Home » 2017 » February

Dhagaysiga Dacwad Lagu soo Oogay Dhlinyaro Soomaali ah Oo Gaadhaya 118 Qof Oo ka Bilaabatay Dalka India

Dhagaysiga Dacwad Lagu soo Oogay Dhlinyaro Soomaali ah Oo Gaadhaya 118 Qof Oo ka Bilaabatay Dalka India

Magaaladda Bombay ee dalka India, waxaa manta ka bilaabatay maxkamadeynta wiilal soomaali ah oo tira ahaan gaarayay 118, kuwaas oo lagu soo oogay falal Burcadbadeednimo ah, sida ay sheegeen saraakiisha Dowladda India. Dhegeysiga maxkamadan ayaa bilaabatay manta, waxaana Qareenadii ka socday dowladda India ay maxkamada soo istaajiyeen mid ka mid ah shan Marqaati oo ay […]

Daawo Shir Lagu Taageerayay Cali Khaliif & Wadahadalada Somaliland Oo ka Dhacay Deegaanka Widh-widh Ee Gobolka Sool.

Daawo Shir Lagu Taageerayay Cali Khaliif & Wadahadalada Somaliland Oo ka Dhacay Deegaanka Widh-widh Ee Gobolka Sool.

Daawo:-Shirweynaha 3aad Ee Dib U Eegida Waxbarashada Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa.

Daawo:-Shirweynaha 3aad Ee Dib U Eegida Waxbarashada Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa.

=”0″ allowfullscreen>

Daawo Jaaliyada Reer Somaliland & Wkiilada Sadaxda Xisbi Ee ku Dhaqan UK Oo kasoo Hor-jeestay Mudahadaar Laga Qaban-qaabinayo London.

Daawo Jaaliyada Reer Somaliland & Wkiilada Sadaxda Xisbi Ee ku Dhaqan UK Oo kasoo Hor-jeestay Mudahadaar Laga Qaban-qaabinayo London.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magaacaabay la Taliyihiisa Dhinaca Arimaha Bulshada.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magaacaabay la Taliyihiisa Dhinaca Arimaha Bulshada.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la taliyihiisa u qaabilsan dhinaca arrimaha bulshada qof dumar ah. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikheysneyd 26-ka bishan, ayaa lagu magacaabay Caa’isha Abukar Qaasim. Haweeneydan ayaa sidoo kale madax ka noqotay xafiiska xiriirka arrimaha bulshada madaxtooyada. Akhriso wareegtada madaxweynaha

Daawo Wasiirk Hawlaha Guud Oo Beeniyay In Dagaal Gacan ka Hadal ah Dhexmaray Isaga & Wasiirka Macdanta Somaliland.

Daawo Wariye Cabdi Maalik Coldoon Oo Manta Xabsiga Hrgaysa Laga sii Daayay

Daawo Wariye Cabdi Maalik Coldoon Oo Manta Xabsiga Hrgaysa Laga sii Daayay

Daawo Garaadada Dhulbahante Oo Qaylo-dhan ka Diray Colaad Sokeeye Oo ka Socota Koonfurta Sool Dhaliilayna Xukuumada Somalilnd

Daawo Garaadada Dhulbahante Oo Qaylo-dhan ka Diray Colaad Sokeeye Oo ka Socota Koonfurta Sool Dhaliilayna Xukuumada Somalilnd

Daawo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saaka Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Daawo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saaka Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Daawo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose.

Daawo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose.

(Hargeysa Lughaya.com)-Madaxwayne Ku-xigeenaka Jamhuuriyadda Somaliland ahna kusimaha Madaxwayanaha Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay mashruuca sanadlaha ah ee horumarinta dawlada hoose ee dalka ee loo yaqaano (JPLG). Mashruucan oo sanadkan 2017 ay soo qaban qaabisay Hay’ada UN Habitat ayaa lagu soo ban dhigay Bajadka ay sannadkan u qoondeeyeen dawladaha hoose ee dalka isagoo […]

Page 1 of 39123Next ›Last »

Recent Comments