OGEYSIIS DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED & REER JABUUTIBA EE KUNOOL DALKA BELGIUM WAXAA LA OGEYSIINAYAA 16/11/2016 SAACADUNA 14 ILAA 14 H 30 HEUR INEY KA SOO QAYBGALAAN MUDAHARAAD BALAADHAN OO KA DHACAAYA MAXAKAMADA WEYN EE KU TAAL CAASIMADA BRUSSELS OO …

thumbnail_img_3925

OGEYSIIS DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED & REER JABUUTIBA EE KUNOOL DALKA BELGIUM WAXAA LA OGEYSIINAYAA 16/11/2016 SAACADUNA 14 ILAA 14 H 30 HEUR INEY KA SOO QAYBGALAAN MUDAHARAAD BALAADHAN OO KA DHACAAYA MAXAKAMADA WEYN EE KU TAAL CAASIMADA BRUSSELS OO DILKII WAXASHNIMADA AHAA EE AY GAYSTEEN KOOX DEGAN BRUSSELS.( le palais de justice situé à la place Pôlaert )
DU JAMAIS VU S,EST PRODUIT ABRUXELLES OU LIBAN MOUSTAPHA AGE DE 33 ANS S,EST FAIT ARRACHER SES DEUX YEUX DANS LA NUIT DU SAMEDI 05 A DIMACHE 06 NOVEMBER A 03 H A LA PLACE CHAMP DE MARS.

Waxaan rabnaa inaan si buuxda u taageerno walaalkeen LIBAN MOUSTAPHA HASSAN oo lagu diley shirqool qorshaysan oo ay sameeyeen rag brussels jooga ilaa maanta taasoo ah iney wali dhax socdaan dalka belgium.

Arimahaa foosha xunleh ee magaceenii qaribay ee wali aan ka dhicin aduunyada ayna sameeyeen niman la garanaayo oo ah reer jabuuti noloshan inadhaha ay kaga soo saareen wiil walaal kood ah waa inaan si iskugu mid ah uga soo horjeesanaa dhamaan hadaan nahay dadkii reer jabuuti & reer somaliyaba.MJO-EUROPA
SOLIDARITTE POUR LIBAN MOUSTAPHA HASSAN APPELLE A MANIFESTER, CE MERCREDI 14 NOV A 14 H 30 DEVANT DE PALAIS DE JUSTICE POUR DENONCER CETTE BARBARIE STOP-STOP -STOP
NOUS SOMMES TOUS LIBAN.
PERSONNES DE CONTACT: 0465611506 -0466327355-0465729624

LIBAN MOUSTAPHA HASSAN… Afficher la suite

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments