Daawo Odayaasha Dhaqanka Gobolka Awdal Oo Markale Ka hadlay Midnimada Bulshada

Borama Lughaya.com   Masuuliyiin ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa maanta goob goog ka ahaa  kulan balaadhan oo odayaasha dhaqanka beelaha gobolka Awdal ay iskugu yimaadeen taasi oo la xidhiidha wadajirka iyo midnimada bulshada .Wasiirku xigeenka gaashaandhiga SL Mudane Mustafe Faarax Dhoore oo arintaasi ka hadlaya  Halkan hoose kadaawo

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments