Daawo Xaalada Adag Ee Biyo La Aanta Oo Keentay In Doofaar Iyo Dad Ku Dagaalamaan Ceelbiyood Kuyaal Baadiyaha Burco

BurcoLUGHAYA.COM. Xaalada adag ee ay keentay abaarta saamaysay dadka duunyada iyo duur joogta ayaa sare usii kacaysa,

Waxaanay indhahaagu qabanayaan Goobaha tirada yar ee Ceelaha biyuhu kusii hadheen, Sida ceelaal biyoodyada Waxaa weerar kusoo qaada duurjoogta dhulka baadiyaha ku nool waxaanu Dagaal ku dhex maraa halkaasi dadka iyo duurjoogta kuwaasi oo isku dila biyaha ceelkaasi kusii hadhay, madama labada dhicaba haraad wado.
bal imikana aynu jaleecno xogo ku saabsan xaalad ka taagan ceel biyoodyo ku yaala magalooyinka ceeg iyo ceel xume ee konfurta magalada burco.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments