Daawo Maydka Gabadhyer Oo 3 Jirah Si Naxariisdaro Ahna Loo Dilay Oo Lahelay

Baki  LUGHAYA.COM  Maydka Gabdhyer oo sedex jir ah ayaa maanta laga helay deegaanka Geed Diqsi ee ka tirsan degmada Baki. Gabadhan yar ayaa  ka maqnayd ehelkeeda mudo 9 cisho ah oo la raadinayay. Maydka gabdhan yar waxa uu yaalay meel cidla ah iyada oo laga saaray dharkii islamarkaasina ay ka muuqdaan in maydka la qalay

Waa dhiilo iyo murugo laga naxo run ahaan tii gabadhyar oo da deedu ay ka yartahay, shanjir waxa nasiibdaro ah in aan ilaayo hada la ogayn cida falkaasi waxshiga ah ku luglahayd.

Halkan Ka Daawo

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments