Saraakiisha Kastanka Maaliyada EeLawyacado Oo Xadgudub & XadhigIsugu Daray Gabadh Umuliso Ah Oo Ka HawlGasha MCH-ka Lawyacado

LOWYACADO-LUGHAYA.COM  Waxaisasootaryadareenkacadhadalehee ka dhashayxadhiglagutilmaamayxad-guduboo ay ciidamadaBooliskaeeRugtaLawyacado u gaysteengabadhUmuliso ah oo ka hawl-gashaXaruntaHooyadaiyoDhalaankaeeLawyacado, kadibmarkii ay sooeedeeyeenSaraakiishaKastankacashuurahaeeLawyacado.

Gabadhanumulisada ah oolagumagacaaboWiilo Mahdi Xasanayaamarkii ay ciidamadaBooliskuxidhayeenwaxa ay kugudajirtayhawl-gal dhinacacaafimaadka ah oo ay kubadbaadinaysaynindhaawacculusuusoogaadhayooxarunta MCH-ka loo keenay in la badbaadiyo, waxanaShabakadaookhadkataleefankakulaxidhiidhay ay ugawarantaysida ay wax u dhaceenwaxana ay tidhi

“Subaxnimadiisaakaayaawaxaxarunta MCH-ka iiguyimid 3 haween ah oo u socday in la daaweeyooobukaanahaa, ma aqaanmeel ay ka yimaadeen, waxaseaangutaywaajibkaygiidhaqtarnimoeeigasaarnaa u adeegidabukaanka, mid ka mid ah 3dan haweenka ah oowadatayilmoyarayaaigacodsatayinaan u tilmaamomeel ay wax ugasoogadoilmayaroowaqtigaas ay gaajo ka oohinaysay, waanan u tilmaamay, wixiiintaas ka dambeeyaynashaqadaydacaafimaad Ayaan siiwatay, abaaro 10kii subaxnimoayaawaxa ii yimid rag ciidan ah oohubaysan, waxana ay ii sheegeen in aanxidhanahayoo ay I soodacweeyeenmadaxdawaaxdamaaliyadaamacashuurahaeeLawyacado, iyadaoo ay ii taaloshaqoculusoodhinacacaafimaadka ah, anigaoo u adeegayabukaanaanwaqtigalagadayici Karin, anigaookugudajirahawl-galobadbaado ah ooaanuguadeegayobukaano u badanHooyoiyoDhalaanayaa la I qabtayooxabsiga la I dhigay, sidaasoo ay tahayna la iimaogolaan Infaahfaahin la igasiiyosababtaxadhigaya ka dambaysa”

 

4 saac ka dib ayaaUmulisoWiilo Mahdi Faaraxlagusiidaayaydamiin, waxanashabakada u suuragashayinaywaraysatoDaahirCabdiMaxamadoo ah madaxa MCH-ka Lawyacado, waxanauucambaareeyayfalkanxadhigaxaq-darada ah eelagulakacayhaweenaydanHawl-wadeenka ka ah xarunta MCH-ka Lawyacado.

“Waxa la iisheegay in gabadhan ay u xidhantahayMadaxdaRugtaCashuurahaeeLawyacado, waxanaaanwacayninkamasuulka ka ah ee la yidhaa Faysal Dheere, nasiiibdarotaleefankaigamaqaban, sidoo kale waxaaanwacayninka la yidhaaYaxyeeemadaxa ka aha rugtacashuurahaMaaliyadaeeLawyacado, waxanauuiguyidhi, gabadhaaansooxidhnaywaxa ay Aboolaysayhaweenay kale oo MCH-ka daawo u timid, sidaas darted waxaaan u sooxidhnay in ay bixiso, lacagtiiqofka ay nadhaafisayiyoganaax kale ookuwaajibay”

Md. Daahiroohadalkasiiwataayaayidhi “Waxanasiibdaro ah in ay MasuuliyiintaMaaliyadu kala garanwayo in shaqalahacaafimaadku ay joogaangoobdadkalagucashuuroiyo in ay jooganxarundaawaynoodadkaloogaadeegoiyagaooaan loo abtirin, labawaydiin Meesha ay ka yimaadeen, waxa kale oonasiibdaro ah in BadbaabadaBani’aadamkaee ay dhaqaatiirtacaafimaadkukuhawlanyihiin ay ka mudnaataylacagcashuur ah oo ay dabasodceensaraakiishaMaaliyadaeemarkiihorabasoodaysayhaweenkandaawaynta u yimidxarunta MCH-ka, ah eegudahaLawyacadokutaala”

“WaanCambaaraynayanaafalkaasi, waxana an sheegaynaa in uuyahay mid ka baxsananshaxabani’aadanimoiyoxasaanadaqofkashaqalaha ah uuleeyahayiyoxushmadagaarka ah ee ay haweenkumudanyihiin, waxanaaan ka rabnaamasuuliyiintamaaliyada in ay cadeeyaan Meesha ay shaqaalahacaafimaadkukunoqdeenkuwodadkakootarabaaniya, waxanaaansidoo kale ugubaaqaynaaWasiiradaMaaliyadaoo ah marwo Sharaf lehoodareemaysaxushamada ay mudanyihiinhaweenku in ay xaal ka bixisofalka ay shaqaalaheedukulakaceenHawenaydaUmulisada ah ee ka hawlgasha MCH-ka Lawyacado”

 

Si kastaba ha ahaateefalkanayaawaxadareencadholeh ka bixiyayqaar ka mid ah odaydhaqameedkaiyo wax garadkakudhaqandegaankaLawyacado, waxana ay xukuumadagaarahaanawasaaradamaaliyadaugubaaqeeninayraaligalin ka bixiyaan, waxna ka qabtaandhaqankaguracanee ay leeyihiinhawl-wadeenadaMaaliyadaee ka hawl gala Lawyacadooo ah kuwokucaanbaxaydhibtadadkamusaafiriinta ah

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments