Home » 2017 » November

Wasarada Maliyadda Somaliya Oo Daah-furtay Nidaam Cusub Oo Ciidamada dowlada ku Qaadanayaan Mushaarkooda.(Sawiro)

Wasarada Maliyadda Somaliya Oo Daah-furtay Nidaam Cusub Oo Ciidamada dowlada ku Qaadanayaan Mushaarkooda.(Sawiro)

Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeesay daah furtay Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo ciidanka dowlada si Mushaarkooda ugu qaataan Akoon banki. Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa markii hore mushaaraadkooda lagu siin jiray si kaash ah, hasa ahaatee Wasaarada Maaliyada ayaa hada bilowday in la diiwana galiyo ciidanka si askari walbo Mushaarkiisa loogu […]

Daawo Badhasaab Ramaax Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedeymo Uga Yimid Xildhibaanada Burco.

Daawo Badhasaab Ramaax Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedeymo Uga Yimid Xildhibaanada Burco.

Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo ka Waramay Nooca Dawladda Uu Soo Dhisayo Iyo Qorshihiisa Xakamaynta Musuqmaasuqa.

Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo ka Waramay Nooca Dawladda Uu Soo Dhisayo Iyo Qorshihiisa Xakamaynta Musuqmaasuqa.

Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inuu suulin doono musuqmaasuqa dalka ka jira isla markaana uu soo celin doono kalsoonida shacabka. Madaxweyne Muuse Biixi, waxa uu sheegay inuu Golaha Wasiirrada ee uu magacaabayo ku xulan doono aqoon,waayo-aragnimo iyo karti. Madaxweynaha la doortay wuxuu sidaas ku sheegay maqaal […]

Dowlad goboleedka Puntland Oo ku Wareejisay Dowlada Federalka In ka Badan 2,000 Oo Askari.

Dowlad goboleedka Puntland Oo ku Wareejisay Dowlada Federalka In ka Badan 2,000 Oo Askari.

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku wareejisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya askar gaareysa 2,400, kuwaasi oo hore ugaga tirsanaa ciidamada Puntland ee Soomaaliya. Ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya heshiis madaxda qaranka iyo maamul goboleedyada ku gaareen magaalada Muqdisho, heshiiskaasi oo ahaa in ciidamada la isku dhafo maamul walbana uu keeno 3000 oo askari. Xafladda wareejinta […]

Daawo Madaxwayne Muuse Biixi & kuxigeenkiisa Oo Qaabilay Wafdi ka Socday Dawlada Jabuuti.

Daawo Madaxwayne Muuse Biixi & kuxigeenkiisa Oo Qaabilay Wafdi ka Socday Dawlada Jabuuti.

Al-Shabaab Oo la Wareegay Deegaan ku Dhow Degmada Guriceel.

Al-Shabaab Oo la Wareegay Deegaan ku Dhow Degmada Guriceel.

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay dhaqdhaqaaq ka waday deegaano aysan hore u joogin waxaana wararkii ugu dambeeyay ee deegaanada ay gaareen ka mid ah deegaanka Dhagaxyaale oo galbeedka ka xiga degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen deegaanka […]

ANIGA HA IGU MASHQUULIN EE DIIRADA SAAR DANAHA BRITAIN BY Donald Trump

ANIGA HA IGU MASHQUULIN EE DIIRADA SAAR DANAHA BRITAIN BY Donald Trump

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto argagixisada UK ka dib markii ay ku dhaliishay in uu sii faafiyay muuqaalo ay Muslim nacayb ku jiraan oo ay baahiyeen qolyaha garabka Midig. “Ha igu mashquulin ee diiradda saar kooxaha argagixisada ah ee xagjirka ah ee kharbudaadda ka wada […]

Imaaraatka Oo Beeniyey Inay Safar ka Hor-istaagtay Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Dalka Masar.

Imaaraatka Oo Beeniyey Inay Safar ka Hor-istaagtay Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Dalka Masar.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta, Anwar Gargash ayaa beeniyay in dowladiisa ay ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Masar Amed Shafiiq, ka hor istaagtay inuu ka duulo Imaaraat-ka xilli uu kusii jeediyay caasimadda Qaahira ee Masar. Mr Axmed Shafiiq, oo sheegay inuu doonayo inuu u tartamo xilka madxweynenimo ee doorashada soo socoto ee dalka […]

Golaha Wasiirada Jubaland Oo Meelmariyay Miisaaniyadda Sanadda 2018.

Golaha Wasiirada Jubaland Oo Meelmariyay Miisaaniyadda Sanadda 2018.

Kulanka Todobadlaha ah ee golaha wasiirada Jubbaland maanta waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, miisaaniyadda iyo arimo kale oo la xiriira cadaaladda. Wasiirada wasaaradaha Amniga, Beeraha, Caafimaadka iyo Cadaaladda ayaa laga dhageystay warbixinno ku saabsan wasaaradahooda, ayadoo intaa kadib ay goluhu ka doodeen Miisaaniyadda sanadda 2018 oo uu soo gudbiyay […]

Wasiirka Amniga Gudaha Ducaale oo fariin u direy mas’uuliyiinta,saxafiyiinta iyo milkiilayasha hotelada.

Wasiirka Amniga Gudaha Ducaale oo fariin u direy mas’uuliyiinta,saxafiyiinta iyo milkiilayasha hotelada.

Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa mar kale ku wargalisay mas’uuliyiinta dowladda in aysan wadan karin tiro ka badan Afar ilaalo ah oo ku hubeysan Qoriga AK47ka. Waxaa uu sheegay in dhowr bilood awaamiirta ay bixiyeen ay shaqeysan laakiin maalmihii ugu danbeeyay la arkayay in mas’uuliyiinta dowladda iska fududeysteen Amarka Wasaaradda. […]

Page 1 of 35123Next ›Last »

Recent Comments