TACSI:Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyska Iyo Qaraabada Uu Ka Baxay AHUN Marxuum Aabe Yuusuf Riiraash Oo Galabta Ku Geeriyooday Boorama

Maxamed Nuur Muuse (Bili bili)
Abokor Xasan Caafi
Cabdale Cali Yuusuf
Axmed Nuur Muuse
Yuusuf Nuur Muuse
Xasan Siciid Dheeldheel
Axmed Xuseen Samaale
Maxamed Faaliye
Maxamed Aadan (D aadan)
Maxamed Cabdilaahi Xuseen
Cumar Daahir Cilmi
Maxamed Cawaale Seed
Kamaal Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici
Xoghayaha D/H/ Borama Muumin Xuseen
Xasan Axmed Madar (Qayte)
Dhamaan dadka Kor ku xusan Waxay Tacsi tiiranyoa leh u dirayaan Qoyska iyo qaraabada Gaar ahaan Xasan Yuusuf Riiraash oo uu ka baxay aabahood AHUN Marxuun Yuusuf Riiraash oo galabta ku Geeriyooday magaalada Boorama,waxayna ilaahay kuga baryaynaa inuu ilaahay naxariistii jano ka Waraabiyo, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments