Home » 2017 » August

Maraykanka Ciidamo Dheeraad Ah U Diray Afqanistan

Maraykanka Ciidamo Dheeraad Ah U Diray Afqanistan

Xoghayaha gaashaan dhigga Maraykanka ayaa sheegay inuu saxiixay amar ciidamo kale loogu dirayo Afghanistan. Gen. Jim Mattis ma sheegiin tirada, hase ahaate waxaa lagu wadaa inay halkaa ku gaaran maalmo yar gudahood. Mattis waxaa u sheegay in ciidamadaas ay u sahli doonan milateriga Afghanistan in ay u dagaalaman si hadda ka wanaagsan. Talaabadan ayaa horaanti […]

Xeerka Dib U Habaynta Shaqaalaha Faransiiska Oo Xukumada Paris Bilawday

Xeerka Dib U Habaynta Shaqaalaha Faransiiska  Oo  Xukumada Paris Bilawday

Dowladda Faransiiska ayaa daboolka ka qaadey barnaamij weyn oo ay wax kaga bedeleyso xeerarka shaqada loona arko tijaabadii ugu weyneyd ee dowladda cusub ee uu hogaaminayo Madaxweyne Emmanuel Macron. Qorshayaasha cusub ayaa yareynaya awoodaha ururada shaqaalaha, waxaana fududaanaya in ay shirkaduhu shaqaalaha qoran karaan oo ay eryi karaana. Waxa kale oo la filayaa in isbedeladani […]

Daawo:-Axmed Muumin Seed Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul Hoganaya Xisbiga Waddani Fariina U Diray Reer Awdal.

Daawo:-Axmed Muumin Seed Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul Hoganaya Xisbiga Waddani Fariina U Diray Reer Awdal.

Ethiopia Oo Xaqiijisay In Dawlada Farmaajo U soo Gacan Galiyey Sargaal ka Tirsan ONLF.

Ethiopia Oo Xaqiijisay In Dawlada Farmaajo U soo Gacan Galiyey Sargaal ka Tirsan ONLF.

Daawo Wasiir Dr Bayle Oo ka Waramay Miisanayada Dawlada Iyo Dalalka ka Caawiya Dhaqaalaha.

Daawo Wasiir Dr Bayle Oo ka Waramay Miisanayada Dawlada Iyo Dalalka ka Caawiya Dhaqaalaha.

Daa

Raysal Wasaaraha Ciraaq Oo Sheegay In Ciidamdiisu Qabsadeen Magaalada Tal Cafar

Raysal Wasaaraha Ciraaq  Oo Sheegay In Ciidamdiisu Qabsadeen  Magaalada Tal Cafar

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq ayaa sheegay in gobolka Ninwa si “buuxda looga xoreeyey” kooxda loogu yeero dawladda islaamiga, ka dib markii degmada Tal Cafar laga qabsaday. Hadalka Xaydar Al Cabadi ayaa daba socda guul darradii kooxda ka raacday magaalada Cayadiya, halkaasoo ay mintidiintu ku carareen markii laga saaray Tal cafar. IS ayaa iminka la sheegayaa inay […]

Sanbaloolshe : Arinta sarkaalka ONLF ee lagu wareejiyay Itoobiya waxaa haboon in laga hadlo wqtigeeda

Sanbaloolshe : Arinta sarkaalka ONLF ee lagu wareejiyay Itoobiya waxaa haboon in laga hadlo wqtigeeda

Taliyaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa markii ugu horeysay si dadban uga jawaabay su’aal aheyd waxa ay dowladda ka og-tahay sarkaal ka tirsanaa jabhada ONLF oo la sheegay in dowladda Soomaaliya u gacan galisay Itoobiya. Su’aashan oo aheyd mid la weydiiyay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa kala wareegay taliyaha […]

Hawlgalka AMISOM oo wakhtigiisa la kordhiyey

Hawlgalka AMISOM oo wakhtigiisa la kordhiyey

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda isugu raacay in la kordhiyo muddada hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ilaa 31 May 2018, waxayna ansixiyeen in la dhimo askarta midowga Afrika oo laga dhigo ugu badnaan 21,626 wixii loo gaaro 31 Disembar 2017. Waxaa kale oo QM ay sheegtay in muhiimad la siin doono sidii […]

War Deg Deg Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Baki Oo Ka Baxay Xisbiga Wadani

War Deg Deg Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Baki Oo Ka Baxay Xisbiga Wadani

Baki LUGHAYA.COM Gudoomiyaha  xigeenka golaha deegaanka degmada Baki mudane Cayib Xasan Raage Cudad ayaa gabi ahaanba xubin nimadii xisbiga mucaaradka ah ee WADANI xisbigaasi  uu ka mid ahaa xildhibaanadii markii hore ka soo baxay xisbiga ee ka soo galay golaha deegaanka. Lama oga sababta uu is kaga casilayo masuulkani iyo wakhtigii doorashad mudo yar ay […]

Afhayenka Madaxtoyada Oo ka Hadlay Digreetada Uu soo Saaray Saylici Iyo Xaalada Caafimaadka Ee Madaxweynaha.

Afhayenka Madaxtoyada Oo ka Hadlay Digreetada Uu soo Saaray Saylici Iyo Xaalada Caafimaadka Ee Madaxweynaha.
Page 1 of 43123Next ›Last »

Recent Comments