii Bada Somaliya la Galiyay Sheegayna In Siyaasiyiinta Koonfurta Waxba U Ogolayn Somaliland

Daawo Siyaasi Cabdi Wayne Oo Mar Labaad Shaaciyay Inuu U Tartamayo Jagada Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani.

Danjiraha Mareykanka Ee Somalia Oo Soomaalida ku nool Minnesota kala Hadlay Duqayntii Gaalkacayo.(Sawiro+Video)

Danjiraha Mareykanka Ee Somalia Oo Soomaalida ku nool Minnesota kala Hadlay Duqayntii Gaalkacayo.(Sawiro+Video)

Safiirka Dalka Maraykanka ee Somalia, Spephen Schwartz ayaa Shalay Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota, isagoo horay ula kulmay Jaaliyadda Soomaalida eek Magaaladda Seattle-Washington. Danjiraha oo kulankii shalay ka hor la hadlay dadyow kala duwan Jaamacadda Minnesota, hasa yeeshee kulankii shalay wuxuu ahaa mid gaar u ah Soomaalida. Spephen Schwartz oo […]

Hooyada Dhashay Askari ku jira Gacanta Alshabaab Oo Codsaday in Lasii daayo

Hooyada Dhashay Askari ku jira Gacanta Alshabaab Oo Codsaday in Lasii daayo

Qoyska askari ku jira gacanta ururka Alshabaab oo ay dhowaana soo bandhigtay ururka Alshabaab ayaa codsaday in la sii daayo. Hooyada askarigan Christine Nzilani Kiiyo oo aqoonsatay sawirka wiilkeeda Leonard Maingi ayaa ooyin la dhacday waxayna tiri iyadoo la hadlaysay saxaafada; “Waxaan ka codsanayaa dowlada inay sameyso wax walba oo ay ku badbaadin karto wiilkeyga,sidoo […]

Daawo Xisbiga Kulmiye Ee G/Sool Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah U Sameeyay Dhalinyarada ku Bahawday Ururka Star Oo Kasoo Diga Rogatay Xisbiga Wadani.

Daawo Xisbiga Kulmiye Ee G/Sool Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah U Sameeyay Dhalinyarada ku Bahawday Ururka Star Oo Kasoo Diga Rogatay Xisbiga Wadani.

SPORTS:Man United Oo Cidhiidhi Ah Old Traffrod Kaga Gaadhay Kooxda Zorya Luhansk, Zlatan Ibrahimovic Oo Red Devils Guushan Ku Hogaamiyay

SPORTS:Man United Oo Cidhiidhi Ah Old Traffrod Kaga Gaadhay Kooxda Zorya Luhansk, Zlatan Ibrahimovic Oo Red Devils Guushan Ku Hogaamiyay

LUGHAYA SPORTS-Manchester United ayaa guul cidhiidhi ah Old Traffrod kaga gaadhay kooxda ree Ukraine ee  Zorya Luhansk, waxaana Red Devils guushan u horseeday Ibrahimovic kaas oo Mourinho iyo kooxdiisa ka dulqaaday culays badan oo ka haystay kooxda martida u ahayd ee  Zorya Luhansk. Zorya Luhansk ayaa qaybtii hore soo badhigtay difaacasho cajiib ah waxayna Man […]

Dawlada Federalka Somaliya Oo WAR-SAXAFADAEED Ka Soo Saartay Duqeyntii Diyaaradaha Mareykanka Ku Garaceen Gobolk Mudug Ciidamada Galmudug

Dawlada Federalka Somaliya Oo WAR-SAXAFADAEED Ka Soo Saartay Duqeyntii Diyaaradaha Mareykanka Ku Garaceen Gobolk Mudug Ciidamada Galmudug

LUGHAYA.COM-Warqad ka Soo Baxday Xafiiska Ra,iisul Wasaare ku Xigeenka Dowlada Somaliya aya Looga Hadlay in Mareynka  Duqayntii  uu ka Geestay Bariga Gobalka Mudug  ay Ahayd Mid lagu Duqeyay Ciidanka Daraaiishta Galmudug aysan jirin Wax Shabaab ah oo Duqayntaasi  lagu Qaaday Waxana Dowlada Soomaliya ay Shaaca ka Qaaday in Gudi ka Gooban Wasiiro ay u Xirsaartay […]

DAAWO MUXAADIRADA JIMCAHA:Axkaamta Salada Jimce Iyo Khalalaadka Ay Dadku Galaan & Sheikh Adam

DAAWO MUXAADIRADA JIMCAHA:Axkaamta Salada Jimce Iyo Khalalaadka Ay Dadku Galaan & Sheikh Adam

LUGHAYA.COM-DAAWO MUXAADIRADA JIMCAHA:Axkaamta Salada Jimce Iyo Khalalaadka Ay Dadku Galaan & Sheikh Adam.

Way Isoo Korisay Iyada Oo I Moodaysa Ilmaheedii

Way Isoo Korisay Iyada Oo I Moodaysa Ilmaheedii

Dagalada iyo durufaha kala gadisan ee dalka wakhti aad u badan kasoo dhacayay ,waxa ay noqodeen kuwo umada gaadhsiiyay dhib aanay kasoo kaban karin,taasi oo ilaa iminka wali ay ku kala maqan yihiin qoysas iyo dad yaw aad u fara badani. Waa subax Jimca ah,waxa aan ku socdaa Masaajidka iigi dhaw xaafada aan deganahay,waxa aan […]

Journalist held Without Charge In Somaliland The Committee To Protect Journalists CPJ

Journalist held Without Charge In Somaliland The Committee To Protect Journalists CPJ

Authorities in Somaliland should immediately and unconditionally release journalist Ahmed Mouse Sakaaro, the Committee to Protect Journalists said today. Somaliland police arrested Sakaaro in the eastern town of Buroa on September 25, according to local journalists and a statement by a local human rights body. Ahmed runs the independent Rakaadnews online news portal. The Human Rights Centre, a local […]

Page 1 of 33123Next ›Last »

Recent Comments