Somaliland Ma Dawlada Federaalka Ah Ayey Ka Mid Noqotay, … FREE OLDON

Dawladii Somaliland oo shirarka Dawlada Federaalka ah ee Somaliya iyakoo federaal ah ka qayb gala Dad weynaha Somaliland na ugu sheekeeya sheeko Xariir iyo Mr.  CabdiMaliK Sheekh Muuse Coldoon ayaa Xamar inagu daraya Bal meesha Bakhtiday eega waa sakaraad waar Cabdalow runta ma isku sheegnaa Xisbiga KULMIYE wuxuu ka dhigtay SOMALILAND magac lagu shaqaysto lacagtii ayka shaqeysteena 99,9 % dalka dibadiisa ayey Accounts ku jirtaa wax boqolkiiba 0,1 % ahayn ayey kusoo celiyeen dalka  qofkii ka hadlana waxa la yidhaah iminka waa qaran dumis labo sano ayuu kugu xukumayaa mid yaroo caruura oo la Yidhaah Mr. Dalmar oo leh Sujuud baa igu taal lakiin aanu u maleyneyno inuu Kabadhkii hooyadii fooda ku dhuftay waayo ninka diinta ku fogaaday ee Sujuudu ku taal ma waxa uu ogalaan lahaa inuu dadka ka dul akhriyo qaraar loosoo dhiibay oo ku salaysan sharcigii dawlada Somaliya ee 1964  hadana yidhaah anaa xukumay waar bal beenta intaa le’eg eega .
Waxaanu ognahay iyana in ninkii u qaabilsan  United nations – ka  Somaaliya Mr. Michael Keating loogu yeedhay Hargeysa si Loo wada hadlo Jaalle Farmaajo iyo in Shirka LONDON ee Bisha May 2017 lagu daro Somaliland oo hore looga reebay doorashada dib u dhacday awgeed .Qaad Qaado Midhaha Hawd walaguu qoraye , dawlad goboleed ayuu marayaa Xisbigii Kulmiye Muwaadin………..
Dadka Sawirka kula jira macaali Wasiir Cabdilaahi Daahir Cukuse war tolow kii Waraabe U Taag Aafo Qaran Gudoomiye Ina Cali Dhurwaa armuu toogtaa , Nimanka sawirka duqa Cukuse ah kula jiraa waa Macaali Wasiir CabdiWeli Ducaale Cilmi wasiirka Xanaanda Xoolaha ee Puntland , Macaali Wasiir Madoobe Nuunow Maxamed hayaay kani waa qolodii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan ay isku xiiqeen Mr. Nuunow waa wasiirka Xanaanda xoolaha ee Koonfur Galbeed , Macaali Wasiir Maxamed Nuur Bulle waa wasiirka Xanaanada Xoolaha ee  Jubaland , Macaali Wasiir Axmed Dhiblow Casiir oo ah Wasiirka xanaanada xoolaha  ee Galmudug waxa ninka wayn Dhiblow iyo Casiir la iskugu daray garan mayno waar tolow nanaystaa ma waxa u bixiyey Kuwii Majeerteen ee ay wada deganayeen . Waar adigu isla shirkaa waxa ku sugnaa iyaguna  maamulayaasha Rugaha ganacsiga ee dawlad goboleedyada , waar tolow Somaliland maka reebaa iyo Somaliland  .
Macaali Wasiir Cukuse warkii uu dadka u sheegay ee ahayd Somalida Ethiopia , Jabuuti iyo Kenya ayaa joogay waxay ahayd wax runta ka fog iyo xeeladahii Xisbiga Kulmiye ee Qiiq ku kicinta si aan loo arag meel ay jogaan waar markan qalin ifiso ridaya ayaa la idila daba galayaa hadaad Awliyada xidhxidhaan sida Mr.CabbdiMalik Sheekh Muuse Coldoon .
waa kuwan qodobadii shirka kasoo baxay iyagoo Af ingiriisi ah arrinka laga wada hadalay marka turjumad ruuxi ah la siiyo  waa tayada baadhista caafimaadka xoolaha oo kor loo qaado meel isku mid ahna looga soo wadajeesto cafimaadka xoolaha wadankii Somaliya la isku odhan jiray oo dhan , hab isku si ah ahna wax loo mamuulo iyadoo mar walba la tix gelinayo doonista qolada xoolaha qaadanaysa ama iibsaneysa iyo had jeer in xidhiidh dhow laga yaasho tayada shaybaadhka cadaymo isku mid ahna la diyaariyo ,
Hadaad dooneysid warka oo dhan intan ku qor Browser kaaga ama explorer ah ahaado ama Google ama kuwa kale ee ”  Somalia shareholders consultative meeting in Uganda ”   :

The meeting resolved that:

The Somali veterinary administrations in Somaliland, Puntland, Southwest, Galmudug, Jubaland and the Federal Government of Somalia commit to implement a long-term technical solution to the issue of recurrent ban of Somali livestock.

The Somali veterinary authorities to implement a strict and independent supervision, monitoring and quality control using consistent livestock certification and quarantine operations procedures and standards. Such efforts would sustainably prevent the imposition of trade restrictions on Somali livestock derived from the regions.

The Somali veterinary authorities to commit to transparent modalities of implementing harmonized export certification and quarantine standard operating procedures.

The Somali veterinary authorities to agree on a mechanism of transparent sharing of information on disease status, sanitary measures and livestock Market information and quarantine stations data. This will guide relations and harmonise strategies on trade and avoidance of trade restriction;

The Somali veterinary authorities to agree to build sustainable Livestock export improvement programs for safe trade in livestock and livestock products including; (i) adherence to OIE standards and importing country requirements, and (ii) evidence-based risk analysis for trade sensitive disease as the only option that allows for arbitration between the Somali and importing countries

The Somali veterinary authorities to organise expeditiously a standing technical committee to address issues in the quarantine operation activities and ensure and monitor that the recommendations herein are implemented.

The Somali veterinary authorities implement a harmonised certification system (i) movement permit (at production level, primary, secondary and tertiary markets), and (ii) an international veterinary certificate at the export quarantine stations

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments