Home » 2017 » December

Aqalka Sare Ee Somaliya Oo Ansixiyay Miisaaniyada Cusub Ee 2018.

Aqalka Sare Ee Somaliya Oo Ansixiyay Miisaaniyada Cusub Ee 2018.

Kulan ay maanta yeesheen Senatorada Aqalka Sare ayaa waxaa ay ku meel mariyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taas oo ay hore u soo ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka. Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa Mudanayaasha siiyey Warbixin ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda, waxaana uu sheegay in Madaxweynaha FJS Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kala hadlay […]

Dabaaldegga Sanadka cusub 2018 Oo ka Bilowday Caalamka.(Sawiro)

Dabaaldegga Sanadka cusub 2018 Oo ka Bilowday Caalamka.(Sawiro)

Malaayiin ruux oo ku nool caalamka ayaa soo dhoweynaya bilowga sanadka cusub iyadoo dalka Australia iyo New Zealand laga dabaaldegey sanadka cusub ee 2018. Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa ah magaaladii ugu horeysay ee loogaga dabaaldego sanadka cusub 2018 sidoo kale magaalada Sydney ayaa ugu yaraan hal malyan oo ruux waxaa ay isugu […]

Dibad Baxyada la Socda Dalka Iiraan Oo sii Xoogaysanaya.

Waxaa sii kordhaya isku dhacyada booliiska iyo dibadbaxayayaasha dalkaasi Iiraan. Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ugu yaraan 2 qof oo lagu toogtay magaalada ku taalla galbeedka dalkaasi ee Dorud. Magaalada Abhar, oo ku taalla waqooyiga dalkaasi dibad baxayayaasha ayaa gubay tabeelo uu ku dhaganaa sawirka hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan , Ayatollah Cali Khamenei. […]

Daawo Gudoomiyaha Maxkamada Boorama Oo ka Waramay Kiisaskii Ugu Adkaa Ee soo Maray Sadankan.

Daawo Gudoomiyaha Maxkamada Boorama Oo ka Waramay Kiisaskii Ugu Adkaa Ee soo Maray Sadankan.

Heshiis Laga Gaadhay Dagaal Dhaxmaray Labo Beeloood Oo Wada Daga Gobolka Sool.

Heshiis Laga Gaadhay Dagaal Dhaxmaray Labo Beeloood Oo Wada Daga Gobolka Sool.

Kumanaan Ciidamo beeleed ayaa laga kala diray degaano baahsan oo ku yaala koonfurta degmada Laascaanood iyo waqooyiga degmada Burtinle, kadib wadahadal garboyo badani ay ka qaybqaateen. Degaanka Cagaare iyo Qoriley oo dagaalo todobaadyadii aan soo dhaafnay ayaa laga gaadhey xal colaadaasi lagu soo afjarayo, iyadoo qodobadii lagu heshiiyey oo ay ka mid ahaayeen in xabad […]

Shil Gaadhi Oo Nolosha Dad Badan Galaaftay Oo ka Dhacay Kenya.

Shil Gaadhi Oo Nolosha Dad Badan Galaaftay Oo ka Dhacay Kenya.

Saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegay in ugu yaraan 30 qof ay ku dhinteen shil labo baabuur oo bas iyo loori ah oo si xun isugu dhacay. Shilka labadan gawaari ayaa ka dhacay arroornimadii hore ee Axadii saakay waddo weyn oo ku taalla galbeedka Kenya oo isku xirta magaalooyinka Eldoret iyo Nakuru. Sideed iyo toban qof […]

Daawo Siyaasi Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Laalo Heshiiska Saldiga Milateri Berbera.

Daawo Siyaasi Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Laalo Heshiiska Saldiga Milateri Berbera.

Hogaamiyaha Hore Ee Catalonia Oo Baaq Adag U Diray Xukuumada Spain.

Hogaamiyaha Hore Ee Catalonia Oo Baaq Adag U Diray Xukuumada Spain.

Hogaamiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Catalonia Carles Puigdemont ayaa ugu baaqay xukuumadda Spain in ay dib u soo celiso xukuumaddiisii gobolkaasi ee shaqada laga joojiyay. Mr Puigdemont ayaa sheegay in doorashadii laga qabtay gobolkaasi toddobaad ka hor ay muujinayso in xisbiyada taageersan madaxbanaanida ay ku guulaysteen. Mr Puigdemont ayaa hadalkan ku sheegay muuqaal uu […]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Curashada Sannadka Cusub Ee Miilaadiga (2018) Hanbalyo U Diray Shacabka.

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Curashada Sannadka Cusub Ee Miilaadiga (2018) Hanbalyo U Diray Shacabka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee miilaadiga 2018-ka awgeed u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan gudaha iyo dibedda dalka. Madaxweynuhu mar labaad waxa uu Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed, uu Hambalyo iyo Salaanba […]

Britain Oo Malaayiin Doolar ku Bixiso in Laga saaro Waxyaabaha Xagjirka Baraha Bulshada.

Britain Oo Malaayiin Doolar ku Bixiso in Laga saaro Waxyaabaha Xagjirka Baraha Bulshada.

Wasiirka ammniga ee dalka Britian ayaa ku eedeeyay shirkaddaha adeegyada internet-ka inay ku fashilmeen inay gacan ka geystaan wax ka qabashada halista argagixisada, iyo in ay yihiin “beenayaal faa’iido doon ah”. Wasiirka Wasaaradda Ammniga Ben Wallace, ayaa sheegay in baraha bulshada sida Facebook, Google iyo Youtube, ay aad ugu liitaan inay ka saaraan barahaasi waxyaabaha […]

Page 1 of 39123Next ›Last »

Recent Comments