Home » 2016 » October

Daawo Abaaraha Gobolka Sool Oo Maraya Meel Halis ah iyo Xukuumada Somaliland Oo dhagaha ka Furaysatay.

Daawo Abaaraha Gobolka Sool Oo Maraya Meel Halis ah iyo Xukuumada Somaliland Oo dhagaha ka Furaysatay.

Daawo Xoghayaha Xuquuqul Insaanka kana Mid ah Guddiga Qaban-qaabada Ee Garabka Faysal Oo Garabka Jamaal ku Eedeeyay inay Qas ka Dhexwadaan Shirka Xisbiga UCID.

Daawo Xoghayaha Xuquuqul Insaanka kana Mid ah Guddiga Qaban-qaabada Ee Garabka Faysal Oo Garabka Jamaal ku Eedeeyay inay Qas ka Dhexwadaan Shirka Xisbiga UCID.

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Mudane Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici Oo Si Ilbaxnimo Ku Jirto Banaanka U Soo Dhigey Cadaalad Darada Gudoomiye Cirro BY:Maxamed Jeex

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Mudane Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici Oo Si Ilbaxnimo Ku Jirto Banaanka U Soo Dhigey Cadaalad Darada Gudoomiye Cirro BY:Maxamed Jeex

Jiritaan Xisbi waxa sal u ah wadaagista aragti ay wada leeyihiin xubanha ka wada tirsan xisbiga. Haddaba manta, oo mudo badan kadib yagleelidii Nidaamka asxaabta Badan waxaa muuqda in Nasiib darooyin ku habsadeen Xisbiga wadani oo noqday iney iskugu yimaadeen dad aan u bisleyn siyaasada dalka somaliland. Sida uu cadeeyey madaxweyne ku xigeenka qaranka somaliland […]

RAG CADAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAAC.MAXAA KA HADHAY XUBNIHII HALBOWLAHA XISBIGA WADANI

RAG CADAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAAC.MAXAA KA HADHAY XUBNIHII HALBOWLAHA XISBIGA WADANI

Rag caddaalad waayaa sidii, cawsha kala yaacyeCaarrow shabeel iyo Dhurwaa, nalagu cawreeyeCanka nagu gur bahal Goodiroo loo cimaamadaye.Canda tarantay Caash-Boorri, bay ciidan leedahayeCunbullayska reeraha xigey, kula CarrawdaayeCitiqaadday Raageba inuu kuu ciniin yahaye.Weli curaddadiinnaan birtii, cadaw la taabsiineCoomaaddahaan idinku cunin, ceedhin laba wiigeCoofleyda haaddaan indhaa, idinka ciideyneCishii baanad soo noqon adoo, cararay maantiiyeMar haddii calooshayda geed […]

Wasiiro Somaliland Ah Oo Dacwad Europe Lagaga Soo Oogay . IRS- ta North America na Filo

Wasiiro Somaliland Ah Oo Dacwad Europe Lagaga Soo Oogay . IRS- ta North America na Filo

Maqaal maanta Jaraai’dka aduunka kusoo baxay siiba African Intelligence iyo Indian Ocean Newsletter wuxuu sheegaya Waji gabax diblomasiyeed oo la kulmay wafdigii Colnel Muuse Biixi Xambaarsanaa ee London tagay , waji gabaxa waxa u weheliya baadhis dambiyeed iyo dacwad lagu soo oogay Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi . Laba cisho ka hor intaanay kusoo noqon  waftiga […]

MAXAA FANKA KU CUSUB:Fananada Yurub Geenyo Oo Soo Saartay Hees Cusub(TASHUUSH) Iyo Heestan Oo Si Casri Ah Loo Soo Tumay

Daawo Ganacsatada iyo Dawlada Hoose Ee Boorama Oo ka Dooday Sidii Dhaqaalaha iyo Bilicda Magaalada Kor Loogu Qaadi lahaa.

Daawo Ganacsatada iyo Dawlada Hoose Ee Boorama Oo ka Dooday Sidii Dhaqaalaha iyo Bilicda Magaalada Kor Loogu Qaadi lahaa.

Daawo Gud.Seed Isga Oo ku Sugan Berbera ka Waramay Dacwad Uu U Gubdiyay Gudiga Diwaangalinta Xisbiyada Somaliland

Daawo Gud.Seed Isga Oo ku Sugan Berbera ka Waramay Dacwad Uu U Gubdiyay Gudiga Diwaangalinta Xisbiyada Somaliland

SPORTS:TARTANKA GOBOLADA SOMALILAND:Xulka Gobolka Xaysiimo Oo Dhulka Jiiday Xulka Gobolka Sanaag

SPORTS:TARTANKA GOBOLADA SOMALILAND:Xulka Gobolka Xaysiimo Oo Dhulka Jiiday Xulka Gobolka Sanaag

LUGHAYA SPORTS-Kulamada wareega labaad ee sideed dhamaadka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa galabta ka bilawday  garoonka Hargaysa Stadium waxaana kulan adag iskaga hor yimid xulalka gobolada Sanaag iyo Xaysimo oo ka wada tirsan Group A waxayna labada xul gobol kulankan ciyaarayeen iyaga oo soo guuldaraystay kulamadii wareegii hore. Xulka gobolka Xaysimo ayaa guuldaro wayn kulankii furitaanka […]

SWEDEN:DAAWO VIDEO Odayaasha & Siyaasiyiinta Habarjeclo(ISAAQ) Ee Dalka Sweden Oo Taageero U Muujiyey Xisbiga KULMIYE

SWEDEN:DAAWO VIDEO Odayaasha & Siyaasiyiinta Habarjeclo(ISAAQ) Ee Dalka Sweden Oo Taageero U Muujiyey Xisbiga KULMIYE

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO Odayaasha & Siyaasiyiinta Habarjeclo(ISAAQ) Ee Dalka Sweden Oo Taageero U Muujiyey Xisbiga KULMIYE.

Page 1 of 39123Next ›Last »

Recent Comments