Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Oo la Magacaabay,

Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa horay u-magacaabay xilal, waxaana dhawaan la saadaalinayaa in la magacaabo Agaasime Guud ee madaxtooyada.

Dowladda cusub ee Soomaaliya, ayaa wali ku jirta kala bed-bedelka xilalka madaxtooyada Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments