Home » Entries posted by Saylac

Daawo:War Deg Deg Ah Iskuwuwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Awdal Dr Mustafe Muumin Muuse Oo Soo Kormeeray Xaafada Haye Yaabe Oo La Sheegay Inuu Shuban Biyood Ka Dilaacay

Daawo:War Deg Deg Ah Iskuwuwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Awdal Dr Mustafe Muumin Muuse Oo Soo Kormeeray Xaafada Haye Yaabe Oo La Sheegay Inuu Shuban Biyood Ka Dilaacay

Daawo:War Deg Deg Ah Iskuwuwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Awdal Dr Mustafe Muumin Muuse Oo Soo Kormeeray Xaafada Haye Yaabe Oo La Sheegay Inuu Shuban Biyood Ka Dilaacay Golaha91.com Borama

Daawo Shirkii Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal Iyo Maroodijeex Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Taageerada KULMIYE

Daawo  Shirkii Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal Iyo Maroodijeex  Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Taageerada KULMIYE

Borama LUGHAYA.COM– Dhawaan ayaa waxa shirbalaadhani u socday odayaal ka socda gobolada Awdal Iyo Marodijeex shirkaasi oo taageero loogu raadinayay xisbul xaakimka KULMIYE. ayaa maanta la soo gabagabeeyey.

Daawo Danjiraha Dalka Denmark U Fadhiya Somaliya Oo Hargeysa Timid

Daawo Danjiraha Dalka Denmark U Fadhiya Somaliya Oo Hargeysa Timid

Hargeisa LUGHAYA.COM- Halkan Ka Daawo Safiirka Dalka Denmark U Fadhiya Magaalada Muqdisho Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkeeda

Daawo:Daawo:Iskuwuwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Awdal Dr Mustafe Muumin Oo Kormeeray Talaalka Cudurka Dabysha Oo Borama Ka Bilaabmay

Daawo:Daawo:Iskuwuwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Awdal Dr Mustafe Muumin Oo Kormeeray Talaalka Cudurka Dabysha Oo Borama Ka Bilaabmay

Daawo:Daawo:Iskuwuwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Awdal Dr Mustafe Muumin Oo Kormeeray Talaalka Cudurka Dabysha Oo Borama Ka Bilaabmay Lughaya.com

Daawo Prof. Axmed Samater Oo Ka Xogwaramay Dorashada Farmajo

Daawo Prof. Axmed Samater Oo Ka Xogwaramay Dorashada Farmajo

Hargeysa LUGHAYA.COM- Profesor Axmed Ismaaciil Samater Ayaa markii ugu horaysay ka waramay doorashadii dalka Somaliya ka dhacday dhawaan Halkan Ka Daawo

Daawo Qaybtii Labaad Nuxurka Odayaasha Gobolka Maroodijeex Ee Kulanku Dhexmaray Dhigooda Reer Awdal

Daawo Qaybtii Labaad Nuxurka Odayaasha Gobolka Maroodijeex  Ee Kulanku Dhexmaray Dhigooda Reer Awdal

Borama LUGHAYA . COM Maanta ayaa la soo gaba gabeeyay  kulamadii taxanaha ahaa ee odayaasha iyo salaadiinta reer Hargaysa iyo kuwa reer Borama . Halkan Ka Daawo

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md.Saylici Oo Maata Shir Ugu Qabtay Gudiga Abaaraha Madaxtooyada

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md.Saylici Oo Maata Shir Ugu Qabtay Gudiga Abaaraha Madaxtooyada

LUGHAYA.COM Hargeysa- Madaxweyne ku xigeenka jamuuriyada Somaliland ayaa maanta kulan balaadhan oo ay ka qaybgalayeen gudida sare ee abaaraha Somaliland ku qabtay xarunta madaxtooyada.Faahfaahinta Warkan Hakan ka Daawo

Daawo: Badhasaab Shiine Oo Hayada GAA & Gudida Taakulaynta Abaaraha Awdal Uga Mahad Celiyay Raashin Qaybiyay

Daawo: Badhasaab Shiine Oo Hayada GAA & Gudida Taakulaynta Abaaraha Awdal Uga Mahad Celiyay  Raashin Qaybiyay

Lughaya.com Hayada German Agro Action GAA ayaa markii ugu horaysay bilawday in ay raashin gaadhsiiyaan deegaano ka tirsan gobolka Awdal. Daawao

Go’aankii Uu Madaxweyne Silaanyo Uu Ka Soo Saaray Isticmaalka Bacaha Oo Fashilmay Iyo Kastamka Saylac Oo Si Qarsoodi Ah Loogu Cashuuro

Go’aankii Uu Madaxweyne  Silaanyo Uu Ka Soo Saaray Isticmaalka Bacaha Oo Fashilmay Iyo Kastamka Saylac Oo Si Qarsoodi Ah Loogu Cashuuro

Madxweyneha Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siiraanyo Ayaa 14/4/2015 Ayaa Digreeto        KuMad Nuucayo Ka Gancsiga Bacaha Ka Soo Saaray Balse go’aankasi uu Madxweynuhu Soo Saaray Ayaa Maalmihii Digreetadu Ay Soo Baxday Ay dhaqan Galiyeen Masuliyiinta Gobolada Iyo Degmooyinku Kuwaasi Oo Masuuliyiintu Ay Kormeer Ku Soo Mareen  Meheradaha Lagag Gancsado bacahaasi waxaanay masuliyiintu loo Xil Saaray In […]

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Kullan Casho Sharaf Ah Madaxtooyada Ugu Sameeyey Madaxweynihii Hore Ee Daahir Rayaale +

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Kullan Casho Sharaf Ah Madaxtooyada Ugu Sameeyey Madaxweynihii Hore Ee Daahir Rayaale +

Hargeysa LUGHAYA.COM-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xalay kulan Casho sharafeed ku qaabiley Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay wehelinaysay Marwadiisa Huda Barkhad Aadan. Madaxweynaha Qaranka oo ay wehelinaysay Marwada Koowaad ee Somaliland, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamed Jirde, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Wasiirka […]

Page 1 of 471123Next ›Last »

Recent Comments