Home » 2017 » April

Xildhibaanada Iyo Wasiirada Reer Awdal Ee Xiliga Doorashada Uun Bulshada Wareeriya Maxay U Tarayaan Bulshada

Xildhibaanada Iyo Wasiirada Reer Awdal Ee Xiliga Doorashada Uun Bulshada Wareeriya Maxay U Tarayaan Bulshada

Borama LUGHAYA.COM   Maslaxadooda ayuunbay ka hadlaane iskuma dayaan dhibaatada shacabka haysata ee ay ka midyihin sixir bararku in ay ka hadlaan  imikana waxay ka hadlayaan waa dantooda HALKAN KA DAAWO

Daawo Masuuliyiinta Dawlada Oo Ka Dayrinaya Qaadashada Kaadhadhka Codbixint Borama

Daawo Masuuliyiinta Dawlada Oo Ka Dayrinaya Qaadashada Kaadhadhka Codbixint  Borama

Borama LUGHAYA.COM — Habka kaar qaybinta ayaa walaaac laga muujinayaa tan iyo shaly  maantana waakuwan masuuliyiinta dawlada oo arintaasi xoog u dhaliilay

SHIR AY KU KULANSADEEN WAXGARADKA BEESHA XASAN-SACAD KASOO DAARANAA AAYAHA SIYAASADEED EE BEESHU LEEDAHAY

SHIR AY KU KULANSADEEN WAXGARADKA BEESHA XASAN-SACAD KASOO DAARANAA AAYAHA SIYAASADEED EE BEESHU LEEDAHAY

Shir wadatashi ah Oo ay iskugu yimaadeen Waxgaradka,Aqoonyahanka,Dhaqanka,Dhalinyarta iyo Dhamaan Haldoorka Beesha XASAN-SACAD Ayaa lagaga Arinsanayay Ayaaha Siyaasadeed Ee ay Beeshu Leedahay Sidoo kale waxaa Si Buuxda la iskugu afgartay Dhamaan Ajandayaashii Shirka Waxaana intaa dheeraa oo ay Beeshu kumagacawday Shirka Gudi,Gudidaas Oo Ka Arinsan Doona Aayaha Siyaasadeed Ee Beeshu leedahay, Sidoo Kala Waxaa Halkaa […]

Fahanka Fiicani Waa Badbaado! Ka Digtoonow Oo Badbaadi Somaalida Baadiyowday Ee Ku Dhacday Shebekadihii Baadilka iyo Gaalnimada,Caruurtaada Bar Oo Ku Bar-baari Dariiqa Toosan

Fahanka Fiicani Waa Badbaado! Ka Digtoonow Oo Badbaadi Somaalida Baadiyowday Ee Ku Dhacday Shebekadihii Baadilka iyo Gaalnimada,Caruurtaada Bar Oo Ku Bar-baari Dariiqa Toosan

Waxaa muddoyinka dambe isa soo taraya fikrado lid ku ah islaamka, kuwo cusub iyo kuwo hore u jiray oo soo laba kacleeyey,duulaankii maskaxduna weli waa socdaa iyadoo loo helay isgaadhsiin gurigaaga laguugu keenayo shar iyo khayrba. Marka la eego soomaalida waxaa laga helay ugbaad iyo u nuglaan maadaama bur-bur ku dhacay,meelo cidlo ahna laga helay iyadoo ay […]

SIR CULUS DIIDMADA DHISID CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

SIR CULUS DIIDMADA DHISID CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

Waxaan wada ogsoonahay in dalka soomaaliyeed lahaa ciidanka xooga qaranka soomaaliyeed oo difaaci jiray dalka bad,cir iyo dhulba.hayeeshee nasiib daro wuxuu burburay 1991 oo dalku galay dagaalo sokeeye.Markii ciidankii meesha kabaxay waxaa lumay amaankii gudaha gabi ahaan tiiba,kadibna waxaa soo galay cirkii iyo badii iyo barigiiba cadawgii shisheeye. Shaki malaha in dal aan lahayn ciidan […]

SOMALILAND: THE ONLY NATION ON EARTH WHERE THE MAIN OPPOSITION PARTY WORKS AGAINEST ELECTIONS TAKING PLACE

SOMALILAND: THE ONLY NATION ON EARTH WHERE THE MAIN OPPOSITION PARTY WORKS AGAINEST ELECTIONS TAKING PLACE

Normally opposition parties are the once whom nurtures and fights for democracy especially elections all over the world, since they are selling a ticket of change to the electorate. However the situation is different here in Somaliland. Currently the main opposition party WADDANI works openly against elections taking place by forwarding various excuses, lobbying against […]

RAYSAL WASAARAHA SOOMAALIYA KHAYRE OO HAYA WADADII RAYSAL WASAARIHII MALESIA MAHATHIR

RAYSAL WASAARAHA SOOMAALIYA KHAYRE OO HAYA WADADII RAYSAL WASAARIHII MALESIA MAHATHIR

Dalwalba oo dunida kamid ah dhib wuu ka dhacaa,mid dagaalo sokeeye iyo mid dhaqaalo xumi taasoo keenta hormar la aan.Hayeeshee soomaalidaa ku maah maahda “RAQBA WAA KU RAGEEDA” hadaba waxaan leenahay dal walba waxa u kaca ragii u dhashay oo ku sameeya isbadal lagu joojiyo colaada oo dhaliya nabad ama abuura hanaan dhaqaale oo dalka […]

Daawo Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Warbixinaya Hanaanka Kaadhqaybintu ay u socoto

Daawo Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Warbixinaya Hanaanka Kaadhqaybintu ay u socoto

Borama LUGHAYA.COM–  Masuuliyiinta komishanka doorashooyinka oo ka warbixinaya kaaadhqaadashada qirayna qaladaadka jira

Maayerka Borama Oo Ka Xogwaramay Dhibaatooyinka Dadka Ka Haysta Qaadashada Kaarash

Maayerka Borama Oo Ka Xogwaramay Dhibaatooyinka Dadka Ka Haysta Qaadashada Kaarash

Borama LUGHAYA.COM– Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Borama  Md.Maydhane ayaa walaac xoogan ka muujiyay hanaanka ay hawwadeenada Komishanku  ugu adeegayaan bulshada qaadanaysa dadweynaha

Daawo Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Borama Ka Bilaabantay Iyo Siyaasiyiin Bulshada Ugu Baaqay In Laqaato Kaadhka

Daawo Qaadashada Kaadhka Codbixinta  Oo Borama Ka Bilaabantay Iyo Siyaasiyiin Bulshada Ugu Baaqay In Laqaato Kaadhka

Borama LUGHAYA.COM– Guud ahaanba gobolka Awdal iyo Salal, ayaa maanta waxa gabi ahaanba ka bilowday qaadashada kaadhka codbixiyeyaasha  

Page 1 of 12123Next ›Last »

Recent Comments