Home » 2017 » June

Halkan Ka Daawo Dadweynaha Reer Gabiley oo Taageeray Mooshinka Xilka Laga ga Qaadayo Maayirka Gabiley

Halkan Ka Daawo Dadweynaha Reer Gabiley oo Taageeray Mooshinka Xilka Laga ga Qaadayo Maayirka Gabiley

LUGHAYA.COM Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa si weyn u soo dhaweeyey xil ka qaadista ay qaar ka mid ah xildhibbaanada Golaha deegaanka degmadaasi ay shaaciyeen in ay Mooshin xil ka xayuubin ah ku sameynayaan Maayirka Magaalada Gabiley, waxaana ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in xil ka qaadis lagu sameeyo Maayirka iyaga […]

Daawo Xaflada Qalinjabinta Ardayda Dugsiga Tababarka Xirfadaha Ee AYODA Oo Maanta Borama Ka Dhacday

Daawo Xaflada Qalinjabinta Ardayda Dugsiga Tababarka Xirfadaha Ee AYODA Oo Maanta Borama Ka Dhacday

Borama LUGHAYA.COM Munaasibad balaadhan oo lagu gudoonsiinayay shahaadooyin ardayda waxkabarata machadka tababarka xirfadaha ee hayada wadaniga ah ee AYODA  ayaa lagu qabtay Huteelka Rays ee agaalada Boram maanta. Munaasibadan aaa qayb ka ah mashruuca balaadhan eeshaqo abuurka iyo kor u qaadista xirfadaha dayarta dalka, mashrucan oo ay AYODA fuliso waxa  maal galisa hayada deeqaha Afrika ugu […]

Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Digniin U Diray Ardayda dugsiyada Shahaadiga ah iyo Waalidiintooda

Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Digniin U Diray Ardayda dugsiyada Shahaadiga ah iyo Waalidiintooda

HARGAYSA. LUGHAYA.COM Halkan Ka Daawo

Muran ka dhashay meydka gabar yar oo laga helay magaalada Laascaanood Sawirro

Muran ka dhashay meydka gabar yar oo laga helay magaalada Laascaanood Sawirro

LUGHAYA.COM  Ciidamda booliiska ayaa helay meydka Ilmo saddex sano jir ah magaalada Laascaanood, taa oo la waayay habeenimadii xalay sida uu sheegay Aabaha ilmaha dhalay. Ilmahan yar ee meydkeeda la helay oo ah Gabar ayaa la sheegay in laga soo qaaday meel aan ka fogeyn guriga qoyska ay ka soo jeedo, waxaana Aabaha gabadhan dhalay […]

Mayarka Borama Muxuu Ku Saluugay Xidhiidhka Henlay Iyo Borama?

Mayarka Borama Muxuu Ku Saluugay Xidhiidhka Henlay Iyo Borama?

Borama LUGHAYA.COM- Maayerka Borama ayaa ka warbixiyay arimo ay ka midyihiin xidhiidhka soo jireenka ah ee magaalooyinka Boram iyo Henley, isaga oo tilmaaamay in aanu wax hore u mar ah laga samaynin xidhiidhkaasi

Wasiiirka arimaha dibadda Qatar oo Washington kula kulmi doona Tillerson

Wasiiirka arimaha dibadda Qatar oo Washington kula kulmi doona Tillerson

LUGHAYA.COM Wasiirka wasaaradda arimaha dibadda dalka Qatar ayaa lagu wadaa in magaalada Washington uu kula kulmo dhiggiisa dalkaasi Mareeykanka, kadib markii waaxda arimaha dibadda Mareeykanka ay sheegtay in ay ka walaacsantahay xiisadaha ka dhex aloosan dalalka Khaliijka. Kulanka uu Sheekh Max’ed Bin C/raxmaan Al-Taani la qaadan doono xoghayaha arimaha dibadda Mareeykanka Rex Tillerson ayaa imanaya maalmo […]

Daawo Badhasaab Ramaax Oo Ka Waramay Heerka Shuban Biyoodka Buro Uu Marayo

Daawo Badhasaab Ramaax Oo Ka Waramay Heerka Shuban Biyoodka Buro Uu Marayo

LUGHAYA.COM   Halkan ka daawo gudoomiyaha gobolka Togdheer oo qaylo dhaan u diray dawlada iyo hayaadaha deeqaha bixiyo HALKAN KA DAAWO

Siyaasi Cali Guray Oo Weerarar Ciro Iyo Xirsi

Siyaasi Cali Guray Oo Weerarar Ciro Iyo Xirsi

LUGHAYA.COM    Siyaasi Cali Guray Oo Katirsan xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa weerar dhinaca afka ah kuqaaday musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Ciro Iyo sidoo kale hogaamiyaha xisbigaas Xirsi Cali Xasan oo uu sheegay in ay yihiin laba xubnood oo qaranka waxa ay ka gaysteen la ogaa waa sida uu hadalka udhigayee. […]

Daawo Faysal Cali Waraabe Oo AadKu Dhaliilay SL Biyo La Aanta Boram

Daawo Faysal Cali Waraabe Oo AadKu Dhaliilay  SL Biyo La Aanta Boram

Lughaya.com HOOSKADAAWO

MADAXWAYNEKU-XIGEENKA JSL, AHNA KU-SIMAHA MADAXWAYANAHA OO SHACBIGA CAASIMADA QAAR KA MID AH KULA TUKADAY SALAADDA CIIDUL-FIDRIGA MASJID JAAMACA WEYN EE HARGEYSA

MADAXWAYNEKU-XIGEENKA JSL, AHNA KU-SIMAHA MADAXWAYANAHA OO SHACBIGA CAASIMADA QAAR KA MID AH KULA TUKADAY SALAADDA CIIDUL-FIDRIGA MASJID JAAMACA WEYN EE HARGEYSA

Madaxwayneku-xigeenka JSL, Ahna Ku-simaha Madaxwayanaha Oo shacbiga Caasimada Qaar ka mid ah Kula Tukaday Salaadda Ciidul-Fidriga Masjid Jaamaca Weyn Ee Hargeysa. Hargeysa(LUGHAYA.COM)Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka Somaliland ayaa qaar kamida dadwayanaha ku dhaqan magaalada hargaysa kula soo tukaday salaada ciidal fidriga masjid jaamaca wayn ee magaalada hargaysa . […]

Page 1 of 11123Next ›Last »

Recent Comments