Home » 2017 » May

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato Jayniis ah

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato Jayniis ah

Hargeysa LUGHAYA.COM Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ganacsato Jayniis ah, oo doonaya inay Somaliland maalgashadaan. Ganacsatadan oo ka socotay shirkad balaadhan oo lagu magacaabo Richway Greenergy oo ka shaqaysa dhalinta korontada iyo biyaha ayaa sheegay inay danaynayaan inay maalgashadaan Somaliland, iyaga oo Madaxweyne […]

Daawo Siyaasi Cabdi Weyne Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasarada Golaha Deegaanka SAYLAC

Daawo Siyaasi Cabdi Weyne Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasarada Golaha Deegaanka SAYLAC

Borama LUGHAYA.COM — Siyaasi Cabdi weyne ayaa ka hadlay doorasho Jujuub ah oo golaha deegaanka Saylac ay dhawaan ku rabeen in ay xilka kaga qaadaan Mayerka Saylac hase yeeshee sharci daro ahayd  

Daawo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Garoon Kuyaal Xaafada Maxamud Haybe Ee Hargaysa Wacdaro Ka Muujiyay Xaga Kubada Cagta

Daawo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Garoon Kuyaal Xaafada Maxamud Haybe Ee Hargaysa Wacdaro Ka Muujiyay Xaga Kubada Cagta

LUGHAYA.COM  Halkan ka daawo gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi oo kubad ku cayaaraya garaan masalaha ku yaala

Daawo Koox Dhakhaatiir Ah Oo Diin Dhaawacay Gargaar Caafimaad U Filiyay

Daawo Koox Dhakhaatiir Ah Oo Diin Dhaawacay Gargaar Caafimaad U Filiyay

Burco LUGHAYA.COM   Kooxdan dhakhaatiirta ah ee reer Somaliland ah ayaa la kulmay diin dhaawac ah oo dariiqa  tuulada bali dhiig agteeda jooga kadibna waa ay daaweeyeen halkan ka daawo bal

Garoonka Adan Cade Ee agaalada Muqdisho Oo Diyaarad ku Burburtay Iyo Ciidaada AMISON Oo Sheegay In AY hawlgal ka dhan ah Alshabaab Qaadi Doonaan

Garoonka Adan Cade Ee agaalada Muqdisho Oo Diyaarad ku Burburtay Iyo Ciidaada AMISON Oo Sheegay In AY hawlgal ka dhan ah Alshabaab Qaadi Doonaan

Muqdishu LUGHAYA.COM  Taliyaha guud ee howlgalka midowga Africa AMISOM Jen. Cusmaan Nuur Subagle oo ayaa magaaalada ka sheegay in ay isku diyaarinayaan howlgalka ka dhan ah Al-shabaab. Taliyaha ayaa kulamo la qaatay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada ciidamada AMISOM ee ka howlgala magaalada Baydhabo. Waxa uu sheegay AMISOM in ay kala […]

Daawo Ururka Sowad Oo Deeqo Kaladuwan U Qaybshay Dadka Naafada

Daawo Ururka Sowad Oo Deeqo Kaladuwan U Qaybshay Dadka Naafada

Borama LUGHAYA.COM   Ururka Samafalka ee SOWAD ayaa maanta deeqo kala duwan u qaybshay dadka naafada ah ee Kunool Magaalada Borama

Daawo Maayer Ka Boorama Maydhane “Qofka Xaaraan Kariya Ee Ka Ganacsanaya Waan Xidhaynaa

Boraa LUGHAYA.COM-      Maayerka Boorama ayaa ka hadlay awqifka dawlada hoose ee la xidhiidha dadka bisha Barakaysan  cunto kariya ee ka ganacsanaya  

Daawo Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Beelweynta Bahabar Abokor Ee Gabilay Oo Shirwayne Aayo ka tashiga Beesha iskugu Yimid

Daawo Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Beelweynta Bahabar Abokor Ee Gabilay Oo Shirwayne Aayo ka tashiga Beesha iskugu Yimid

LUGHAYA.COM–Aqoonyahanka, Waxgaradka,cuqaasha,salaadiinta,xildhibaanada,qurbo joogta beesha Bahaber- abokor. ayaa iskugu yimid kulan baladhan oo soo qaban qaabiyeen dhalinyar iskood isku abaabuley kana qabsoomey magaaladda Gabiley Ujeedaduna aheyd adkeynta midnimada iyo wax wada qabsiga waxaa halkaa ka hadley qeybaha kala duwan ee bulshadaas waxaa hanbalyo iyo duco iskugu darey suldaanka guud maxadcase suldaan ibraahim jaamac samater waxaanu iclaamiyay […]

Britain : Internetka oo ka qeybqaadanaya la dagaalanka argagixisada

Britain : Internetka oo ka qeybqaadanaya la dagaalanka argagixisada

LUGHAYA.COM   Wasiirka arrimaha gudaha ee Britain ayaa sheegtay in shirkadaha Internetka ay bilaabayaan inay noqdaan kuwo gacan wayn ka geysta dagaaka lagaga soo horjeedo argagixisada, ka dib weerarkii dhowaan ka dhacay magaalada Manchester. Amber Rudd ayaa ku sheegtay wareysi ay Axaddan maanta ah siisay Television laga leeyahay Britain in dalka uu horumar wanaagsan ka […]

RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR.

RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR.

RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR. HANBALYO AYAAN U DIRAYAA DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA EE DUNIDA GUUDKEEDA KU NOOL GAAR AHAAN SHACABKA SOMALILAND WAXAAN ILLAAHAY KA BARYAYAA INAYNU SANADKAN SANADKIISA   UU ALLE  INNAGU GAADHSIIYO BASH-BASH, BARWAAQO, AMNI IYO IIMAAN CAAFIMAAD NAFSAMAAN ALLE KA CABSI  CIMRI DHARAR CIBAADO. AAMIN AAMIN AAMIN   Bisha Ramadaan ee barakaysan Waa […]

Page 1 of 15123Next ›Last »

Recent Comments