OGAYSIIS:Mudaaharad Lagaga Soo Horjeeda Saldhiga Milatary Ee Berbera Oo Ka Dhacaya WASHINGTON DC

U.S.A MUDAAHARAAD BALAADHAN OO KA DHICI DOONA WASHINGTON D.C FRIDAY, 17TH MARCH 2017 , 11 A.M.
WAXA SI XUSHMAD LEH LOO OGAYSIINAYAA DHAMAAN BULSHADA SOMALILAND EE DEGGAN U.S.A. INAY SI MUGLEH UGA SOO QAYB GALAAN MUDAAHARAAD BALLAADHAN OO LAGU DHIGI DOONO SAFARADDA EMAARAADKA CARABTA WASHINGTON . WAXA SAFIIRKA EMARAADKA U FADHIYA U.S.A. AMB YUSSUF AL OTAIBA LOO DHIIBI DOONA QORAAL DHEER OO KU SOCOTA WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SHEIKH ABDALLA BIN ZAYED AL NAHYAAN. FADLAN MUUJI SHUCUURTAADA WADANINIMO OO KASOO QAYB GAL BANAANBAXA.
ADDRESS : 3522 INTERNATIONAL CT NW #400 , WASHIGTON DC 20008.
TIME : FRIDAY, 17TH MARCH 11: A.M

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments