Raayida Bintu Caamir – Beesha Makahiil oo Axmed Moumin Seed ku Matalay Doqontii Makka

LUGHAYA.COM-Xubin ka mid ah cuqaasha beesha Makaahiil ayaa siyaasi Axmad Muumin Seed ku matalay haweenay doqon ahayd, islamarkaana aan kala garashadeedu dhamaystirnayn oo aroortii xadhko soohi jirtay galabtiina furfuri jirtay.

Haweenaydaasi Ilaahay ayaa quraankiisa ku sheegay, waxayna ku noolayd samankii jaahiliga, magaalada Maka.

Arrintaasina dad badan ayaa u arkay gef labaad oo laga galay siyaasiga da`da yare e Seed oo hore uga cawday musuqmaasuq iyo cadaalad darro xisbiga Wadani ku sameeyay.

axmedmouminseed

quraanaayad

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments