Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Xayiraadii Ka Qaaday Hay’add Warbaahineed Oo Hore Loo Xidhay.

Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in xayiraadii laga qaaday telefishanka Kalsan oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha somaliland oo ay hore u xayirtay.

warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland ayaa lagu shaaciyey in xukuumadu ay fasaxday shaqadii uu telefishankaasi ka qaban jiray somaliland.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments