Home » 2018 » May

Daawo Deegaano Degamada Boon Ah Ay Duufaantii Saamaysay

Daawo Deegaano Degamada Boon Ah Ay Duufaantii Saamaysay

HALKANKA DAAWO

Daawo :- Ururka Samafalka Ah Ee Anfac Foundation Ayaa Deeq Balaadhan Gaadhsiiyey Deegaanada Lughaya iyo Gargaara Bari Oo Xudun u Ah Dhulka ay ku Habsatay Dhibaatadii Ka Dhalatay Duufaantii SAGAR Ee Ku Dhufatay Xeebaha Gobolada Awdal iyo Salal

Hakhan Ka Daawo

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaadhey Buuhoodle Dagaal aan la laabanayna ku dhawaaqay

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaadhey Buuhoodle Dagaal aan la laabanayna ku dhawaaqay

 Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey iyo madax golayaasha Puntland ka kooban ayaa gaadhey magaalada Buuhoole isagoo sii maray degaano badan oo ku yaal degaanada hoosyimaada. Madaxweynaha oo ay soo dhoweeyeen kumanaan dadka reer Buuhoodle ah oo ay si gaar ah uga muuqdeen ciidamada milateriga iyo Daraawiishta ayaa barxada garoonka kubada cagta ugu […]

SHIDAAL BAADHISTII “WESTERN GEOPHYSICAL” 1984-1989 EE DEGAANKA TUKARAQ IYO HESHIISYADII “GENEL PETROLEUM “EE S/LAND WAA DAMACA PUNTLAND. BY maxamed cumar sheekh

SHIDAAL BAADHISTII “WESTERN GEOPHYSICAL” 1984-1989  EE DEGAANKA TUKARAQ IYO HESHIISYADII  “GENEL PETROLEUM “EE S/LAND WAA DAMACA  PUNTLAND. BY maxamed cumar sheekh

Dad badan oo reer Soomaaliland  ah,soomaaliya iyo dalal badan oo caalamka ka tirsan ayaa laga yaabaa inaysan fahamssanayn dagaalka Puntland ku doonayso inay kula wareegto qaybo ka mid ah Soomaaliland  iyadoo u adeegsansanaysa cid kasta oo ay is leedahay way kulasoo dhcin kartaa  hadday tahay Soomaaliya ,hadday dalal kale oo ajnebi ah tahay iyo hadii […]

Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warbixinaya Nabadaynta Ceel Afwyn

Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warbixinaya Nabadaynta Ceel Afwyn

HALKAN KA DAAWO

Daawo Boqor Buur Modow Waa In Uu Aqbalaa Xukunka Ku Dhacay By Suldaan Reer Somaliland Ah

Daawo Boqor Buur Modow Waa In Uu Aqbalaa Xukunka Ku Dhacay By Suldaan Reer Somaliland Ah

HALKAN KA DAAWO

Su’aal laga keenay ninkii dhalashada Faransiiska lagu siiyay cunug uu badbaadiyay

Su’aal laga keenay ninkii dhalashada Faransiiska lagu siiyay cunug uu badbaadiyay

Haddii aadan haysanin sharciga dalka Faransiiska oo aad doonaysa inaad qaadata dhalashada dalkaasi way kuu fudud tahay. Mamoudou Gassama ayaa dhawaan wacdaro dhigay, waxaa laga doonaya ayaa ah inaad soo bandhigtid arrimo khayru caadi ah. Marka ma ahan inaad si fudud ku heshida sharciga Faransiiska balse waa arrin ku xusan dasturka dalkaasi. Qodobka 19 ilaa […]

Wariye Ruush Ah Oo Lasheegay In Ukrain Lagu Dilay Oo Nool

Wariye Ruush Ah Oo Lasheegay In Ukrain Lagu Dilay Oo Nool

Wariyihii Ruushka ee la sheegay in lagu diley Kiev oo la arkay isaga oo nool   Wariyihii Ruushka ee la sheegay in lagu dilay magaalada Kiev ayaa kasoo muuqday taleefishin isaga oo nool, islamarkaasna bad qaba. Mr Babchenko ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id oo uu ku qabtay dalka Ukrainian. Madaxa sirdoonka dalka Ukraine Vasyl […]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tababar U Soo Xidhay Ciidamo La Tabababray

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tababar U Soo Xidhay Ciidamo La Tabababray

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ay ka qalinjabinayeen cutubyo dhiboo ah oo ka soobaxay dugsiga tabobarka dugsiga Darar-weyne, cutubyadaas oo ka mida ciidanka Militariga Somaliland. Taliyaha dugsiga Tababarka Jadiidka Darar-weyne Gaashaanle sare Caamir Siciid Diiriye oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay heerarkii kala duwanaa ee uu dugsigaasi soo maray iyo horumarka uu […]

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaadanaya Dhigiisa Dalka Kenya

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaadanaya Dhigiisa Dalka Kenya

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqasho hal maalin ah ku soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa hadda wadahadal la leh dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, waxaana kulanka labada madaxweyne uu ka socda xarunta madaxtooyada Kenya. Lama sheegin arrimaha ay ka wadahadlayaan labada madaxweyne , warbaahinta ayaa […]

Page 1 of 27123Next ›Last »

Recent Comments