Home » Entries posted by Adal

Wakhtiga Uu Furmayo Kal Fadhiga 35aad Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo La Mudeeyey.

Wakhtiga Uu Furmayo Kal Fadhiga 35aad Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo La Mudeeyey.

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Xayiraadii Ka Qaaday Hay’add Warbaahineed Oo Hore Loo Xidhay.

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Xayiraadii Ka Qaaday Hay’add Warbaahineed Oo Hore Loo Xidhay.

Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in xayiraadii laga qaaday telefishanka Kalsan oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha somaliland oo ay hore u xayirtay. warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland ayaa lagu shaaciyey in xukuumadu ay fasaxday shaqadii uu telefishankaasi ka qaban jiray somaliland.

Taliska Ciidamada Asluubta oo soo saaray Amar iyo digniin.

Taliska Ciidamada Asluubta oo soo saaray Amar iyo digniin.

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa soo saaray amar iyo digniin ah in aan la dhisan karin dhul ay leeyihiin Ciidamada Asluubta. Taliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay jiraan dad doonaya inay hantidooda ku lumiyaan dhulka danta guud ee ay leeyihiin ciidanka Asluubta. Waxaa uu ugu […]

Daawo Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo sheegay Inuu Ciro Saxeexay Natiijada Doorashada Warbaahintana Weeraray.

Daawo Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo sheegay Inuu Ciro Saxeexay Natiijada Doorashada Warbaahintana Weeraray.

Daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Waqti Denbe ka Hadlay Shaqaaqadii ka Dhacday Doorashada Cadeeyayna Mawqifkiisa.

Daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Waqti Denbe ka Hadlay Shaqaaqadii ka Dhacday Doorashada Cadeeyayna Mawqifkiisa.

Maxkamada Sare Ee Dalka Kenya Oo Ogolaatay Guushii Doorasho Ee Uhuru Kenyatta

Maxkamada Sare Ee Dalka Kenya Oo Ogolaatay Guushii Doorasho Ee Uhuru Kenyatta

Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay dacwadii ka dhan aheyd natiijadii doorashadii ku celiska aheyd ee uu mar kale ku guuleystay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Lixda garsoore ee dhageysanaysay dacwaddan ayaa isku raacay laalida guusha Kenyatta iyagoo meesha ka saaray eedaymaha la soo jeediyay. Go’aankan ayaa waxaa uu waddada u xaarayaa […]

Xildhibaan Axmed Yassin Sh. Cali Ayaanle oo Loogu Baaqay Inuu Is Casilo Maadaama oo uu Fashilmay

Xildhibaan Axmed Yassin Sh. Cali Ayaanle oo Loogu Baaqay Inuu Is Casilo Maadaama oo uu Fashilmay

HARGEYSA – Ilo waradeeyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Axmed Yassin Sheekh Cali Ayaanle loogu baaqay inuu xilka gudoomiye kuxigeenka iska casila maadaama oo uu taageero ka waayey judadiisa Makaahiil oo siday u dhanayd taageeray xisbiga Wadani. 

Mugabe Oo Loo Qabtay Isniinta In Uu Is Casilo

Mugabe Oo Loo Qabtay Isniinta In Uu Is Casilo

Xisbiga talada haya ee Zimbabwe ayaa Robert Mugabe u sheegay in ugu dambeyn beri oo Isniinta uu banneeyo xilka madaxweynaha dalka. Waxay ugu caga jugleeyeen in ay ayaga xilka ka qaadi doonaan haddii uu iskii isu casili waayo. Xisbiga maamula dalka Zimbabwe ee Zanu-PF ayaa Mugabe ka qaaday xilka hoggaaminta xisbiga. Waxaa loo magacaabay in […]

Kenya Oo ka Cabsi Qabta Weerarro Uga Yimaada Ururka Al-shabaab.

Kenya Oo ka Cabsi Qabta Weerarro Uga Yimaada Ururka Al-shabaab.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dhici karaan weerarro dalkeeda uga yimaada dhinaca Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada dhaca Xuduuda labada dal ay wadaagaan. Kenya ayaa sheegtay in ay jirto cabsi ku aadan weerarro ka dhaca magaalo xeebeedyada dalka Kenya , halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka ka […]

Wasaarada Ciyaaraha Somaliya Oo Shaacisay Waqtiga la Qabanayo Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada.

Wasaarada Ciyaaraha Somaliya Oo Shaacisay Waqtiga la Qabanayo Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada.

Shirweyne ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha Isboortiga iyo dhalinyarada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo shirkan uu ahaa kii lixaad. Shirka ayaa waxaa furay Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboleedyada, […]

Page 1 of 274123Next ›Last »

Recent Comments