Home » 2016 » December

SPORTS:Liverpool Oo Anfield Ku Garaacday Man City Iyo Georginio Wijnaldum Oo Reds U Horseeday Guul Dahabi Ah

LUGHAYA SPORTS-Tababare Klopp iyo ciidamadiisa Reds ayaa Afield guul dahabi ah kaga gaadhay Manchester City iyada oo Guardiola uu la kulmay guuldaradii afraad ee xili ciyaareedkan ku soo gaadhay Premier leaque-ga. Gool uu bilawgii kulankan dhaliyay Georginio Wijnaldum ayaa Reds ugu filnaaday in ay Man City iyo macalinkooda Guardiola dhulka ku dhigaan, waxayna Reds sii xejisatay […]

DAAWO WARAYSI:Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Sheekeeyey Waxyaabihii Ugu Waaweynaa Ee Sannadkii 2016-ka Dhacay Aduunka

LUGHAYA.COM-DAAWO WARAYSI:Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Sheekeeyey Waxyaabihii Ugu Waaweynaa Ee Sannadkii 2016-ka Dhacay Aduunka.

DAAWO VIDEO:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Saaka Gacmaha Iskulatagay Xili La Ansixinayey Miisaaniyad Sannadka Cusub 2017

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Saaka Gacmaha Iskulatagay Xili La Ansixinayey Miisaaniyad Sannadka Cusub 2017.

AKHRISO:Odayada Dhaqan Ee Beelaha Khatumo Oo War-murtiyeed Ay Soo Saareen Ku Diiday Go’aankii Ka Soo Baxay Wadahadalada Somaliland & Prof Galaydh

LUGHAYA.COM-Odayaasha beelaha deegaanadaas ayaa sheegay ineysan waxba ka ogayn kulankaas isla markaana shacabka deegaanadaas aysan raali ka noqoneyn. Hadalka kasoo baxay odayaasha ayaa kusoo aadaya xili madaxweynaha Khaatumo State Cali Khaliif uu shegay iney ku biirayaan Somaliland hadii ay danahooda ka arkaan.

Daawo Hogaamiye Xirsi Oo Beeniyay Inay Madaxda Somaliya ay ku Kulmeen Nayrobi.

Daawo 90 Xubnood Oo ka Mid ah Beelihii ku Dagaalamay Duleedka Laascaanood Oo La Dhaariyey & Go’aano Nabada Lagu Adkaynayo oo Ka Soo Baxay

Daawo Musharaxa Madaxwayne Kuxigeenka Waddani Oo Faro-madhnaan Ku Booqday Abwaan Afgudhiye, Qaadhaana Uga Dalbay Qurbo-jooga Awdal.

Daawo Madaxwayne Siilaanyo Oo Hanbalyo U Diray Shacabka Somaliland Sanadka Cusub Awgeed.

Daawo Xisbiga Waddani Oo Eedeymo Culus Ujeediayay Kulmiye,&Xisbiga Kulmiye Oo Iska Difaacay Eedaymahaasi..

Daawo Muuse Biixi Oo Reer Taleex kala Hadlay ka Mid Noqoshada Somaliland iyo Taariikhdii Sayid Cabdule Xasan.

Page 1 of 27123Next ›Last »

Recent Comments