ABWAAN AFUGUDHIYE ALLAHA SHAAFIYO,ALLA QABAY AFKANA WAA YAQAAN WAANA KA AGNAAN

WAXAN MARKA HORE ALLAHA WEYEN U BARYAYAA ABWAANKA JIRAN CAAFIMAAD DEG DEG AH.

MARKA LABAAD WAXAN LA HADLAYAA DHAKHTARK KHADAR LIBAAXLEY. DHAKHTAR?

WAXA LEEHAY DAKTARNIMOOY XAAL QAADO.

BAL UMADA SAMAROONEEY MUXUU DHAKHTARKU KU HADLAY AMAASADOOR MAHAMED ALI

KUMA KALSOONA BIYAHA SAMAROON SHAME ON YOU. SHED.

OGOW KELMADAASI WAXAY KUU GOYEN DOONTA QIIMO AAD KUU CAJEBIN DOONTA.

SIYAARO BUGTAAN SHARDI MA AHA LACAG IN LA SIIYO EE WEFDIGU ALLAHA WEYEN BAY

GACMAHA CARSHIGA SARE UGU TAAGEEN  IN CAAFIMAAD SAREECANA LA SIIYO

BILLION DOLLAR INTAAS  BAA UGA QIIMO BADAN  QOF DIIN IYO IIMAANLE.

MAAH MAAH  BAA TIDHAA .

NIN GOBA HADAL BAA DEEQA

GUNA HOO.

AMBAASADOORKU MUU FILAYEN

IN SAYLICI HAL NIN BAAHIDIISA

DABOOLI KARI WAAYEY

WAXAYSE KU NOQOTAY.

WAXAANAD FILEYEN IYO FALAADHIBA WEY KU DISHAA.

EREY HOGA TUSAALEYENAAN   MURTI KAAGA TEGAYAA.

MAGACAAGU YUU NOQON MIDH XUMAAN U MARA KACA

HAKA TALIN MASIIBYO WAX MAKHLUUQA KALA DIRA.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN  LODOON

AWDALI DUBAI.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments