Home » 2016 » November

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo lagu soo Dhaweeyey Sheekh iyo Berbera.(Sawiro)

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo lagu soo Dhaweeyey Sheekh iyo Berbera.(Sawiro)

(Hargaysa Lughaya.com)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa lagu soo dhaweeyey degmada Sheekh iyo magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Guddoomiyaha iyo madaxda wehelinaysa oo qayb ka ahaa weftigii Madaxweynaha ee gurmadka xaaladda abaarta u tagay gobollada bari ee Somaliland, balse kaga hadhay magaalada Ceerigaabo ee […]

Daawo Taliyaha Qaybta Ee Gobolka Saaxil Oo Sheegay Inay Gacanta ku Dhigeen Nin Dil kasoo Gaystay Hargaysa

Daawo Taliyaha Qaybta Ee Gobolka Saaxil Oo Sheegay Inay Gacanta ku Dhigeen Nin Dil kasoo Gaystay Hargaysa

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Oo Tacsi tiiraanyo leh u diray Ehelada iyo qaraaabdii AHUN XAASHI ABIIB Tubeec uu ka geeriyooday.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Oo  Tacsi tiiraanyo leh u diray  Ehelada iyo qaraaabdii AHUN  XAASHI ABIIB Tubeec uu ka geeriyooday.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Ale ha u naxariistee waxa maanta ku geeriyooday dalkaasi Maraykanka  Marxuun Xaashi Abiib Tubeec  oo ahaan jiray  Badhasaabkii hore  ee woqooyi galbeed lixdamaadkii. Waxa hadaba dhambaaltacsi ah oo la xiriira geeridaasi  nasoo gaadhsiiyay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil Saylici. Waxana ay u dhignayd tacsida M/xigeenku sidan […]

Jaamacada Eelo Oo Tacsi Tiiraanyo leh Udiray Qoyska iyo Qarabadii Uu ka Baxay AHUN Marxuum Xaashi Abiib

Jaamacada Eelo Oo Tacsi Tiiraanyo leh Udiray Qoyska iyo Qarabadii Uu ka Baxay AHUN Marxuum Xaashi Abiib

Madaxda iyo Adayda Jaamacada Eelo ee magaalada Boorama ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay AHUN Marxuun Xaashi Abiib,waxayna marxuumka ku sifeeyeen aqoonyahan taariikh dheer ku lahaa dhamaan gayiga Somaliya islamarkaasina ka mid ahaa ragii dhidibada utaagay Jaamacada Eelo ee magaalada Boorama. Madaxda Jmaacada Eelo ayaa waxa ay Ale uga […]

Daawo Maamulka Deg.Dila Oo Qaylo dhaan ka Diray Roobab Khasaare Ba,an U Gaystay Dad ka kasoo Barakacay Bariga Somaliland.

Daawo Maamulka Deg.Dila Oo Qaylo dhaan ka Diray Roobab Khasaare Ba,an U Gaystay Dad ka kasoo Barakacay Bariga Somaliland.

Daawo Xildhibaan ka Tirsan Baaralamaanka Somaliland Oo Madaxwayne Siilaanyo Difaacay Eedo Uga Yimid Xisbiga Waddani

Daawo Xildhibaan ka Tirsan Baaralamaanka Somaliland Oo Madaxwayne Siilaanyo Difaacay Eedo Uga Yimid Xisbiga Waddani

Daawo Iska Hor Imaad ka Dhashay Raashin Mucaawino ahaa Oo Uu Xeraystay Maaryarka Degmada Laascaanood

Daawo Iska Hor Imaad ka Dhashay Raashin Mucaawino ahaa Oo Uu Xeraystay Maaryarka Degmada Laascaanood

Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Xisbiga Waddani

Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Xisbiga Waddani

Magacyada Musharaxiinta Aqalka Sare Ee Gobolada waqooyi Oo Lasoo Saaray

Magacyada Musharaxiinta Aqalka Sare Ee Gobolada waqooyi Oo Lasoo Saaray

  Gudiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed oo wakiil ka ah Somaliland ayaa soo saaray Musharaxiinta xubnaha Aqalka sare ee u tartamaya gobolada waqooyi. Xubnaha oo dhowr ah ayaa loo qeybiyay gobolada kala duwan ee waqooyiga Soomaaliya, waxaana musharixiinta kamid ah xubno xilal horey kaga soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya iyo dowlada haatan dhisan. Wasiirka […]

Gaadhi ay la Socdeen Ciidammada Puntland Oo Miino Kula Qaraxday Buuraleyda Galgala.

Gaadhi ay la Socdeen Ciidammada Puntland Oo Miino Kula Qaraxday Buuraleyda Galgala.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen ciidammada badda dowlad gobolleedka Puntland,qarax miino lagula eegtay buuraha Galagal. Qaraxa miino ee gaariga lagu weeraray ayaa waxaa ku dhaawacmay qaar ka mid ah ciidammadii saarnaa gaariga. Buuraleyda Galgala oo ah halka qaraxa uu ka dhacay waxaa marar badan […]

Page 1 of 39123Next ›Last »

Recent Comments