Home » 2018 » January

Xildhibaan Xasaanada laga qaaday oo Maxkamad la soo taagayo

Xildhibaan Xasaanada laga qaaday oo Maxkamad la soo taagayo

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in maxkamad la soo taagi doono dhowaan mudane ka tirsanaa baarlamaanka Jubbaland oo xasaanada laga qaaday kadibna xabsiga loo taxaabay. Wareysi ay la yeelatay laanta Afka Soomaaliga ee VOA Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayuu ku sheegay in Axmed Xasan Cabdi(Axmedtaajir) ay guddoonka baarlamaanka iyo […]

Diirada LUGHAYA.COM SHIRKAD GANACSI OO BOORAMA KU QABATAY SHIRWEYNE AY KA MUUQATAY MIDNIMADA SOOMAALIYA

Diirada LUGHAYA.COM SHIRKAD GANACSI OO BOORAMA KU QABATAY SHIRWEYNE  AY KA MUUQATAY MIDNIMADA SOOMAALIYA

Boorama ,Feb- ,Shirkad ka mid ah shirkadaha ka ganacsada Soomaaliland   ayaa markii  afraad  muddo lix sanadood Boorama kusoo gebegebaysay shirweyne ay  ku qiimaynayso   ganacsigeeda iyo horumarkeeda. Shirkaddan  oo lagu magacaabo Daauus fadhigeeduna yahay dalka Maraykanka ,isla markaana laamo kala duwan dalkii la  isku odhan jiray Soomaaliya  ayaa waxay ka ganacsataa xafaayadaha iyo waxyaalo kale oo […]

Daawo Madaxwayne Trump Oo Khudbadii Sanadlaha Ahayd ka Jeediyey Congress-ka.

Daawo Madaxwayne Trump Oo Khudbadii Sanadlaha Ahayd ka Jeediyey Congress-ka.

Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Weeraray Salaadiinta Garxajis,waxay ka Qayb-qaateen Dagaaladii Sokeeye.

Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Weeraray Salaadiinta Garxajis,waxay ka Qayb-qaateen Dagaaladii Sokeeye.

AYEEYO-UGAASO: QOF TASHADAY MA TAMAR YARA W/Q. Cabdifataax Rashiid Maxamed

“Qisadan waxaan kala kulmay magaalada Ceel-gaal ee degmada Saylac, xilli aannu kormeeraynay macallimiin Wasaaradda Waxbarashadu tababaraysay.”   Magaceedu waa Ugaaso Daheeye Cumar. Qiyaas ahaan waa 50 jir, xoolo-dhaqato ah. Alaabo yaryar ayay magaalada ku iibisaa. Sidoo kale waa ardayad. Waxay dhigataa fasalka 8aad ee dugsiga hoose/dhexe ee tuulada Ceel-gaal. Waxay dhashay afar carruur ah oo […]

Daawo Xildhibaan Dheeg Oo Farta ku Fiiqay Cida ka Masuulka ah Sixir-bararka Go,aanada Laga soo Saaray..

Daawo Xildhibaan Dheeg Oo Farta ku Fiiqay Cida ka Masuulka ah Sixir-bararka Go,aanada Laga soo Saaray..

Daawo Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin Adag U Dirtay Odayaasha Dhaqanka.

Daawo Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin Adag U Dirtay Odayaasha Dhaqanka.

Al Shabaab Oo Helay Diyaarad kusoo Dhacday Deegaanada ay Maamulaan.

Al Shabaab Oo Helay Diyaarad kusoo Dhacday Deegaanada ay Maamulaan.

Dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay bur burka qaar kamid ah Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo kusoo dhacday Deegaanka Beerxaani ee duleedka magaalada Kismaayo. Saraakiil katirsan Al Shabaab oo la hadlay Warbaahinta afkooda ku hadasha ayaa sheegay in Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo falal basaas ah waday ay kusoo dhacday […]

Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay Soo Bandhigay, Siro Badana Kashifay.

Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay  Soo Bandhigay, Siro Badana Kashifay.

George Weah Oo Sheegay inuu Badalayo Sharciga Cunsurnimada ah Ee Liberia.

George Weah Oo Sheegay inuu Badalayo Sharciga Cunsurnimada ah Ee Liberia.

Madaxweynaha cusub ee dalka Liberia ayaa sheegay in uu wax ka badalayo wax uu ku tilmaamay ‘sharciga muwaadhinimada ee cunsuriyada ku salaysan’ ee dalkaas, kaas oo gabi ahaanba mamnuucaya in qof aanan madoow ahayn uu muwaadhin ka noqdo Liberia. George Weah ayaa sheegay in qodobkaas sharciga ku jira uusan haboonayn, lana doonayo in meesha laga […]

Page 1 of 34123Next ›Last »

Recent Comments