Home » 2017 » January

“Dalka Kuwait Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo Soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood Dalka Laga Qodidoono.”Wasiirka Madaxtooyada JSL(Sawiro)

“Dalka Kuwait Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo Soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood Dalka Laga Qodidoono.”Wasiirka Madaxtooyada JSL(Sawiro)

(Kuwait Lughaya.com)-Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono deeqo ku aadan Abaaraha dalka ku jira, oo isugu jira Cuno, dawooyin iyo ceelal biyoodyo la qodi doono. Wasiirka oo hogaaminayey wefti ballaadhan oo ka socda Xukuumadda Somaliland oo safar hawleed ku jooga dalka Kuwait ayaa […]

Daawo Muuqaal:-Wasiirka Waxbarashada Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland Warbixina ka Siiyay Wasaaraiisa.

Daawo Muuqaal:-Wasiirka Waxbarashada Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland Warbixina ka Siiyay Wasaaraiisa.

Maayar kuxigeenkii Hore Ee Degmada Boorama Oo Xabsiga loo Taxaabay

Maayar kuxigeenkii Hore Ee Degmada Boorama Oo Xabsiga loo Taxaabay

Ciidamada Booliiska gobolka Awdal ayaa manta duhurkii xabsiga dhigay Mayaar kuxigeenkii hore ee degmada Boorama mud,Maxamed Muxumed Faarax (Dheereyste) waxaana shabakada u xaqiiyay xadhiga maayar kuxigeenkii hore mid ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanlka Degmada Boorama oo ka cudur daartay in la xuso magaciisa. “Xadhiga mayarkuxigeenkii hore ayaa ka dhashay kadib markii uu shir jaaid […]

Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

(Hargeysa Lughaya.com)-Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha xisbiga ee Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan […]

Guddoomiya Doorashada Somiya Dr.Bayle Oo ku Dhawaaqay in Gabi Ahaanba la Joojiyay Dooddii Musharixiinta.

Guddoomiya Doorashada Somiya Dr.Bayle Oo ku Dhawaaqay in Gabi Ahaanba la Joojiyay Dooddii Musharixiinta.

Guddiga qabanqaabada musharixiinta xilka madaxweynaha oo goor dhaw shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in gabi ahaanba la joojiyay dooddii musharixiinta oo qorshuhu ahaa in maanta la qabto. Guddoomiyaha gudiga doorashada doorashada Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo goor dhaw dadka kala hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin marka hore ka bixiyay wax sababay in ay baaqato […]

Tacsi: Dhamaan Reer Xasan Caafi Waxay Tacsi U Dirayaan Xildhibaan Cali Gabilay Oo Wiilkiiskii Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

Tacsi: Dhamaan Reer Xasan Caafi Waxay Tacsi U Dirayaan Xildhibaan Cali Gabilay Oo Wiilkiiskii Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

Axmed Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Xaliimo Muumin Cabsiiye Abokor Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Sahra Abuukar Cumar Mustafe Xasan Caafi Xaaskiisa Maryan Mahdi Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Farxaan Xasan Caafi Maxamed Xasan Caafi Iyo Dhamaan reer xasan caafi iyo caruuraha ay dhaleen waxay tacsi tiiraanyoleh u dirayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Xildhibaan Cali Obsiiye […]

Magacyada Sadex Khabiir Oo Ay Xukuumadu U Saartay Ka Soo Tallo Bixinta Wakhtiga Ugu Haboon Ee Zaad-ka Lagaga Saari Karo Wixii $100 Ka Yar

Magacyada Sadex Khabiir Oo Ay Xukuumadu U Saartay Ka Soo Tallo Bixinta Wakhtiga Ugu Haboon Ee Zaad-ka Lagaga Saari Karo Wixii $100 Ka Yar

Hargeysa(Lughaya.com):-Guddiga wasiirada ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inay ka soo tallo bixiyaan wakhtiga ugu haboon ee ay shirkadda Telesom ku fulin karto amarkii dawladda, ayaa saddex xubnood u xilsaaray ka soo tallo bixinta wakhtiga ugu haboon ee ay Telesom ku fulinayso amarkaas. Guddiga ayaa soo magacaabay saddex muwaadin oo ay sheegeen inay yihiin […]

DAAWO Riwaayadii Ugu Qosolka Badnayd Ee Ay Soo Saaraan Sooraan Iyo Jawaan 2017 “Fulay Been Badanaa”

DAAWO Riwaayadii Ugu Qosolka Badnayd Ee Ay Soo Saaraan Sooraan Iyo Jawaan 2017 “Fulay Been Badanaa”

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa.

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa.

Daawo Dusgiga Farsamada Gacanta Ee HAVOYOCO Oo Boorama kusoo Bandhigay Qalab kala duwan Oo ay sameeyeen Ardayda Dugsigaasi.

Daawo Dusgiga Farsamada Gacanta Ee HAVOYOCO Oo Boorama kusoo Bandhigay Qalab kala duwan Oo ay sameeyeen Ardayda Dugsigaasi.

Boorama ,Jaan ,Dusgiga Farsamada Gacanta ee HAVOYOCO ayaa Boorama kusoo bandhigay qalab kala duwan oo ay sameeyeen ardayda digsigaasi wax barata. Bandhiggan oo markii horreysay masuulyiinta iyo ardayda dusgigaasi kusooa bandhigaan f heerka ay gaadhsiisantahay aqoontooda dhinaca farsamada gacanta ayaa waxa kasoao qayb galay masuuiyiinta G/degaanka Boorama ,ganacsato , maamulka iyo macallimiinta dugsigaasi iyo dadweyne […]

Page 1 of 37123Next ›Last »

Recent Comments